SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días
"ومن لم يسره ما يسر المؤمنين ويسوءه ما يسوء المؤمنين فليس منهم. ففي الصحيحين عن عامر قال سمعت النعمان بن بشير يخطب ويقول: (سمعت رسول الله ﷺ يقول: مثل المؤمنين في توادهم وتراحمهم وتعاطفهم مثل الجسد الواحد إذا اشتكى منه شيء تداعى له سائر الجسد بالحمى والسهر)".
مجموع الفتاوى ١٢٨/١٠
Si kastoo habeenku u dheeraado waxaa ku xigta maalin iftiin badan. Nidaamkii Nus qarniga ree Suriya guuysmasanyay ee cadaab iyo ciil nooc kasta marsiiyaymaantaa cidhibtiisaa la jaray, si kastoo daalimka loo daajiyo marka la qabto la sii dayn maayo.
Ilaahay ayaa mahad oo dhan iskale, maant waa maalin wayn Rabbow mahaddaa.
ويومئذ يقرح المؤمنون
#إدارة_العمليات_العسكرية
#ردع_العدوان
#سورية_حرة
اللهم لك الحمد حمدا كثيرا طيبا مُباركا فيه مباركا عليه كما تحب ربنا وترضى..
📍أوصى ابن عباس - رضي الله عنهما - بخمس كلمات فقال : إياك والكلام فيما لا يعنيك، ولا تمار سفيهًا ولا فقيهًا؛ فإن الفقيه يغلبك، والسفيه يؤذيك، واذكر أخاك إذا غاب عنك بما تحب أن تذكر به، ودع ما تحب أن يدعك منه، واعمل عمل رجل يعلم أنه يجازى بالإحسان ويكافأ.
[ الآداب الشرعية - ابن مفلح ]
Gacmaha ayuu kor u taagay, kolkaas ayay ilmadu qubatay oo uu ooyay.
Waa la waydiiyay “Maxaa kaa oohinaya?” Kolkaas ayuu yidhi “Ummaddaydaan u baqayaa oo aan u werwerayaa”
Waa Nebi Muxammad Scw oo darteen u ilmaynaya oo leh “Ilaahayoow ummaddayda” Rabbina ugu jawaabayo “Ummaddaada waannu kugu raalli gelinaynaa oo wax aad dhibsataa ummaddaada heli maayaan”.
Ku salliya Naxariis badanihii Ilaahay innoo soo diray naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee. Caawana waa Jimcee Salligiisa yaynaan afka ka qaadin.
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
Jannada sare raadso!.
1
Qofka Muslimka ahi waa qof han sare leh, sida diintu inna fartayna qofka hankiisu waa in aanu meel hoose noqon.
Halka u sarraysa ee qof Muslim ah hiigsadaa waa jannada, Jannadana waxa u sarraysa Al Firdaws, waana halka uu Nebigu Scw innagula taliyay in aynu ku ducaysanno.
2
Nebi Muxammad Scw waxa shaki la’aan ah inuu Jannada ka gelayo halka ugu sarraysa, qofka hanka sare lehna waa ka hiigsanaya inuu ka ag dhawaado Suubbanaheennii Muxammad Scw, in aad ka ag dhawaatana waxa kaa xiga inaad salligiisa badiso.
Waxa ka sugan Nebi Muxammad Scw inuu yidhi: “Dadka iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu salli badan”.
Caawa waa Jimce, carrabkaagu yaanu ka daalin Salliga Nebiga Scw
اَللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días