Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Quluubta

Description
= Madashaan waxa aad ka heli doontaa
• Su'aalo iyo jawaabo kala duwan
• wax-yaabo ku saabsan quraanka kariimka ah
• qisooyin, geeraaro nooc walba leh iwm

" Ku mahadsanid soo booqashadaada "

Wixii fariina ah noogu reeb
@Mr_ahmed_alta
@Mr_siyaadso
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

3 weeks, 1 day ago

Aduunyadu waxaad shaqaysaba way kaa hadhaysaa markaa dhimato

Lkn diintu aduunkana way kula joogtaa aakhirana way kuu raacaysaa

Markaa adi bal fikiroo Wax dhamaanaya Miyaad ku doorsan wax baaqi kuu ahaanaya💐

3 weeks, 1 day ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

@Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 85 chats.

3 weeks, 2 days ago

Qalinku ma guuro.
Ma qorto malaa'igtu kaliya hadalada idin dhax mara dadka e waxa ay qortaa erey walba oo aad ku qorto baraha ay ku wada xidhiidhaan bulshadu, hadalka kiisa wanaagsan iyo kiisa xunba waa laguu diinwaan galinayaa,
Wax kasta oo aad ku qorto baraha bulshadu waa dhaxal kaa hadhaya,
Faallooyinkaagu haddii aanay ahayn wanaagyo kuu sii soconaya ugu yaran haka tagin xummaanno kuusii socda, qalinku ma guuro adduun iyo aakhiraba baaqi buu ahaanayaa ee yaynaan faro qaab daran iska reebin.

4 weeks, 1 day ago

Bal suurayso iyadoo khilaafadii muslimiintu ay jirto oo ay aduunka ka taliyaan, maxaa dhici lahaa se xaalad noocma ah ayuu aduunku ku sugnaan lahaa???

4 weeks, 1 day ago

Haduu alle kula jiro yaa kasoo hor jeedsan kara

Hadaanu alle kula jirina
Yaa kula jiri kara💎

4 weeks, 1 day ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

@Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 85 chats.

1 month ago

Ka saara  noloshiina
Asaxaabta aan akhlaaqda lahayn

Waxaa la yidhi baruur qudha ayaa baruuro badan qurmisa
oon ka wado kolay wax uunbaa idinka soo gaadhaya xumaantooda

Markaa  ka fogaada intaad ka fogaan kartaan😎

Xitaa iska ilaaawa danaha yarkaa eed ku qabtaan.😷

1 month ago

Caqligaaga cilmi ku dar⁉️****

Nin mulxid ah oo aan wax diina iyo ilaahba aan aaminsaneyn ayaa weydiiyey nin muslim ah: " allaha aad aaminsantihiin ma ii qeexi kartaa!? Ileen wax walba qeexitaan lagu muujiyo jiritaankiisa baa jiree.

Ninkki muslimka ahaa isma dhibin ee wuxuu akhriyey:

﴿قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ ۝١ ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ ۝٢ لَمۡ یَلِدۡ وَلَمۡ یُولَدۡ ۝٣ وَلَمۡ یَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ ۝٤﴾

Waxaan filayaa in macnaheedu la yaqaan oo aysan tafsiirid iiga baahnayn.

**Bal adba u fiirso sida suuradaas ay alle u qeexday: Alle waa kali, isaga oo kaliya ayaa xaq lagu caabudaa cibaadadana loola qasdaa, lama dhalin waxna ma dhalin sidoo kale ma jirto cid isaga la mida u dhiganta ama lamaane u noqota.

Ninkii mulxidka ahaa yiri: taas waa cilmi ahaan ee bal caqli ahaan igu tus jiritaanka alle!?

Muslimkii waxa uu yiri: yaa ku abuuray adiga?
Mulxidkii: ma aaminsani in ay cidi i ahuurtay sidoo kalena uu jiro alle wax abuura!
Muslimkii: hagaag, waxaa jiray markab ama doon ka yimid qaarad aan la aqoon markabkaas markii la baaray waxaa saarnaa hub,dhar,qalab casri ah iyo cuno. Balse nasiib darro ma la aqoonsan cidda samaysay intaas oo alaab ah iyo markabka sidaba cidda samaysay!. Isla markaana waxaa la ogaaday in ay iyagu iskood isu sameeyeen kadibna ay markabkaas soo raaceen kadibna ay sidaas dadka kusoo gaareen! Bal haye ka waran sheekadaan???
Mulixdkii: haye waxaa sheegayso ma maqashid miyaa, diintiinu beenta ma ogala sax soo ma aha? Hadana waxaa i leedahay markab, qalab, hub iyo cunto baa iskood isku sameeyey! Tani been ma aha miyaa???
Muslimkii: oo maxaad ku cadaynasaa inay been tahay?
Mulxidkii: dhamaan inta aad sheegtayba ma aha wax iskood isku abuuri kara, mida kale wax kasta oo la arko ama jira waaa inay lahaadaan abuure, sida ninka rootiilaha ahi u sameeyo rootiga, kan faryaamaystaha ahina u sameeyo doomaha, ayaa loogu baahanyahay wax kasta inay lahaadaan cid samaysey.
Muslimkii: hagaag in markabkaas iyo waxa saaran ay jirto cid samaysay waad u doodaysaa, sidoo kale adiguna waxaad leedahay ilaah ma lihi oo cid abuurtay ma jirto, miyaanay ahayn caqli xumo?
Waxaad leedahay caqliga gartay in wax walba ay u baahanyihiin sameeye se ma lihid cilmigii ku garansiin lahaa abuurahaaga.**

1 month ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Xabsi24 jaceyl ❤️💍
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️

Halkaan ka iibso xirmo data internet iyo ku hadal aan ka dhaceynin mudo bil ah 0618886500 somtel amtel somlinki hormuud walaguugu shubaa

⬇️KU BIIR ⬇️

https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 85 chats.

1 month, 1 week ago
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago