Amal Mawliid

Description
We recommend to visit

بِسم الـعَلي 🇮🇶 .
وَعَسَى أَنْ تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَكُمْ 🤍.
تواصل : @M1MMM 🏷 .
تعاملات : @MU1UMF 🏷 .
محضورين : @ZR9Bot 🏷 .

Last updated 2 weeks, 5 days ago

Last updated 1 month, 2 weeks ago

🚨𝗦𝗘𝗧𝗨 𝗠𝗣𝗦𝗖🚨 🌉🧗
By @Dysp77
Mk Sir.
@Ms3390
Shyam Sir.

Last updated 1 week, 1 day ago

1 month, 2 weeks ago

Assalaamu Calaykum dhammaantiin. Waxaan idiin rajaynayaa wanaag iyo khayr badan. Waraaqahani waa waraaqihii challenges-ka; saddex nooc oo kala duwan, 100 days challenge, 30 days challenge iyo 90 days challenge. Qofkastoo u baahan uu isticmaali karaa. La deg PDF-ka kadibna soo daabaco, ku dhejiso gidaarkaaga ama saaro miiskaaga. Maalin walba oo aad samayso shaygaas sax baad saaraysaa tirooyinka halkaa ku qoran.

1 month, 2 weeks ago
1 month, 3 weeks ago

Caawa codsi baan wataa intiinna halkan iigu jirta. Ciwaankaygii ganacsiga ee waynaa uu cilladaysan yahay. Fadlan ciwaankan cusub ii follow gareeya. Bal caawa 1k igu tuura idinkoo mahadsan akhyaareey.❤️
Waakan link-gu

https://www.tiktok.com/@amaldesignss1?_t=ZM-8sjh6tWxWoY&_r=1

6 months ago
6 months ago
6 months ago
6 months, 3 weeks ago

Mahadsanidiin. Labadaa account baad igala socon doontaan wixii cusube aan kusoo kordhiyo.

6 months, 3 weeks ago

Tiktok-gayguna wakaa iga soo follow gareeya.

10 months, 4 weeks ago

Salaama Saaxiibayaal.
Ramadaan wanaagsan dhammaantiin. Waxa jira gole aan ka tirsanahay oo la dhaho Kaaba Network. Waa gole u gaar ah dumarka. Laguna falanqeeyo mawduucyo u khaas ah dumarka. Fadlan waxaan idinka codsanayaa inta dumar ah ee halkan iigu jiraaba inaynu iska xaadirino golahaas. Waxaannu soo dhigi doonnaa mawduucyo badan. Mawduuca koowaad ee ah ka faa’idaysiga 10-ka danbe ee bisha Ramadaan ayaan maanta soo gelinayaa.
Link-gan hoose ka raaca golaha.

https://t.me/Kaaba_Network

Telegram

Kaaba Network

Waa gole loo aasaasay kor u qaadista wacyiga akhris ee bulshada gaar ahaan haweenka.

Salaama Saaxiibayaal.
We recommend to visit

بِسم الـعَلي 🇮🇶 .
وَعَسَى أَنْ تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَكُمْ 🤍.
تواصل : @M1MMM 🏷 .
تعاملات : @MU1UMF 🏷 .
محضورين : @ZR9Bot 🏷 .

Last updated 2 weeks, 5 days ago

Last updated 1 month, 2 weeks ago

🚨𝗦𝗘𝗧𝗨 𝗠𝗣𝗦𝗖🚨 🌉🧗
By @Dysp77
Mk Sir.
@Ms3390
Shyam Sir.

Last updated 1 week, 1 day ago