By Maria๐Ÿ‘ฉ๐Ÿฆ‹

Description
"Sida jidhkaaga oo kaleh ayey maskaxdaaduna u daashaa ee ku nasi odhaahyaha murtida

@Udugga_murtida

แดŠแดษชษด๐Ÿ
We recommend to visit

SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

๐Ÿ’ฌNU QUNNAMUUF๐Ÿ’ฌ
@AbdiiSabaaDm

๐ŸŽฏBARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

๐ŸŽฏMARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 4ย Wochen her

asc ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3ย Monate her

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย Monat, 2ย Wochen her

3ย weeks, 6ย days ago

"Waxaan rajaynayaa in dhammaan dadku ay noqdaan kuwo Magac leh, hodan ah, caanna ah, oo ay helaan wax walba oo ay rabaan, si ay ugu dambayntii u ogaadaan in tani aysan ahayn xalka."( Yacni in weli dhibaatadu ay sii jirto kk)

โ€” Jim Carrey

4ย weeks, 1ย day ago

Message (92)

Waxaa la dhahaa helitaanka farriin qoraal ah oo kaga timaada qof aad jeceshahay waxay maskaxda ku abuurtaa rayrayn iyo farxad la mid ah tan daroogooyinka la qabatimo sida kookeynta.โ€

Yacni, haddii aad farriin ka hesho qof aad dhab u jeceshahay waxay ku siinaysaa isla farxadda iyo muudhka laga helo daroogooyinka. Jacayladiina farriimaha u dira kolkaas.

1ย month ago

Message (91)

"Walaalkaaga kula dhashayna ha ahaado e, qofna haka sugin in uu ku ciidamiyo. Gaws danbeedka qaniin, noloshaadana waxa aad qabsan karto qabso inta aad gaadhi waydo Eebbe ayaa kuugu dari".

Hadalka sidan u qiimaha badan maanta ayuu oday adeerkay ahi igu yidhi, waana guntaday. Weligay illaawi maayo odhaahdan!

โ€“ Muxammad Khaliif

3ย months, 1ย week ago
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ โ€ฆ

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

3ย months, 1ย week ago

Habeenka qaybtiisa danbe ayaan toosay si aan kuu habaaro, markii aan sujuudayna, qalbigayga ayaa iga adkaaday; waxaan arkay aniga oo kuu ducaynaya; kuugu ducaynaya farxad iyo badhaadhe; inaad qalbigayga si nabad ah uga baxdo. Nabad inaad qalbigayga uga baxdo, way ii rumowday; qalbigan hadda wax boos ahi kaagama bannaana. Farxaddaada iyo badhaadhahaaguna, waa sheeko adiga kuu taalla, wax faduul ahina iima hayso inaan ogaado; aniga ima xiisa geliyaan sheekooyinka ku saabsan dadka aannu shisheeyaha kala nahay!

W/T Mohamed Qaamuus

4ย months ago

โ€œMarka aad dareento in aad dhib iyo cidhiidhi ku noqotay qof aad jeceshahay, wax yar ka guur, haddii uu warkaaga raadiyo waad dulmiday. haddii uu warkaaga raadin waayana si degen u guur oo isaga aamu.โ€

โ€“ Mahmoud Darwish

9ย months, 3ย weeks ago

"Nafbaan isal doonayaa
is diido dhexdeeda taal"?

??? โ„Ž????

10ย months ago

Ma jirto cid hadda kaa fikiraysa waanan ka xumahay inaan kuu sheego!"??

We recommend to visit

SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

๐Ÿ’ฌNU QUNNAMUUF๐Ÿ’ฌ
@AbdiiSabaaDm

๐ŸŽฏBARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

๐ŸŽฏMARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 4ย Wochen her

asc ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3ย Monate her

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย Monat, 2ย Wochen her