SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Nolashaada saddex nooc oo dadka kamid ah ha i laawin:
1.Qofka ku caawiyay waqtiyada adag
2.Qofka kaa tagay waqtiyada adag
3. Iyo kan waqti adag ku dhigay- ama dhibaato kuu gaystay.
"Haddaanad si fiican u qaban karin,ugu yaraan ka dhig mid si fiican u muuqata"
Ugu yaraan labo sanno oo barbaarin ah waxaa raaca siddeed sanno oo dugsi hoose/dhexe ah. Intaasi markii uu ardaygu kasoo laaco waxa timi in uu dugsi sare galo. Halkana waxaa ku dhaafa afar sanno. Haddana afar ama ugu yaraan saddex sanno oo jaamacad shahaadada heerka 1aad ah baa u raacda. Takhasuska uu jaamacada qaadanayana wax badani ugama baxsanaya (in yar mooyaane).
Maxaynu ka dheefnay 16 sanno iyo dheeraad aan ahayn waqti lumis? Dhanka kale waxaa ku abaada maskaxdii la iman lahayd hal abuur cusub. Akhris iyo qoraal waa inoo kordhay, laakiin gabi ahaanba xirfadi inoomay kordhin.
..'Sababaha ka dambeeya hoos u dhaca hanaanka waxbarashada cid qudhi eedda ma laha ee waxaa wadaagi kara: madaxda dalka, maamulka/ barayaasha, waalidka iyo ardaygaba.
“Ha ii sheegin waxay iga sheegeen, e, ii sheeg sababta ay xasillooni u dareemayeen inay wax igaga kaa ag sheegaan, haddii aadan raali ka ahayn.”
Haka baqan inaad dad lumiso,se waxaad ka cabsataa inaad naftaada lumiso adoo iskudayaya inaad qofwalba raalligeliso.
(: @oraahyo1
Jose mujica,Madaxweynaha dalka Uruguway,90% kamid ah mushaharkiisa wuxuu ugu deeqay waxbarashada si wax loogu baro danyarta,isaguna wuxuu ku noolyahay guri yar.
___
Dadka ma ay doortaan mustaqbalka ( noloshoodi sida ay noqon doonto) ee waxay doortaan dhaqankooda, hadba sida uu yahay dhaqankooda maalinlaha ah ayaa go'aaminaya mustaqbalkooda.
Noloshu aad ayay u gaaban tahay. Ka shaqeey wixii ku farxad galinaya. Wehel ka dhigo dadka kaa farxinaya. Inta aad faraxsanaan(qosli) karto faraxsanoow. Jacaylka iyo farxadda faafi inta aad nooshahay.
Cid ku danaynaysa ma jirtoo ilaa aad guulaysato. Marka dadaal si aad nolosha guul uga gaadho
Aamuska waa jawaabta u wanaagsan ee la siiyo qof aan ereygaagu qiimo u samaynayn.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago