Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Naf JIRAN

Description
Dhibkii adduunak oo hadlaaya
Bal ila arag waxa haabaya misna isdaba yaal,;!
Advertising
We recommend to visit

قناة احمد علي على تيليجرام ( شروحات تقنية ، تطبيقات ، ‏أفلام ومسلسلات ، خلفيات ، و المزيد )

Last updated 1 month ago

يرمز تيليجرام إلى الحريّة والخصوصيّة ويحوي العديد من المزايا سهلة الاستخدام.

Last updated 1 month, 1 week ago

- بوت الإعلانات: 🔚 @FEFBOT -

- هناك طرق يجب ان تسلكها بمفردك لا اصدقاء، لا عائلة، ولا حتى شريك، فقط انت.

My Tragedy Lies With Those Things That Happen in One Second And Remain

- @NNEEN // 🔚: للأعلانات المدفوعة -

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 2 weeks ago

Jaceylka hal dhinac u janjeera waa khiyaano dhib badan, sida in aad qofkaan ka maseyrto oo aad jeclaato in kastoo uusan dareemin, adiguna aad daali doonto.

2 months, 2 weeks ago

Waxan arki doonaa adiga oo gubanaya mana ku dami doono!

2 months, 3 weeks ago

Kaalay aan wada ooyno
Yaa yiri?
Murugadaadu waa arin gaar ah?

• Bilaal Rajeex
-

3 months ago

Ma jiro qof u qalma qalbigayga iyo jacaylkayga.

3 months, 1 week ago

Jacayl ahaan, waa ku filan tahay inaadan ku arkin murugo.

3 months, 1 week ago

Waxay ila tahay in jacaylku uu gabaad u yahay laba qof oo aan kalinimo noolaan karin 🥺

3 months, 1 week ago

Yaraynta ku dhex milanka dadka waa caafimaad wanaagsan.

3 months, 2 weeks ago

Macnihii nolosha ayaa igu dhex dhintay ilaa aan naftayda naco ilaa heer aan rabo in aan naftayda jidhdilo.🖤

3 months, 3 weeks ago

"Xishoodku wacanaa ku sii wacanaa hablaha "

Intaad xishoonayao baa tahay tan lawada raadinayo,
Gortaad xishoodkii wayso oo aad xuub siibataad qiima dhacdaa
"in lagu amaano si aad isu sii qaawisa mooyaane ninna gur iyo mustaqbal kaama yeelan doona,;"!!

3 months, 3 weeks ago

Dantaydu waa xoog badan tahay, laakiin dayacaygu waa ka xoog badan yahay.

We recommend to visit

قناة احمد علي على تيليجرام ( شروحات تقنية ، تطبيقات ، ‏أفلام ومسلسلات ، خلفيات ، و المزيد )

Last updated 1 month ago

يرمز تيليجرام إلى الحريّة والخصوصيّة ويحوي العديد من المزايا سهلة الاستخدام.

Last updated 1 month, 1 week ago

- بوت الإعلانات: 🔚 @FEFBOT -

- هناك طرق يجب ان تسلكها بمفردك لا اصدقاء، لا عائلة، ولا حتى شريك، فقط انت.

My Tragedy Lies With Those Things That Happen in One Second And Remain

- @NNEEN // 🔚: للأعلانات المدفوعة -

Last updated 1 month, 3 weeks ago