THe FUTURE |🌍|المستقبل

Description
"Mustaqbalkda waxa goaamin doona waxyabaha hada aad jeceshy sameyntooda"

Kusoo dhaww halkaan waxa aan ku howlanahnay ina idiin soo gudino waxayabo idinka ka kaaba mustaqbalkina

Asxabtada la wadaag link kanalka 🛂
👇👇👇👇
[@Mustaqbalkaabe]
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

1 year ago

xiriirka ugu wanaagsan ee mudan in la xoojiyo waa xiriirka ilaahay kaala dhaxeeyo , marwalba oo aad usoo dhawaato wax walba way kuu hagaagi .???

1 year, 1 month ago

♤BALLAN_KA_BAXYADAYDII♤

Astaanta DambiDhaafka Waxa aan Si Fiican U Fahmay Mar aan Baadhayey Kutubta Ka Hadasha Siirada Suubbanaha . Cumar binu Khaddaab, Muslimiinta waxa Uu Ku Dhibi jiray Diinta, Ushiisii Xoogganayed ayaa Uu Dhabarka Kaga Garaaci Jiray Jaariyaddiisii, Kamana Joojin jirin ilaa Uu Daalo , Marka uu Daalana waxa uu Ku Odhan jiray: "Kuma Daayeen Ee Waa Daalay" Muslimiinta waxa ay aaminsanayeen Dameerka Khaddaab oo soo islaama Ayaa Ka Dhow islaamnimada Cumar, waayo aad ayaa uu u Necbaa Diinta islaamka,intaas Kadib, Alle ayaa u Furay irridaha Dambidhaafka,waxa aanu isu Rogay Cumar Faaruuq ,Halkee ayay aaday Ushii uu Dhabrka Kaga Garaaci Jiray Addoomahiisu? Ilaahay ayaa Ka Dhaafay!! Khaalid Binu Waliid ayaa Fantay Buurta Uxud Dagaalkii Uxud, Sababtiisana Waxaa Ku Baxay Cabdillahi Binu Jubayer, iyo Raggii Kale ee Kula Jiray Dhufayska, Khaalid waxa uu Sabab U ahaa in ay Soo Gaadhay, Muslimiinta Guuldaradii Ugu weynayed, Mudaddii uu Hogaaminayay Nebigu, ,Waxa La Dhaawacay Nebiga, Madaxa ayuu Nabar Kaga Dhacay, Dhooshiisa La Jebiyay ,Diricii uu Xirnaa Wajigiisa Sharafta Leh ayuu Nabarro Gaadhsiiyey . Khaalid waxa uu Sabab U ahaa in La Daadiyo Dhigii Suubbanaha Salalahu calyhi wasallam, nebiga waxa uu Dhahay:

(اشتذ غضب الله على قوم دموا وجه رسوله)

"Cadhada Alle ,waxa ay Ku adkaatay Qolo Dhiiig Ka Keenay Wajiga Rasuulkiisii)

Iyada oo waxaan oo Dhibi Soo Gaadhay, nebiga ayaa Hadana Waxaa Lagu Yidhi:

" arrinkaan Talo Kuma lihid .Alle Waa Uu Ka Towbad aqbalayaa, ama waa uu Cadaabayaa,maxaa Yeelay waa Dulmifalayaal"

Khaalid waxa uu Kamid Noqday Qolyihii Laga Towbad aqbalay ee Loo Dambidhaafay ,Khaalid Waa uu Islaamay , waxaana u Dambi dhaafay Allaha QAFUURKA AH,, Dagaalkii Uxud Muslimiinta in ay Jabaan isaga ayaa Sabab u ahaa ,Balse Waxaa uu isu Rogay Seeftii Alle Ee Bilaa Galka ahayed, Dhiiggi uu Ku Daadiyey Xaqdaradda iyo Dhibkii Dartii U soo Gaadhay Nebiga Rabbi Baa Ka Dhaafay.

#kitaabka_10_magac
#Darsiga_111aad

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días