SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
3 arimood oo dagaalka Laascaanood kaga duwan yahay dagaaladii waddanka soo maray.
Mudadii Ciidamada Somaaliland joogeen Laascaanood, magaaladu may samayn wax inna ha yaraatee horumar ah, bale waxay noqotay xero ciidan. Gudaha magaalada iyo banaankeedba askarta Somaliland ayaa saldhigyo badan ka samaysatay sida Goojacade, buurta Sayidka, Maraaga, Durdurka, Abeesalay, Khaarajiye, Geedaqarsay iyo goobo kale oo badan. Waxaa la keenay saldhigyadaas hubka noocyadiisa kala duwan, tikniko, taangiyo ilaa madaafiicda waa weyn ee markay weerarka soo qaadeenna ay magaalada ku duqeeyeen
Umadda reer Khaatumo waxay u dagaalamayaan xornimadooda iyo in ay iyagu ka tashadaan aayahooda, cid kalena aysan maamulin.
Reer SSC maanta way u midaysan yihiin difaaca dadkooda deegaankooda iyo sharaftoodaba. Waxaa halganka ku jira culimadii, garaadadii, aqoonyahankii, abwaanadii, ardaydii jaamacadaha iyo dugsiyada sare, dumarkii iyo dhalinyaradii. Qofkastaba booskii uu awooday ayuu halganka ka aaday. Dad ayaa qurbaha uga yimi si ay deegaankooda u difaacaan oo qori qaatay. Reer SSC waxaan leeyahay isku duubnida iyo midnimada halkaa ka sii wada allena talada saarta. Alle SWT quraankiisa wuxuu ku yiri وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ "qofkii alle talo saarta wuu ku filan yahay"
By Ducaysan Maxamed
Update: ciidamada xaq u dirirka SSC
Tolka aan dhiig wadaagta nahay Harti/ Daarood, dhamaan umadda soomaaliyeed ee ka xun xasuuqa isiriyada ama midnimada soomaaliyeed darteed nooloogu xasuuqayo.
Waxaan ku war galinayaa in aanu jirin ciidan soomaliland ah oo ka baxay deegaankayaga, lkn waxaa jira furimaha qaybo ay ka baxeen.
Awoodoo ciidan iyo gurmad wixii ay heli kara yeen waxay iskugu geeyaan gooje-cade ilaa tuulo samakaab.
Qorshahooda weerar waxay rabaan jihada galbeedka ee shalay Horgal Ina canbaashe laga saaray, duulaan ku soo qaadaan.
Illo xog ogaal ah waxay noo xaqii jiyeen in dhaqankii beesha isaaq ay muuse biixi u tageen in uu ku gacan saydhay ciidankoodii talo soo jeedin toodii ahyd ciidan kaaga soo qaad oo keen xuduud qabiileedka oog, kuna jawaabay hadii 1 askari ay kasoo noqonayn kama soo baxayo deegaanka dhulbahante.
Hogaanka ciidanka somiland wuxuu qorshaynayaa biixi in uu u dhiibo Horgal ina canbaashe oo shalay duulaan uu kusoo qaaday ciidanka xaq u dirirka ssc .
Gabagabadii hadaan nahay ciidanka xaq u dirirka SSC waxaan u diyaar u nahay difaaca deegaanka iyo dagkayaba, hubka jabuuti laga keenayna uu gacanta yada ku danbaynayo.
Laascaanood: Xalay Waatii aad Ogaydeen in aan Cidi Seexan oo Dadka Deegaanku ay Galleen Diyaar Garoowgii abid ugu Balaadhnaa Afarta koone ee Magaaladana ay ay isku Fidiyeen Ciidamada Xaq u dirirku oo Difaacyo Waawayn ka Xidheen,Go,aankuna uu ahaa in laascaanood Beri Lagu kalla Calaf Qaado.
Nimankii SNM ee Duulaanka ahaa ee Magaalada Hareereyey Xalay Saaka markii Waagu Beryay oo ay Indhohoodu wax arkeen Waxay Qiimeeyeen Xaallada Meesha Taala,Waxay arkeen in LAASCANOOD hadii ay Xageeda Madaxa u Qaadaan aanay Naf iyo Maaal Toona kalla soo laabanayn Maanta Waxay arkeen in Dhankii Waqooyi ee ay Furinta Cusub ka fureen looga Gacan sareeyo,Ninkii ay isku halaynayeen ee ina Cambaashe isna La Hareereeyey oo aanu wax Dhaqaaq ah samayn karin lana saxeexay la soo af jaro.
Saaka Weerar ay soo qaadaan iska daaye Xataa Waxay joojiyeen Madaafiicdii ay Macbiilka uga dhigeen Magaalada 18 kii Beri ee Dagaalka,Saacado Badan oo saaka ah wax laysu jaakidho oo laysu aamusnaado ishana la iska eego Nimankii Soo Duulaan tegay ee SNM Hadeer Waxay u Muuqdaan Kuwo Geedi ah oo Guuraya Oo si Tartiib tartiib ah uga Baxaya Difaacyadoodii iyo Goobihii ay fadhiisimada u ahayd.
General indhacade iyo Korneyl Falaalug
Muuse mideeye. Warsangeli iyo Dhulbahante ayaa saaka Sool dhufays kaga wada jira. Hartinnimadii ayuuba xoojiyey dagaalkani. Janaraak Indhayare iyo kornayl Falaalug oo Laaska kuwada shaahaya.
SL aanay raggaasi oggolayni ma jri karto. Mustaxiil weeye e, dadka dhiiggooda hallakala badbaadiyo. Dee waa hadduu in uun caqli hadhay!
Laascanood: Daqiiqad kasta ayaa caawa xabaddu afka ka bixi kartaa ciidamada deegaanka ayaa isku fidiyay guud ahaan magaalada, Somaliland waxay isku deyaysaa inay duulaan kama dambays ah soo qaado.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago