SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días
Waxa kuwii daayacaa geela loo diraye,
duco yo habaar wada socdaa helay dadkaygiiye,
soomaalida wixii dooriyaan daawo loo heline,
daba qoodhi baa wada xukuma xayle soo diraye,
dekadda iyo BADDIl aan lahaa diiqo loo bixiye,
axmaaradu waxay soo dageen dagaladaydiiye
damacoodu waa dhaafsan yahay doollo iyo hawde,
Maraakiib dagaal iyo hub bay ila duljoogaane,
intay dogani hoos eegaysaa daaqsin loo baxaye,
dawarsadaha kaad moodeysaan waadagaal yahene
waa taliye daahsoon raggaad deyrka dhigateene,
ujeedooyin loosoo direy sii dabbarayaane
? Subax wangsan zaxiibayaal, ?
"Bilowga sannadka cusubi wax isbaddal ah keeni mayo, wax macno ahna kuma fadhiyo. Waa adiga cidda isbaddali karta, waa adiga qofka go'aamin kara meesha maalmahaasi aadi doonaan.
Sannadkaani ha noqdo, mid aad xujaysid naftaada, awoodahaaga, iyo waxa aad ogaan kartid." ???
- Fadumo Alimaad ??
╭┈──────────────
╰┈➤ - CMM
Mar waliba oo aan dhaxan/qaboow dareemo aad baan u murugoodaa taas macneheedu maaha inaan jilicsanahay e waxaan is weydiiyaa intee qof baa bilaa gurri ah oo dhaxantaa aad ka cabanayso meel ay ka galaan aan haysan.??
✲✩?DADWEYNAHA?✩✲
♡ ㅤ ❍ㅤ ⌲
ᴋᴜ ꜱᴏᴏ ᴅʜᴏᴡᴏᴡ ᴄʜᴀɴᴀʟᴋᴇɴᴀ, ᴡᴀxᴀᴀɴ ᴋᴜꜱᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪɴɴᴀᴀ :-
? Ogaansho
?️ Xikmado
? Oraahyo
? Dhiirigalin
? Aqoon kororsi
Maamulka Gobolka Banaadir (Dowlada) waxay Rabaan inay Magaalada kamamnuucaan Bajaajta gebigeed haseyeeshee waxay kari la'yihiin inay si qeyixan udhahaan waan joojinay waxayna kabaqayaan Kacdoon Shacab.
Taa bedelkeed si ay Ujoojiyaan Bajaajta waxay sameynayaa Cadaadisyo xad dhaaf ah oo Culeys ku ah Bajaajlayaasha taasoo ay kaga leeyihiin inay Quustaan Bajaajlayasha.
A&B= 35 ilaa 45, Leesin= 190 ilaa 210, Book=45 ilaa 55, Canshuur= 15, Balqiis= 27,
shaxaad iyo Shilna waa usii dheertahay...
???????? ??? ???????? ?? ???? ????? ?? ???? ?????? ??? ❤️?? ?????? ??? ??????? ?????? ?? ???????? ??❤️
??
-Hadad gabadh guursanayso waxaad raadsataa gabadh diin leh oo xijaaban marnaba wakhtigaaga ha iskaga luminin qof khariban
Jimco wanaGsan saaxiibayaal
Manta oo kale waxaa aad loo badiyaa digriga iyo saliga Nagiga Cs NNKH ?❤ ??
﷽ : { إنّ اللهَ وملائكتَهُ يُصَـلُّونَ على النبي يا أيها الذين آمنوا صَلُّوا عليه وسلِّمُوا تسليما } .
ا
للهم صل و سلم على نبينا محمد ﷺ .
Subx wngzn saaxiibayaal
masuul ka noqo noloshaad xaq uma lihid inaad u dabo fadhiisato go'aamadaa cid kale. Xaq uma lihid inaad u noolaato siday cid kale kula rabto.
♡ ㅤ ❍ㅤ ⎙ ⌲
ˡᶦᵏᵉ ˢᵃᵛᵉ ˢʰᵃʳᵉ
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días