SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días
Bisharo Bisharo Bisharo
Ma dooneysaa Barashada Graphic Design Ka iyo Video Editing CapCut Mobile ka
Kuliyada LAMPTECH Waxay qadaneysaa Ardayda cusub ee do nayso Barashada Graphic Design Ka iyo Video Editing CapCut Mobile ka
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?
Koorsadaan waa Taadi.
Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo Xirfada Graphic Design ka.
Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-
1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) IWM.
Iyo kuwakale oo Badan
Qiimaha Koorsadaan waa $4.
5 arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.
Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta
https://wa.me/252638388658
☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
Ma jeceshahay barashada vedio editing 《 Capcut Mobile 📱 》 maku hamineysay mar un ina noqoto muuqal sameeyo wanaagsan oo social media wax kusoo gudbiya
Ama marabtaa in aad noqoto qof xirfadisa ku shaqeysato
Mana ku hamineysay in aad mar un noqoto muuqal sameeye wanagsan { vedio editin》
Adigoo isticmaala Mobile kaaga gacanta hadaba waxa aan kuu diyaarinay course bilaaw ilaa dhamad ah
Si aad is kaga diiwaan nagala soo xiriir WhatsAppkan
👇👇👇👇👇👇👇👇
Kuso bir Telegram kena
Fursadii Qarniga
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 7aad ee sanadka 2024
oo kala ah.
1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)
Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.
Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.# Adoo shaqynaya baro cilmiga .
Halkan hoose iska diwaan gali:??
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Fiiro gaar ah;
Ku biiritaanka Masar ee dacwadan , Alon Liel oo ah agaasimihii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil, ayaa u sheegay Al Jazeera inay "Dharbaaxo diblomaasiyadeed oo aan la rumaysan karin ku tahay Israa'iil.. Masar waa albaabka joogitaanka Bariga Dhexe," ayuu yiri, isagoo intaa ku daray “Xiriirka ay maanta Israa'iil ku leedahay Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika, oo ay ku jiraan Jordan, Imaaraadka iyo Morocco, dhammaantood waa natiijo ka dhalatay wixii Masar ay samaysay 40 sanno ka hor… Tani waa waxa aan ka digayay,waxay ka imanaysaa dhowr jiho. Israa'iil waa in ay dhegaysato adduunka - ma aha oo kaliya in ay rayiga dadweynaha Israa'iil oo weydiisanaya hadda aargoosi.”
Fallanqeeyaasha Mareykanka ayaa u arka wax aan dagaal horey loogu arag , inay Israa’iil wax walba sameysay si ay u burburiso awoodda Xamaas ee waqooyiga Qasa, haddana wali waxay u muuqdaan koox aan waligeed dagaal lagu soo qaadin, sida uu soo bandhigay telefishinka CBS ee Mareykanka , oo warbixinta uu soo bandhigay ku sheegay inaysan Israa’iil haysan qorshe guul ay ku gaari karto. Dhinaca kale , xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka , Blinken wuxuu si cad maanta u sheegay inay aaminsanyihiin oo ay u muuqato Israa’iil kaliya waxa ay dilayso inay yihiin rayid oo dhimashada kooxda ay la-dagaallamayaan inay ka badan tahay tan gaartay rayidka.
Sawirka weerarradii u dambeeyay ee Israa’iil ay ku duqeysay xerada Jabaliya;
UPDATE: Wargeyska New York Times, ayaa isagoo xiganaya saraakiil Mareykan iyo Israa’iil ah, wuxuu sheegay inay wajahayso Israa’iil xaalad adag oo la yiraahdo Yaxye Sinwar, iyadoo ay intaa ku dareen saraakiisha Israa’iil ee warbixintu xiganayso; “Maaddama uusan ahayn hoggaamiye adag oo keliya.. Waxa kale oo uu leeyahay xirfado gorgortan oo weyn— Sinwar ayaa Israa'iil ka hor istaagay in ay guul ka gaarto goobta dagaalka… Waxaan wajahaynaa cadow naxariis daran iyo siyaasi xirfad leh oo caqli badan, waxa uu khibrad iyo sirdoon u leeyahay fallanqaynta bulshada Israa’iil oo uu u habeeyo siyaasaddeeda si waafaqsan.”
Fiiro gaar ah;
Warbixintan lagu muujiyay habka uu Sinwar, u maareeyay dagaalka siddeeda bilood socda oo la rumaysan yahay goobta dagaalka iyo dagaalka fikirka ku dhisan inay labadaba ku ganac sarreeyaan Xamaas, ayaa ku soo aadaysa xilli ay wali Xamaas ku adkaysanayso inaysan geli doonin heshiis aan soo afjarayn dagaalka, si tan oo laga soo dabciyo waxay Israa’iil ku dhaqaaqday cadaadis kasta oo ay saari karto illaa kumannaan kun oo Falastiiniyiin carruur iyo haween u badan la dilay, si xuna loo ciqaabay ragga maxaabiista ah ee ay xireen Israa’iil, wali Israa’iil waxay gaari la’dahay soo bandhigista sawir guul ah oo la xiriira dagaalka iyo inay jabiso adkaysiga Falastiiniyiinta.
UPDATE: Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa u sheegay wariyaha warbaahinta Axios, sida kaliya ee lagu badbaadin karo nolasha Falastiiniyiinta iyo joojinta duulaanka Rafah inay tahay Xamaas inay oggalaato heshiiska xabbad-joojinta.
Fiiro gaar ah;
Israa’iil ayaa duqeymo aan kala joogsi lahayn ka wada Rafah, halkaa oo sidoo kale si qasab ah dadka looga dad-guureynayo , waxay soo muujisay Israa’iil inay weerarrada u adeegsanayso si ay ugu cadaadiso Xamaas inay oggalaadaan heshiiska xabbad-joojinta oo ay u diiddanyihiin inuusan bixinayn dammaanad qaad la xiriira in heshiiska soo afjarayo dagaalka.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días