Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Anisa Abdalla ( pretty_hijab)

Description
Motivational
Advertising
We recommend to visit

> 𝐀𝐝𝐬/𝐐𝐮𝐞𝐫𝐲/𝐅𝐨𝐫 𝐏𝐚𝐢𝐝 𝐏𝐫𝐨𝐌𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧-


' 𝐂𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭 𝐀𝐝𝐦𝐢𝐧' 👉 @Mahesh8130
.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

- instagram👇🏻❤️

https://instagram.com/blackcloud.vid?igshid=MzRlODBiNWFlZA==

- admin : @blackcloud_vid 💕☁️

- unknown :)🫂🤍
https://t.me/BChatBot?start=sc-538947-quWkbEp

Last updated 5 months, 1 week ago

реклама - @ernreklam

Last updated 2 months, 3 weeks ago

1 month, 2 weeks ago
Anisa Abdalla ( pretty_hijab)
1 month, 3 weeks ago

وَبِالْأَسْحَارِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ 📿💚

Dembi Dhaafka ilaahay Xiliga Suxuurta Laga Dalbado Waa Mid Kamid Ah Sifooyinka ilaahay Ku Tilmaamay Adoomadiisa Wanaagsan

Istiqfaarso Waqtiga Suxuurta

1 month, 3 weeks ago

Ma jiro qof bini'aadam ah oo aan dhibaato lahayn, Nololna ma jirto Caqabado la'aan ah, ee ahoow Mid Niyad Sami leh , Waayo Dhibku
Wuu Soconayaa Oo tagayaa, Xanuunka Qaarkiina, waxaa ka dambeya farxad Noloshaba sas ah.

Rabigaaga ku xernow taladaada u dhiibo Rabi talo ku filan

1 month, 3 weeks ago

xaqiiqdi wax kasta oo aad weydo Nolosha waxaad helaysaa wax kale oo bedel ah, laakiin haddii aad Alle SWT ka fogaato marnaba ma helaysid bedel. Waxaadna ku noolaaneysaa ciriiri iyo murug.
hagaaji xiriirka Alle
waxa ku noolaneysa farxad an
dhamaad lahayn.

رمضان مبارك

1 month, 3 weeks ago

Nolosha waa safar oo ubaahan qorsheyn in loo sameeyo, haddii aadan naftaada wax u qorsheyn karin, ma yeelan kartid hadaf mana gaari kartid hadafka nolosha....✌️

1 month, 3 weeks ago

Ha eegin guuldaradaada ee eeg cashirada aad kabaratey...

3 months, 3 weeks ago
(**WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad** …

(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad )

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .****

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.

HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇

@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

3 months, 4 weeks ago

Noloshu waa halgan iyo hiigsi meel sare ee halkaad doonto hanti oo hiigso blase hawada aduun haku hungoobin waa hal aan la gaari karin ilaa wadku imaadaaye aaqiradada hagaagso. .

Subax wanaagsan sxbyaal

Anisaa Abdullahi Ibraahiim

4 months, 1 week ago

📸 Look at this post on Facebook
https://www.facebook.com/share/p/ynth7StghMWcn4Z9/?mibextid=kFxxJD

Pageka fb e collegeka kala soco suaasha jimcaha

Facebook

Log in to Facebook

Log in to Facebook to start sharing and connecting with your friends, family and people you know.

4 months, 2 weeks ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part3

https://t.me/addlist/Kthk05xB_RY4YzU0

We recommend to visit

> 𝐀𝐝𝐬/𝐐𝐮𝐞𝐫𝐲/𝐅𝐨𝐫 𝐏𝐚𝐢𝐝 𝐏𝐫𝐨𝐌𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧-


' 𝐂𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭 𝐀𝐝𝐦𝐢𝐧' 👉 @Mahesh8130
.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

- instagram👇🏻❤️

https://instagram.com/blackcloud.vid?igshid=MzRlODBiNWFlZA==

- admin : @blackcloud_vid 💕☁️

- unknown :)🫂🤍
https://t.me/BChatBot?start=sc-538947-quWkbEp

Last updated 5 months, 1 week ago

реклама - @ernreklam

Last updated 2 months, 3 weeks ago