SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months, 2 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 4 months, 3 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 2 days ago
"Anoo guur u jeedaad
Adna gaabsi jeceshahay"
—Hodan Abdirahman
Markaad qof si dhab ah u jeclaato, jacaylkaas ma go’o xitaa haddii aad waydo qofkii aad la jirtay. Ma ahan dareen ku xiran joogitaanka jirkiisa ee waa mid ku lammaan ruuxda qofka ee ku dhex nool naftaada. Waxaa la ga yaabaa in nolosha ay kala fogeyso laba qof oo is jecel, duruufaha ay kala geeyaan, ama waqtiyo adag la maro oo la isku seego fahan la-aan ay dhaliyaan maalmaha qal-qallafsani, balse jacaylka dhabta ah ma dhinto—wuxuu sii jiraa xitaa hadduu qofkaasi ka dheeraado. Jacaylka dhabta ahi waa kan innaga dhaxeeya, u ma baahnid in aad raadisid wadiiqo aad ku ogaatid jacaylka dhabta ah. Dhugo oo kaliya sida aan kuu jeclahay oo fahan. Jacaylka!❤️
Su'aal, was maxay XIRFADDA aad maanta qofka dhalinyarada kula talin lahayd? Midkasta ood taqaano ama aad kula talinayso qofka nalawadaag.🙏
Long distance relationship knows what's the value of this tight hug >>>❤️
( " إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا***♥️***" )
Salliga Nabiga aynu badino( SCW)❤️
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?
Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk
Waan Iskaga Xiisay.
Markii uu ilbidhiqsi kasoo wareegay go'aankaygii waxan ka cabsaday inaan is doqomeeyo oo kugu soo laabto ku dhaho "ilbidhiqsigii aan Kaa dhaqaaqay waan kuu xiisay, sideebay noqon doontaa noloshayda mustaqbalka iyo maqnaantaadu" waan garanayay inaadan la yaabayn middaas oo waxad ogayd heerka aad iga taagnayd iyo sida aan isku jeclayn. Taasi wayba fududayd, kawarran immika haddaan ku dhaho wax walba oo larabay inay yaraadaan way biireen, xanuunkii aan isla ogayn wuu tarmay waliba gudaha jidhkayga, sifiican ayaad u xasuusataa sawmaaha? Nasiibkayga ayaan tijaabiyay haddii ay warqaddani kusoo gaadho waxad ogaataa inaan kuu darsaday, waan kuu xiisay waxan u darsaday is garab taaggeenii iyo sida aan wax kasta oo innasoo wajaha u qaabili jirnay. Waxan tabay maaha kaliya muuqaaga iyo codkaagii bal e sida ay wax walba innoogu sahlanaayeen iyo sidaad Ii rajo galin jirtay mar walba oon is dhiibo, waxan xasuustay habeenkii hotelka ee aad iga baajisay safarkii aynu Isla qirnay inuu halis ahaa Alla maxaan waayo soo joognay! Ma riyoodo hadda waayo waxan ka cabsadaa inaan ku riyoodo adiga oo wax kaa xunyihiin ama mooral xun, guulayso gacalo. Waan iskaga xiisay waxwalba.❤️
24–7—2020
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?
Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk
Safarkii wuu bilaabmay, dhammaan himilooyinkiina waxay Soo fadhiisteen meel hirkii ay joogeen ka dhaw, kaliya waxaynu u baahannay dabaal lagu gaadho hirkaas taasina waxay noqotay "XIRFAD" ninkii yaqaana ayaana guulaystay.❤️
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months, 2 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 4 months, 3 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 2 days ago