Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

IFIYE ICT THEORY

Description
Waxan nahay academy kamida kuwa Somalida laga Barto cilmiga forex waxana diyaar u nahay inaa ku barno hadii naso boqatid
Advertising
We recommend to visit

buy ad: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

CEO @Obsamilli


Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Chaanaalii kana irratti Faarsaa Kanneen Bara Durii,akkasuma Haaraa Qilleensarra kan Oolan @full Album,,, argachuu dandeessu #faarfannaa qabdan kara kana nuu ergu dandesu @Faarfannaahaaraa_bot
#group_keenya @faaruutuubee
#Channel keenya @OboroMedia
🙏🙏🙏

Last updated 3 weeks, 5 days ago

📈 If stock market experts were so expert, they would be buying stock, not selling advice. 🤔
~Norman Ralph Augustine | @Stockbot

Contact: @Executive_Robot

Last updated 1 month, 2 weeks ago

1 month, 3 weeks ago

RAMADAAN MUBARAK

Suqa maxaa laga filan karaa asbuucan iyo melaha loo wado ayaan soo gudbina

SIDII ramadaan logalay iyo ka hor suqa wa yareyay siina ramadaan oo ah bil cibado rajeynaya inaa ka faaidsatan tobanka dhaxe aya lagu jiraaye

Tobonka danbana an sida ay tahay uga faidesano, Allah hanaga aqbalo acmashena wangsan

Suqa wa sidii aad ku ogeden qofki siday doo kale ka maqna wax is badalay malahan inkasta asxab qar dhahen entry malahan lkn asbuuc hore Maran arkay suqa waxu entry ka dhigtay OB labo nuuc ah wana idin soo gudbina sawirkoda I.a.

Wax kale oo is Badal majiro FVG was shaqena mar mar ma aha oo uu suqu OB kaso labanayee.

Suqa sidisa bilaha January ilaa March waa xun yahay Lakin April ilaa Jul waa Best 👌 wana bilaha an ka faidesan rabno

Idinkana waxan idin rajeyna guul inti wax baranesay sidoo kale dadalka badiya waad gareesane mesha ad rabtane .

Mahadsanid

2 months, 1 week ago

Ramadaan mubarak

Asbuucyadan mana trad garen suquna wa iska xumaa sas owged waxan rajeyna ina suqa isku mashqulin oo aad wax barashadada xoga saartay .

Wxan rajeynayna inaa trad idea an soo dhigi jirnay dib usoo celino

2 months, 2 weeks ago

glab wangsan trad sell

3 months, 2 weeks ago

breakeven

3 months, 2 weeks ago

NEWS Yada cawa ayaan ka faaidesan raba aniga FOMC oo 70 ilaa 80 pip dhaqaqi karo

USD SELL ila muqda

3 months, 2 weeks ago

Asbuucan waa kii u danbeyay bishan January oo aha mila suqu uu xun yahay qof kastow taxadar xataa hadaa aqoon ledahay shaki aya ku gala adigo saxan wayo suuqa aya warersan waxa an trad gareeneno waa Asian.

Indhaha ka daawo

5 months, 2 weeks ago

ALPHA CAPITAL GROUP shirkadas waxay bixinesa account 5k evaluation qofkii danenayo Waka faidesan kara, biri ayey bilaabe 4 Dec waa free. Xayaysis igama aha

5 months, 2 weeks ago
𝗘𝗰𝗼𝗻𝗼𝗺𝗶𝗰 𝗖𝗮𝗹𝗲𝗻𝗱𝗮𝗿 ***🚨*** :

𝗘𝗰𝗼𝗻𝗼𝗺𝗶𝗰 𝗖𝗮𝗹𝗲𝗻𝗱𝗮𝗿 🚨 :

Waa usbuuc NFP sidaas darteed,

Isniin - Arbaca waxay noqon doontaa maalmaha ganacsiga ugu fiican marka loo eego PA nadiif ah

Waxaa fiican inaad iska ilaaliso ganacsiga Khamiista & Wararka NFP kahor Jimcaha.

https://x.com/Gutale_?t=FxX4nEMhbbmOW2s29_AUrg&s=09
@Abdallahmoha1

5 months, 2 weeks ago
IFIYE ICT THEORY
5 months, 2 weeks ago
IFIYE ICT THEORY
We recommend to visit

buy ad: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

CEO @Obsamilli


Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Chaanaalii kana irratti Faarsaa Kanneen Bara Durii,akkasuma Haaraa Qilleensarra kan Oolan @full Album,,, argachuu dandeessu #faarfannaa qabdan kara kana nuu ergu dandesu @Faarfannaahaaraa_bot
#group_keenya @faaruutuubee
#Channel keenya @OboroMedia
🙏🙏🙏

Last updated 3 weeks, 5 days ago

📈 If stock market experts were so expert, they would be buying stock, not selling advice. 🤔
~Norman Ralph Augustine | @Stockbot

Contact: @Executive_Robot

Last updated 1 month, 2 weeks ago