Muhiim channel

Description
We recommend to visit

Qofkii share raba luuqa iyo qofkii raba in wax loo xayaysiiyo

👇👇👇

@Samiir0910

Last updated 1 year, 7 months ago

Hoyga Aflaanta Hindiga Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2012kii Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo
Buugaagta Somali ah? @Somalibooks

Kusoo dhawaw Halkan waxa aad ka helaysa filiman xiiso leh kuwii hore kuwii dambe iyo kuwii dhexeba iyagoo ku turjuman afkaaga hooyo.

Qofkii share iyo xayaysiin u baahan ha isoo qabto @xuseenzain

2 years, 6 months ago

Addoon geeridu ag joogto
Aqlaam lagu qoray warkiisa
Hadana aan aamusaynin
Oo waxaan ahay sii afdheere

Allow adigaa islaaxsha
Quluubta adoomadaadee
ii dhaaf dambigeyga oogmay
???

2 years, 6 months ago

Alhamdulillah

Bilaa sabab❤️

2 years, 9 months ago

Asc

2 years, 10 months ago

Gubashada fastiiniyo
Guuxan yerayaa
Gubayaa jirkeyga
Gil gilayaa maan keyga
Waa gar daro garab heysataa
Go,aankooduna yahay
Gumeysiga muslimiinta
Guud ahaan dunida
Guud keeda saaran

Guud ahaan islaamku waa Mid qura
Garasha deydu waxey tahay
Gaaladan is garasatay
Gaar inaa ugu soo jesanaa
Galnaa jihaadka
Garteynu waxey tahay
Garab istaaga falstiin
Duco iyo adkaariyo
Sajuud iyo sooniyo
Rabbi SWT aan u barinaa????
Dhibaatada Inuu ka dul qaado

Allow umada Reer falastiin
Bad baadi yaa Allaah ??????
Allow Aamiin Aamiin Aamiin

https://t.me/muhiimchannel

2 years, 11 months ago

Maanta waa dharaartii
Dhalashada udgoonaha
Dhulka iyo cirkoo idil
Laga soo dhaweeyee
Ku salliya dhammaantiin
------------------------
Salligiisu waa dheef
Lagu dhayo quluubtoo
Ruuxdaa ku dharagtee
Sallallaahu Caleyhi Wasalam wada dhaha

https://t.me/muhiimchannel

3 years, 1 month ago

اَللّٰهُمَّ صَلِّ عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ
وَعَلَى آلِهٖ وَ صَحْبِهٖ وَ سَلِّمْ

3 years, 1 month ago

Marnaba Been ma noqoto Run, qalad ma noqdo sax, xumaan ma noqoto wanaag xitaa haddii ay aqbalaan ama rumeystaan dad badan

https://t.me/muhiimchannel

3 years, 1 month ago

Haddii aad ka daasho sameynta camal wanaagsan, daalku wuu baaba’ayaa laakiin camalada wanaagsan way harayaan. Haddii aan ku raaxeysato sameynta xumaan, farxadu way baaba’aysaa, waxaana haraya dambiga.

https://t.me/muhiimchannel

We recommend to visit

Qofkii share raba luuqa iyo qofkii raba in wax loo xayaysiiyo

👇👇👇

@Samiir0910

Last updated 1 year, 7 months ago

Hoyga Aflaanta Hindiga Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2012kii Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo
Buugaagta Somali ah? @Somalibooks

Kusoo dhawaw Halkan waxa aad ka helaysa filiman xiiso leh kuwii hore kuwii dambe iyo kuwii dhexeba iyagoo ku turjuman afkaaga hooyo.

Qofkii share iyo xayaysiin u baahan ha isoo qabto @xuseenzain