Fasalka Form Two

Description
Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee ? Form Two ?
Admin? @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa ✅️
F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed
SPONSOR
??
https://t.me/StudentsSomaliaExam
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 weeks, 3 days ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 3 weeks, 1 day ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 days, 12 hours ago

3 months ago
Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E

Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E
waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada > kaliya dooro fasalka aad tahay nagu soobiir waxbadan kafaa.idi doontaa insha.alaah

3 months, 3 weeks ago
Macalin dabaq laga sooturay!

Macalin dabaq laga sooturay!

4 months ago

Waa goormeh waqtiga ducada malinta carafo?

Waa salada subax laga bilaawo ilaa maqribka
Qaas ahaan duhurka laga bilawo ilaa maqribka Xooga saar oo ku dadaal

■ see u duceysana ?
■ maxana ka bilawaa ?
■ maxana dhahaa ?

Waxa ku siinays dariiqooyin diirada saar dariqoyinkas waayo waa sasbta ducooyinkada lagaaga aqbali doono Insha'Allah

● intaa wali ducada bilaawin  waxaa 10 jeer dhaheysaa سبحان الله waxa hadana 10 jeer dhaheysaa الحمد لله ka bacdi waxa 10 jeer dhaheysaa الله اكبر

(Wuxuu yirih Anas ibnu malig Allaha ka rali noqde  waxa u timid nabiga ﷺ umu saleym waxeyna tirih : Rasuulikii illahayow waxa i bartaa kalimooyin aa ku duceysto
Wuxuu yirih nabiga ﷺ : waxaa ku tasbiixsata Allah10 jeer waxana ku xamdisaa 10 jeer waxana ku takbirsata 10 jeer  kadib waxa weydisata waxa u bahantahay
Waxa uu Allah dhahaya : waan sameyay waan sameyay )
" عن أنس بن مالك قال: جاءت أم سليم إلى النبي صلى الله عليه وسلم، فقالت: يا رسول الله، علمني كلمات أدعو بهن قال: " تسبحين الله عشرا، وتحمدينه عشرا، وتكبرينه عشرا ، ثم سلي حاجتك، فإنه يقول: قد فعلت، قد فعلت "

● waxa dhahdaa :
أللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد

■ Markuu maqalay nabiga ﷺ nin dhahayo ducadan wax uu dhahay nabiga waxa uu Allah ku weydistay magacisa kan ugu weyn magacas oo haduu wax ku weydisto la sinayo haduu ku duceystana laga aqbalyo ducadisa .

«سمع النبي ﷺ رجلا يقول: اللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
لقد سأل الله باسمه الأعظم الذي إذا سئل به أعطى وإذا دعي به أجاب»

● ka bacdi ku duceyso wax walbo aa doneysid iyo wax walbo aa rajeeneysid

● isku day markaa dhameyso duco walbo inaa dhahdid يا حي يا قيوم

︎ tusale Allahayow ii danbi dhaaf يا حي يا قيو
waa fahmtay rajenaya .

● waxaa allaha wax ku weydiisata magacyayadiis kuwa Ugu fiican
Yacnii waxa dhaheysaa :
يارحمن ارحمني، يا رزاق أرزقني ، يا عفو اعفو عني

● ku waasi waxee ahayen qaar ka mid ah asbaabaha ducda lagu aqbalo

■ ma aqano waxa ku duceysto ama waxaa ka baqaaya ina hilmamo qaar ka mid ah waxa ku duceysanlahaa ?

● dhib malahan warqat ayaa ku qoron kartaa waxa dhihi laheed hada rabtit xata wax ku qoron karata mobelkada

■ taasi waxee ahayeen asbabooyinka ducada lagu aqbalo waxena kulmisa adunyada iyo aakhirabo

Fg: Xasuusi walalahaga kale iyo axbaabtada
الدال على الخير كفاعله

5 months, 2 weeks ago

https://t.me/Waxtar_Academy

Telegram

Waxtar Academy

Welcome kuliyada weyn ee Waxtar Academy wuxuu kacawinayaa ardayda barashada luqadaha kala ah English & Arabic waliba sifasiix ah insha.alaah wax badan kafaa.idi dontaa Admin ***👇******👇******👇******👇*** @Ustaad\_Caamir

Fasalka Form Two
6 months, 1 week ago

Madada Biology f2 waa diyaar 6 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
???
@Ustaad_Qaasim

6 months, 1 week ago
Fasalka Form Two
7 months ago

Madada physics f2 waa diyaar 3 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
???
@Ustaad_Qaasim

7 months ago

Madada Juqraafi f2 waa diyaar 1 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
???
@Ustaad_Qaasim

7 months, 1 week ago

Madada Chemistry f2 waa diyaar 2 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
???
@Ustaad_Qaasim

9 months ago

Waa intaas murajicada madada Arabic inaad waxbadan kafaa,ideen rajeynaa insha.alaah

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 weeks, 3 days ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 3 weeks, 1 day ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 days, 12 hours ago