Dareen caashaq1🫀❤️🫂

Description
QalbiyadeeNa Aan uGu raaxayNo saliga NabigeeNa Mohamed [ S.C.W ] 🥰
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 1 año, 10 meses

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 años

Cryptocurrency ku baro si fudud, koorsada ka dalbo website keena abdishakur.me

Last updated hace 1 año, 11 meses

1 year, 10 months ago

Qofna Garab ku siin maayo intaad daruufesantahy 😢
Markaa guuleysato waxaad garbahaaga ku arki dontaH dad aadan arki jirin xiligii aad daruufysaneyd 🥺

1 year, 10 months ago

"Allow, noloshu waa mid adag oo murugo badan leh."

— Fyodor Dostoevsky

1 year, 10 months ago

Ku bilaabo maalinkaagan mahad-naqa ILLAAHAY.
الحَمْدُلله رَبِ العَالَمِين .🤎

1 year, 12 months ago
Dareen caashaq1🫀❤️🫂
1 year, 12 months ago
Noqo mid eysan saameyn ku yeelan, …

Noqo mid eysan saameyn ku yeelan, dhawaqyada qallafsan iyo dhaliilaha kakala imaanaya Dadka ku xeeran  .

Dadaal oo  diirada saar hadafkaada, kuwa badan oo maanta ku liidaya ayaa Berri Gedigaa guushaada isugu soo bixi Doona iyagoo kuu muujinayo iney ku farxeen.

2 years ago

Marka lagu jecelyahay waad kibir badantahay.

Markaad wax jeceshahayna Waad samir badantahay

Markaad isjeceshihiina waad Dagaal badantihiin.

2 years ago

☆ wakhtiga nin gob ah ciiley baa gun sasaba ?
☆ nin han yarba hurdada ka bogtee ?
☆ Maxey himiladu Qalbiga holcisaa ?

2 years ago

Mararka qaar is daawashada ayaa ka mudan isla hadalka.❣

2 years ago

Sii wada jooga intii aad helaysaan hal sabab oo aad ku wada nagaan kartaan.?

2 years ago

Maxaa dhici lahaa haddii xagashadayada gudaha ay ka muuqan lahaayen muuqaalkeeygah? ??

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 1 año, 10 meses

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 años

Cryptocurrency ku baro si fudud, koorsada ka dalbo website keena abdishakur.me

Last updated hace 1 año, 11 meses