Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

THe FUTURE |🌍|المستقبل

Description
"Mustaqbalkda waxa goaamin doona waxyabaha hada aad jeceshy sameyntooda"

Kusoo dhaww halkaan waxa aan ku howlanahnay ina idiin soo gudino waxayabo idinka ka kaaba mustaqbalkina

Asxabtada la wadaag link kanalka 🛂
👇👇👇👇
[@Mustaqbalkaabe]
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

3 weeks, 3 days ago
**Dadka aduunka korkiisa saaran oo dhan …

Dadka aduunka korkiisa saaran oo dhan waxay jecelyiin inay helaan midhaha guusha oo macaan ah🍀*🌸*

iyagoo is diidsiinaya  inay dhadhamiyaan qadhaadhka guul darada😴🏵**

2 months, 3 weeks ago
**Taaz ku xisaabtan*****😌***

Taaz ku xisaabtan😌

4 months, 1 week ago

https://t.me/banaatcafifataldiin

Telegram

بنات العفيفات الذين🫀🌺

𝗔𝘀 𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗔𝗹𝗲𝗶𝗸𝘂𝗺 ✪***🕊️*** ᴡᴀᴀᴅ ᴋᴜ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴ ᴛᴀʜᴀʏ sᴏᴏ ʙᴏǫᴏsʜᴀᴅᴀ ᴄʜᴇɴᴀʟᴋᴀʏɢᴀ***💙*** 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗛𝗮𝗱𝗹𝗮𝗮 𝘁𝗮𝗹𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵 𝗮𝗵 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗶𝘅𝗶𝘆𝗮𝗮, 𝗤𝗼𝗿𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶 𝗴𝗮lin***😎******✍️***

THe FUTURE |🌍|المستقبل
4 months, 1 week ago
Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Xaqa Muslimku …

Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Xaqa Muslimku Muslimka kale uu ku leeyahay waa Lix;

  1. Haddii uu la kulmo waa salamaa.
  2. Haddii uu u yeero waa ajiibaa.
  3. Hadduu talo waydiisto waa la taliyaa.
  4. Hadduu hindhiso oo uu ALXAMDU LILAAH dhaho YARMAKULULAAH ayuu u yiraahdaa.
    5.Haddii uu xanuunsadana waa booqdaa.
  5. Haddii uu dhintana janasadiisa ayuu racaa".
4 months, 2 weeks ago
**Marwo kastaa waxay u qalantaa nin …

Marwo kastaa waxay u qalantaa nin noocan oo kale ah. 🥹*♥️*🌼**

5 months, 3 weeks ago

xiriirka ugu wanaagsan ee mudan in la xoojiyo waa xiriirka ilaahay kaala dhaxeeyo , marwalba oo aad usoo dhawaato wax walba way kuu hagaagi .🌸🫀🥹

6 months, 3 weeks ago

♤BALLAN_KA_BAXYADAYDII♤

Astaanta DambiDhaafka Waxa aan Si Fiican U Fahmay Mar aan Baadhayey Kutubta Ka Hadasha Siirada Suubbanaha . Cumar binu Khaddaab, Muslimiinta waxa Uu Ku Dhibi jiray Diinta, Ushiisii Xoogganayed ayaa Uu Dhabarka Kaga Garaaci Jiray Jaariyaddiisii, Kamana Joojin jirin ilaa Uu Daalo , Marka uu Daalana waxa uu Ku Odhan jiray: "Kuma Daayeen Ee Waa Daalay" Muslimiinta waxa ay aaminsanayeen Dameerka Khaddaab oo soo islaama Ayaa Ka Dhow islaamnimada Cumar, waayo aad ayaa uu u Necbaa Diinta islaamka,intaas Kadib, Alle ayaa u Furay irridaha Dambidhaafka,waxa aanu isu Rogay Cumar Faaruuq ,Halkee ayay aaday Ushii uu Dhabrka Kaga Garaaci Jiray Addoomahiisu? Ilaahay ayaa Ka Dhaafay!! Khaalid Binu Waliid ayaa Fantay Buurta Uxud Dagaalkii Uxud, Sababtiisana Waxaa Ku Baxay Cabdillahi Binu Jubayer, iyo Raggii Kale ee Kula Jiray Dhufayska, Khaalid waxa uu Sabab U ahaa in ay Soo Gaadhay, Muslimiinta Guuldaradii Ugu weynayed, Mudaddii uu Hogaaminayay Nebigu, ,Waxa La Dhaawacay Nebiga, Madaxa ayuu Nabar Kaga Dhacay, Dhooshiisa La Jebiyay ,Diricii uu Xirnaa Wajigiisa Sharafta Leh ayuu Nabarro Gaadhsiiyey . Khaalid waxa uu Sabab U ahaa in La Daadiyo Dhigii Suubbanaha Salalahu calyhi wasallam, nebiga waxa uu Dhahay:

(اشتذ غضب الله على قوم دموا وجه رسوله)

"Cadhada Alle ,waxa ay Ku adkaatay Qolo Dhiiig Ka Keenay Wajiga Rasuulkiisii)

Iyada oo waxaan oo Dhibi Soo Gaadhay, nebiga ayaa Hadana Waxaa Lagu Yidhi:

" arrinkaan Talo Kuma lihid .Alle Waa Uu Ka Towbad aqbalayaa, ama waa uu Cadaabayaa,maxaa Yeelay waa Dulmifalayaal"

Khaalid waxa uu Kamid Noqday Qolyihii Laga Towbad aqbalay ee Loo Dambidhaafay ,Khaalid Waa uu Islaamay , waxaana u Dambi dhaafay Allaha QAFUURKA AH,, Dagaalkii Uxud Muslimiinta in ay Jabaan isaga ayaa Sabab u ahaa ,Balse Waxaa uu isu Rogay Seeftii Alle Ee Bilaa Galka ahayed, Dhiiggi uu Ku Daadiyey Xaqdaradda iyo Dhibkii Dartii U soo Gaadhay Nebiga Rabbi Baa Ka Dhaafay.

#kitaabka_10_magac
#Darsiga_111aad

6 months, 3 weeks ago
]

]

• Fadliga iyo  jecleysiga ku yimid cadeyga....

Hooyadeena Caa'isha (Allaha haka raali noqdee) ,waxay tiri: wuxuu yiri Rasuulkii alle Naxriis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee:- "Cadaygu waa nadiifiyaha afka, Allah Sareeyena wuu raaligaliyaa".

(Al-Imam axmed iyo Nisaa-i)

7 months ago
Noqo qof wanaagsan

Noqo qof wanaagsan

7 months, 1 week ago
Sufyaan sawri wxa uyidhi Alle ha …

Sufyaan sawri wxa uyidhi Alle ha unxriiste (Anigu waxn ku farxaa markuu hbeenku soo galo wxa kla mahane san dadka Argtidoda uga nasto )yacnii wxu Aha qofka hbeenkii cibaadysta .....❤️🥹

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago