Qofkii share raba luuqa iyo qofkii raba in wax loo xayaysiiyo
👇👇👇
@Samiir0910
Last updated 1 year, 7 months ago
Hoyga Aflaanta Hindiga Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2012kii Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo
Buugaagta Somali ah? @Somalibooks
Kusoo dhawaw Halkan waxa aad ka helaysa filiman xiiso leh kuwii hore kuwii dambe iyo kuwii dhexeba iyagoo ku turjuman afkaaga hooyo.
Qofkii share iyo xayaysiin u baahan ha isoo qabto @xuseenzain
Waxaan ku jirnaa bisha Shacbaan, oo ka mid ah bilaha xurmada leh. Berri oo Arbaco ah waa maalinka koowaad ee saddexda maalmood ee Ayaamul-Biid, kuwaas oo Nabigeennu ﷺ jideeyay in la soomo.
Aan uga faa'iideysanno maalmahan barakeysan, oo ku beegan Arbaco , Khamiis iyo Jimco , soon, duco, Qur’aan-akhris, iyo acmaasha kale ee suubban.
🔹 Xadiiska Nabiga ﷺ:
قال رسول الله ﷺ:
«يا أبا ذر، إذا صمت من الشهر ثلاثة أيام، فصم ثلاث عشرة، وأربع عشرة، وخمس عشرة»
[الترمذي ٧٦١]
اللهم تقبل صيامنا وقيامنا 🤲
Madrasada cumar binu khidaab waxey dheertahay Madrasoyinka kale waa subac joogto ah ardayda lagu xifdinsinayo Qur'aanka ay so marayn
FURSAD DAHABI AH
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
QUR'AAN TEACHING ACADEMY (ONLINE) waxa ay dadka qurbaha jooga iyo dadka gudaha dalka jooga uga bishaaraynaysaa in MADRASADA CUMAR BINU KHIDAAB ay qaadanayso arday cusub laga bilaabo 07-02-2025.
➡️ Ardayda la qaadanayo waxay isugu jiraan:
✅ Dadka waa weyn
✅ Caruurta
Waxa la baran doono:
📖 Barashada Qur'aanka Kariimka
📚 Xifdinta Qur'aanka Kariimka
✍️ Aqrinta & Qoraalka Carabiga
🔠 Hingaada Carabiga
🕌 Saxidda Salaadda
📖 Subac Joogto ah
✅ Waxbarasho Online ah
✅ Macallimiin khibrad leh
✅ Kuso biir adigoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo
📞 Wixii faahfaahin ah, kala xiriir:
WhatsApp:https://wa.me/252614465419
📍 Madrasada Cumar Binu Khidaab Online
Hoyga Barashada Qur'aanka kariimka
`Qaar Kamid ah ardayda madrasada cumar binu khidaab online
Oo ku subcinayo quraanka kariimka.
Waalidiinta ku nool qurbaha waxan ugu baaqa iney ka faaidaystan madrasada cumar binu khidaab online` .
Fursad qaali ah :
Qur'aan Teaching academy online ah ,waxa looga bisharaynaya dadka qurbaha joogo iyo dadka gudaha dalka joogo in ay madrasada cumar binu khidaab ay Qaadanayso arday cusub 5-10-2024 oo is kugu jiro Dadka waa weyn iyo caruurta.
Ku baro Qur'aanka kariimka Hab online ah adiga oo Gurigaaga ama Goobtaada shaqo Jooga.
Madarasada waxa ay bixisaa :
1) Xifdinta Qur'aanka kariimka.
2) Farqurxinta carabiga.
3) Hingaada Qur'aan kariimka.
FG: Ardayda la qaadanayo wey xaddidan tahay , HADAFKEENA TIRO MA AHANEE WAA TAYO.
Wixi Faahfaahin ah kala xiriir:
Whatapp Number: https://wa.me/252614465419
Fursad qaali ah :
Qur'aan Teaching academy online ah ,waxa looga bisharaynaya dadka qurbaha joogo iyo dadka gudaha dalka joogo in ay madrasada cumar binu khidaab ay Qaadanayso arday cusub 15-9-2024 oo is kugu jiro Dadka waa weyn iyo caruurta.
Ku baro Qur'aanka kariimka Hab online ah adiga oo Gurigaaga ama Goobtaada shaqo Jooga.
Madarasada waxa ay bixisaa :
1) Xifdinta Qur'aanka kariimka.
2) Farqurxinta carabiga.
3) Hingaada Qur'aan kariimka.
FG: Ardayda la qaadanayo wey xaddidan tahay , HADAFKEENA TIRO MA AHANEE WAA TAYO.
Wixi Faahfaahin ah kala xiriir:
Whatapp Number: https://wa.me/252614465419
Fursadan waxey u furan-tahay dadka ku nool qurbaha oo galiya , ardayda kale idinka la idin ma helmaamin
15-7-2024 so shaacin doona Insha-Allah