Anisa Abdalla ( pretty_hijab)

Description
Motivational
Advertising
We recommend to visit

> 𝐀𝐝𝐬/𝐐𝐮𝐞𝐫𝐲/𝐅𝐨𝐫 𝐏𝐚𝐢𝐝 𝐏𝐫𝐨𝐌𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧-


' 𝐂𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭 𝐀𝐝𝐦𝐢𝐧' 👉 @Mahesh8130
.

Last updated 1 month ago

مرحبتين حبابكم في قناة #زول_اغبش
للتواصل مع المشرفين وارسال الاخبار والمقاطع الصور
تابع
وارسل علي طول صفحة
زول اغبش[ جنابو مصطفى محموله [ ..ودغناوة وبقية الادمنز

Last updated 6 hours ago

" بیا به جادوی موسیقی پناه ببریم🫂🎶 "

-ناشناسِ من🌻-
https://t.me/Blackclloudbot

Last updated 1 year ago

2 months, 3 weeks ago
Ma jeclaan lahayd inaaad naf waxbarid …

Ma jeclaan lahayd inaaad naf waxbarid bilaawdo maxaase jeceshahay

3 months, 1 week ago

Maalintaada inaad howlahaad ku taameyso oo idil kuu hirgalan waxa qeyb weyn ka ah adoo iska ilaaliya dayaca waqtiga oo aad maalinkaas waxaad qaban lahed oo idil aad jadwaleysato waliba hormariso kuwa ugu mudan oo muhiimsan adoo talasaarasho rabi ku lamaaninaayo .
howlahaaga kadib kula xisaabtan naftaada waxa ku hirgalay iyo inta ku hartayba

Maalin wanaagsan

5 months, 1 week ago

Kalsoonida naftaada ayaa kuu ah hagaha hormarkaaga
Hormar iyo hiigsi walba waxa horseede u ah dhiirigelinta iyo kalsoonida nafta

Anisaa abdalla

5 months, 2 weeks ago

Magac lahow ama mansab lahow aduunyadan lagu waari maayo sahay wanaagsan ka qaado oo intaad dunidan saarantahy camal wanaagsan shaqeyso Rabigaaga raaligeli .

Allow khaatumada no wanaaji Aamin

5 months, 3 weeks ago

Ka warqabka qaladaadkaga iyo inaad iska indha tirtaa ceebaha dadka kale waa caqliyada ugu wanaagsan ee dhaqan gelin kaga baahan waayo inaad qaladkaaga garato aad nafta kula xisaabtantaa waxaad ka baraneysaa casharo kala duwan ee nolosha .
Mida kale ceebaha dadka inaad raac raacin oo aad iska indha tirtaa ayana waa wax lo baahanyahy maanta hadii aad ceeb walalka asturtaa beri adne allaha ayaa ku ceeb asturaaya .

Wanaag kula dhaqan bulshada

#Habeen_Wanaagsan

Anisa Abdalla

6 months, 2 weeks ago

Dadka waxa isku haya waa akhlaaqda wanagsan waana halka ugu saraysa diinteena suuban oo ay tahay qofwalbaa inuu Nabiga (scw) kaga daydo.

Qofka marka uu cilmi ama afkaar kale gudbinayana kuma sii jirto oo waa inay waxaa uu umada u shegayo dhaqankiisa iyo akhlaqdiisa ka muuqataa, dadka uu la hadlayana caqligooda ixtiramaa.

We recommend to visit

> 𝐀𝐝𝐬/𝐐𝐮𝐞𝐫𝐲/𝐅𝐨𝐫 𝐏𝐚𝐢𝐝 𝐏𝐫𝐨𝐌𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧-


' 𝐂𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭 𝐀𝐝𝐦𝐢𝐧' 👉 @Mahesh8130
.

Last updated 1 month ago

مرحبتين حبابكم في قناة #زول_اغبش
للتواصل مع المشرفين وارسال الاخبار والمقاطع الصور
تابع
وارسل علي طول صفحة
زول اغبش[ جنابو مصطفى محموله [ ..ودغناوة وبقية الادمنز

Last updated 6 hours ago

" بیا به جادوی موسیقی پناه ببریم🫂🎶 "

-ناشناسِ من🌻-
https://t.me/Blackclloudbot

Last updated 1 year ago