Hanti iyo Horumar🤑🥇

Description
Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta.

Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir :

@Mrxoosh
╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮
https://t.me/cilminafsi
╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

1 week, 1 day ago

english-advanced-vocabulary-and-structure-practice.pdf

1 week, 1 day ago
1 week, 2 days ago

JACAYL CAFIMAADKA QABA:

Si kastoon kuu jeclahay weli naftaydaan kaaga jacayl badnahay waxaan daacad u ahay naftaydaa jirta ♥️

Hadaa ila joogtana waan ku jeclahay hadaad iga tagtana kuma dhib qabo.

“Qofka sidan u nool hadii si kasta loo xumeeyo naftiisa dhaawac uu kasoo kaban karin kuma dhaco qalbigiisa”🔐

By

@mizki_maxamuud

3 months ago
  1. Haddii aad rabto inaad Janno gasho, Akhri Aayatul Kursi kadib salaad kasta ?

Nebiga ﷺ wuxuu yiri: "Qofkii akhriya Aayatul Kursi kadib salaad kasta oo la faray, waxba kama celinayaan gelitaanka Jannada marka laga reebo dhimashada." ?

  1. Haddii aad rabto guri Jannada, Akhri Suuradda Al-Ikhlaas 10 jeer ?

Nebiga ﷺ wuxuu yiri: "Qofkii akhriya Suuradda Al-Ikhlaas 'Qul Huwa Allahu Ahad' toban jeer, Allah wuxuu u dhisaa guri Jannada ku yaalla." ?

  1. Haddii aad rabto hanti Jannada, dhaha "La hawla wala quwwata illa billah" ?

Markasta oo aad tiraahdo mar kaliya, waxaad heli doontaa hanti Jannada, ee bal ka feker inta hanti ah ee aad rabto inaad hesho. ?

Nebiga ﷺ wuxuu yiri: "Ma ku tusaa mid ka mid ah hantida Jannada? Waa "La hawla wala quwwata illa billah." ?

  1. Qofkii yiraahda "Subhaanallaah wa bihamdihi" wuxuu helayaa geed timir ah oo Jannada ku yaalla ?

Nebiga ﷺ wuxuu yiri: "Qofkii yiraahda 'Subhaanallaah wa bihamdihi,' waxaa loo beerayaa geed timir ah Jannada." ?

  1. Qofkii yiraahda "Subhaanallaah wa bihamdihi" 100 jeer, Allah wuxuu u dhaafaa dembiyadiisa ?

Nebiga ﷺ wuxuu yiri: "Qofkii yiraahda 'Subhaanallaah wa bihamdihi' boqol jeer, Allah wuxuu u dhaafaa dembiyadiisa xitaa hadday yihiin sida xumbada badda oo kale." ?

@AASIYA_CASAYR...

3 months ago

IS WAYDII SIDEE JANO KU KALI KARTAA⁉️

1.Naftan kugu jirta waad ogtahay inuu ilaahay u keenay aduunka inay caabudo iskaga bas.

2.waad ogatahay hadii wixii ilaahay ku yiri ka tag ka tagto samee ku dhahayna samayso inaad abaal marin jano u lehayso

3.hadaba is waydii maxaa ugu yaryar aan jano ku heli karaa ?

4.ilaahay waa xakiim waa caliim wuxuu kuu sheegay intaas oo wax oo aad janadiisa ku soo galayso furayaasha janada waaba laguu tilmaamay ee adiga uun haka gaabin inaad soo qaadatid adigaa dooran kara furahaad rabtid io meeshaad rabtid inuu ku geeyo.

4.tusaale ilaahay wuxuu dhahay   qofka aayad kursi akhriya janadaba waxaa ka xiga inuu galo inuu dhinta uun ‼️cajiib

5.kun shilin aad bixisato sadaqo baa jano ku heli kartaa,
Qof miskiina oo dhibaataysan aad caawisid baa jano ku heli kartaa,quraankaa jano ku heli kartaa salaadaad jano ku heli kartaa, wlhi ma soo koobi karo hadaan dhaho furayaasha janadaan idiin sheegi.

?Markaa ha noqon qof ka hadha tartanka ah sidee jano u gaadhi karaa u heli karaa maxaa iga hor taagan is waydii⁉️

Ilaahay dhamaanteen jano ha inagu kulmiyo dedaala ilaahay qofna dedaalkiisa ama wuxuu ku dedaalay ma dayaco✔️

@AASIYA_CASAYR.

3 months ago

Habeenka loo dabaal dago dhalashada Nabi Maxamed (SCW) waxaa loo yaqaanaa Mawliid al-Nabawi ama Mawlid. Xafladda Mawliidka waxaa lagu xusaa 12-ka bisha Rabi' al-Awwal, oo ah bisha saddexaad ee sanadka Hijriyada Islaamka, taas oo sanad walba is beddeli karta marka loo eego jadwalka miilaadiga.

Munaasabaddan waa waqti ay Muslimiintu ku xusaan nolosha iyo fariinta Nabi Maxamed (SCW) iyada oo loo sameeyo xaflado ducooyin, muxaadarooyin.

@mrxoosh

3 months, 1 week ago

"Noloshaada oodhan waxaad ahayd Qof kale, Ujeedada Noloshu waa inaad Noqoto Qofka dhabta ah Ee aad tahay."

.Carl jung...?

3 months, 1 week ago

Waqtiga waa hanti qaali ah oo aan soo laaban, waxaana muhiim ah in si caqliyaysan loo maareeyo. Qofka si wanaagsan u qorsheeya waqtigiisa wuxuu fursad fiican u helaa inuu gaadho guulo iyo horumaro isdaba-joog ah. Himilada iyo yoolalka nolosha waxaa lagu gaadha marka waqti kasta si faa'iido leh looga faa'iidaysto.

3 months, 1 week ago

Xidhiidhka  ka dhasha wax akhrisku ma dhamaado.
Saaxiibada wax akhrisku kulmiyana ma kala go'aan.
Guryaha lagu camiro kutubtuna way ka daganyihiin kana xasilooni badanyihiin Guryaha kale.
Qofka wax akhriyana wuu ka ogaal badanyahay dadka kale.
------------Xusni-----------
https://t.me/xusn9

3 months, 2 weeks ago

‏﴿ وَذَكِّرْ فَإِنَّ الذِّكْرَىٰ تَنفَعُ الْمُؤْمِنِينَ ﴾
‏- سُبحان الله .
‏- الحَمد لله .
‏- لا إله إلا الله .
‏- الله أكبر .
‏- لا حَول و لا قوة إلا بالله .
‏- سُبحان الله و بِحمده .
‏- سُبحان الله العَظيم .
‏- أستغفِرُ الله الْعَلِيُّ الْعَظِيم وَأَتُوبُ إِلَيْهِ.
-لا إِلَهَ إِلا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ.
-اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ.
-يا مقلِّبَ القلوبِ ثَبِّتْ قلبِي على دينِك

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago