Dunida Caashaqa💝💯

Description
Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯"

Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰

🌼Erayo jaceyl"
🌼Dhiirigalin"
🌼Qisooyin"
🌼Suugaan"
🌼Oraahyo"

@Moablac

https://t.me/DunidaCaashaqa
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 3 weeks ago

🕋☪️RAMADAN MUBARAK ☪️🕋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Xabsi24 jaceyl ❤️💍
⬇️KU BIIR ⬇️

☆◇Gudoomiyaha kooxda◇☆
@Gud_Kooxda_Midnimo
https://t.me/addlist/n3CJEQU3g9MxMDhk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 91 chats.

1 month, 3 weeks ago

Anigoyo nasiibkuna
Naftaadaan u maqannee
Naso oo hurdada gamma’

– Axmed S Bide

1 month, 3 weeks ago

Anigoon nacaybiyo
Naxli aanu igu jirin
Naso waan ku daayee
Nabsigaygu kuma helo
Nin xun eebbe kuma bado
Nabaadiino inanyahay
Kollay nooli kulantee.

--Xasan Daahir - Weedhsame.

Ma iska dhex aragtay dareenkan?

2 months ago

☪️RAMADAN MUBARAK ☪️🕋

Bushqadaan waxaa ku jiro
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Suaalo_Diini_Ah 🕋 🕌
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/J5g5yXVcObI5YTI8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 84 chats.

2 months ago

Jahliga iyo faqriga Nabigu(SCW) wuu ka ducaysan jiray, waana wax Alle laga magan galo. Allahayoow magan.🙏🤲

2 months ago

Adduunka waxa ugu liita qof isla qumman. Waxan ku farxaa inuu Eebbe igaransiiyo in layga saxnaan karo, sidaaso kale aragtidayduna sax noqon karto. Inta noloshan adag, qadhaadh, xanuunka badan, waayaha isriix riixa wata ee aad moodo inay dagaal jihaad ah kugula jiraan noloshadaada dhalinyarnimo ee dhankasta layska xaganayo, mid ha illoobin naxariista cidda kaaga baahan oo kaliya ee aad awoodid. Rabbina kugula xisaabtami maayo kuwa aanad waxba gaadhsiin.

Ramadan kariim.❤️🙏

2 months ago
Dunida Caashaqa💝💯
2 months, 1 week ago

Bushqadaan waxaa ku jiro
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@dhiirigaliye10
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/XLukR3KjnBY5ZjVk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 84 chats.

2 months, 1 week ago

Saaxiibayaal jadwalkan waan soo xigtay ee ila qiimeeya. Jadwal fiican oo aad raaci kartid Ramdanka kuna anfici doona. 1: Xilli hore seexo habenkasta 10pm 2: Waxaad soo kacdaa 3am 3: Salatul laylka ama tajidka tuko 3:30am ilaa 4:15am 4: 10 ayadood oo…

2 months, 1 week ago

Saaxiibayaal jadwalkan waan soo xigtay ee ila qiimeeya.

Jadwal fiican oo aad raaci kartid Ramdanka kuna anfici doona.

1: Xilli hore seexo habenkasta 10pm
2: Waxaad soo kacdaa 3am
3: Salatul laylka ama tajidka tuko 3:30am ilaa 4:15am
4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am ilaa 4:35am ducayso ilaa 10 daqiiqo oo illhay waxaad rabtid weydiiso 4:35am ilaa 4:45
5: Suxuuro 4:45 am ilaa fajriga inta udhaxaysa.
6: Marka aad saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax
7: Salaada subax xiligeeda tuko.
8: Waxaad aqrisataa adkaarta subaxa ilaa 6am
9: Naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada xigta
10: Tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am
11: Markasta quraanka dhagyso
12: Salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo.
13: Salaada casar xiligeeda tuko adkaartana akhri iyo quraanka.
14: Ku afur markay qoraxdu dhacdo waxaad haysatid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wax walba oo aad rabtid intaadan afurin kahor
15: Tuko cishaha wakhtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm
16: Taraawiixda kadib 5 daqiiqo waxaad ka fakartaa malintaadu sidey ahayd iyo waxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan.
Maxaan sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Maxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa?.

Intaa kadib badi sadaqada oo caawi dadka baahan
Illhay waxaan ka baryeynaa Ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo.

□ Habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood

Salaada subax kadib :4bog
Salaada duhur kadib : 4bog
Salaada casar kadib : 4bog
Salaada maqrib kadib :4 bog
Salaada cishe kadib : 4bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari

Salaada subax 8bog
Salaada duhur 8bog
Salaada casar 8bog
Salaada maqrib 8bog
Salaada cishe 8 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood

Salaada subax 10 bog
Salaada duhur 10 bog
Salaada casar 10bog
Salaada maqrib 10 bog
Salaada cishe 10 bog

□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood

Salada subax 12 bog
Salaada duhur 12 bog
Salaada casar 12 bog
Salaada maqrib 12 bog
Salaada cishe 12 bog

□Qaybataan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood

Salaada subax 20 bog
Salaada duhur 20bog
Salaada casar 20 bog
Salaada maqrib 20 bog
Salaada cishe 20 bog

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago