HOYGA JACAYLKA

Description
"Saxaabigiii Cali bin Abii Daalib R.C Ayaa Laweydiiyay Majiraa Wax Ka Xanuun Badan Geerida.? Wuxuu Dhahay Haa Kala Taga Dadka Isjecel Weey Ka Xanuun Badantahay Dhimashada 💔🥺😢

YouTube || www.youtube.com/@OGAALBULSHO
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago

3 weeks, 1 day ago
"Guursan maayo gabadh reerkooda ugasoo tagtay …

"Guursan maayo gabadh reerkooda ugasoo tagtay aniga dartay si ay iila noolaato, waayo way iga tagi doontaa sida ay reerkooda uga soo tagtay. 😄

Fikirnoo Adi 🫵

3 weeks, 1 day ago
Qiso Aad Mucjiso Ah, Sh Xuseen …

Qiso Aad Mucjiso Ah, Sh Xuseen Cali👇👇👇

https://youtu.be/440FaARJMrI?si=goqUljvAVu31bPTM

3 weeks, 6 days ago

Asc bahdeydii aan jeclaa inaad wada fiicantihiin ayaan rajeynayaa

Dhamaantiin maantoo dhan ale dartii ayaad u soomaneydeen qaarkiina xiligaan waa xiliga afurka
Waxaan si biniya ah idinka wada codsanayaa inaad ii soo duceysaan
In illaahey subxaanahu watacaalaa muraadkeyga ii sahlo .
Aamiin 🤲🏻

#Sanyaniisay 🤍

2 months, 3 weeks ago
Qani weeye qadiijo

Qani weeye qadiijo
Quman awood badan
Qaaya u dhalatoo
Qiimiyo qurux leh
Horyaal u ah qeyrkeed
Qaali weeye qudheedu
Quraarad dheemanaa
Qofnimaa qadira u
Dhaliyay qalajada
Qaayihii ifka weeyee
Qumantaa bal ogaada❤️🥰👸🏻

#Khadiijo❤️

Jion dheh @XOGOGAL

#Sanyaniisay🤍

2 months, 3 weeks ago
Gaabo gob weeyaan

Gaabo gob weeyaan
Gobaad nasaba
Geenyo haldhaala
Gayiga nuurka siisa
Gayaan xula ah weeye
Rabaa galada siiyay
Gurtigood haween
Gaarbey ka tahay
Garaadaha shartey
Geenyo dheertahay👑🥰❤️

#Team Gaab_gaab hala idin arko ❤️

Jion dheh @Umu_sulaymaan

#Sanyaniisay🤍

2 months, 3 weeks ago

Bahdeydii caawa ducada badiya waa habeenka laylatul israa walmicraaj habeenkii la dheelmiyay nabiga sallaahu caleyhi wasalam dhamaanteen muraadaad keena alaah noo sahlo dhibli aamiin.

Aan isku soo duceyno i.a

#Sanyaniisay 🤍

4 months, 4 weeks ago
Nasrigaan sugaayaa yimid

Nasrigaan sugaayaa yimid
Naxariistii eebaan helay
Nasiibkeygii baa hagaagay
Nimcaa ii baxeysa
Neecaw qabow leh
Nolosha ayaamihii farxadee
Naruuradaan galay

Alxamdulilaah bahdeydii ducadeynii ale waa noo aqbale mahadsanidiin 🤲🏻🥰

#Sanyaniisay🤍

5 months, 1 week ago

Bahdeydii ii soo duceeya muraad baan leeyahay in ale ii sahlo si dhib la aan ah 🤲🏻🤲🏻

5 months, 2 weeks ago

Bahdeydii aan jeclaa waxan rajeynaa inaad wada fiicantihiin .
Muraad baa leeyahay ee maantey ii soo duceeya in saan jeclahay ilaahey iiga dhigo .
Waxa laga yaabaa inuu idinku jiro qofaan ducadiisa la celin.

#Sanyaniisay 🤍

6 months, 2 weeks ago
Xiisahaaga dartiisa nafteyda waxey

Xiisahaaga dartiisa nafteyda waxey
Ku dhawdahay waali💔🥺

#Sanyaniisay🤍

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago