Xikmado

Description
Advertising
We recommend to visit

- بعدها عيونك احلى عيون بعيوني .
- بوت حجز تمويلات @fpbot .
- قناة التمويلات | @ossss .
- لطلب التمويل | @sssso .

Last updated 2 days, 14 hours ago

• قناة البصمات الخاصة ببوت فسنجون 💖

- قناة المطور : @KekoDev

- معرف البوت : @iizBot

- للتمويل : @kekoibot

حساب المطور : @HHHHD

Last updated 1 month ago

نحنُ الاول في كل شيء اما غيرنا فلهم التالي •●

المالك ستيفن ~~> @AliAbbas95

Last updated 1 year, 6 months ago

2 months, 1 week ago
Via [@team\_kordhis](https://t.me/team_kordhis) B2

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

2 months, 3 weeks ago

7: "Waa in aad Ilaahay ka filataa, wax aanu garaadkaagu sugayn. Ilaahay wax walba wuu awoodaaye." -Sheekh Axmed Diidaat

8: "Joogiddaada iyo la'aantaadu, Islaamka waa iskugu mid. Balse, adigu Islaamka la'aantii waad lumaysaa." -Sheekh Axmed Diidaat

9: "Islaamku adiga la'aantaa wuu guuleysanayaa, laakiin adiga Islaamka la'aantiis waad khasaareysa."

-Sheekh Axmed Diidaat

10: "Waxaan aaminsanahay in Alle yahay ka kaliya ee wax abuura, wuxuu na noo soo diray rasuullo iyo nebiyo, si ay noo hagaan."

-Sheekh Axmed D'iidaat

11- Haddii Aadan Awoodin Hadal Xaqa ah, Ha u Sacaba Tumin Baadilka (Xumaanta Iyo Gardarada).

-Shiikh Mohamed Metawali Shaeraaw

12- Haddii Aadan Helin Ruux Laabta Xumaan iyo Xiqdi Kugu Haya, Ogoow inaad Tahay Ruux Fashilmay. -Shiikh Mohamed Metawali Shacraaw

4 months, 2 weeks ago

1: "Qofna markii uu dhalanayay ma uu dooran midabkiisa, nasabkiisa, hantidiisa iyo cidda uu noqonayo; ee haddii aadan abuurka ixtiraamayn, abuuraha ixtiraam."

-Sheekh Axmed Diidaat

2: "Cadowga ugu weyn ee Islaamku waa muslimka jaahilka ah. Kaas oo xanaaqiisa iyo xamaasadiisa ku samaynaya, falalka sumcad-darrada usoo jiidaya Islaamka. Dadka kalena marka ay arkaan, waxay moodayaan inuu Islaamku yahay isaga oo kale."

-Sheekh Axmed Diidaat

3: "Anigu Muslim baan ahay, Islaamkuna waa diin dhamaystiran. Laakiin, anigu ma ihi insaan dhammaystiran. Haddii aan gef ku dhaco Islaamka ha canaananina, ee aniga i cansanta."

-Sheckh Axmed Diidaat

4: "Qofka gudaha ka wasakhaysani, ma suuraysto in ay jiraan dad wanaagsani."

-Sheekh Axmed Diidaat

5: "Dadka kuwa ugu dhaqanka xumi waa, kuwa marka ay kaa cadhoodaan wanaaggaaga inkira, sirtaada faafiya, noloshaadana diida, wax aanad ahaynna kaa sheega."

-Sheekh Axmed Diidaat

6: "Annagu ma nihin, kuwa ka dib dhacsan reer Galbeedka. Balse, waxaynu nahay kuwa ka dib dhacsan Islaamka.

9 months ago
1 year ago

Qofka marka uu kula joogo dadka kale maamuuskooda duudsiyaa, maalin ayuun buu adigana dadyaw kale agtooda kugu duudsiyayaa oo maqaamkaaga uu yasayaa!

Qofka dadka kale sharafkooda ka dhigta jaranjar uu adiga kuu soo raaco ee kaaga warsheekoodaa, maalin ayuun buu adigana kaa dhiganayaa sallaan uu dad kale iskaga dhaadhiciyo oo uu maamuuskaaga ku dan gaadhayaa!

Dadka jaadkaas ahi waa mindi dhul taalla oo kuu dhuumanaysa, kala-tilmaamista dadka qaarna la duudsiyo darna dayaxa la dulmariyaana, waa quudkooda ay u qamaamaan ee hammuun-gorayada ay u leeyihiinba!

1 year, 1 month ago

RED PILL IYO BLUE PILL
‐--‐--------------

RED PILL
-------
Qaadashada xabad kaniin ah oo cas waxay ka dhigan tahay fahanka waaqica caalamka waqtin taaso ah inaad ku socoto dariiq dabino badan ay yaalan shaqsiyaad gooni ahna ayka macaashayan iyo inaad kasoo toostey hurdo dheer aad hurdeysay tan iyo yaraantadi waxaadna bilaweysa dhisida naftaada dhinac kasta iyo barashada xirfado cusub kuwaaso ah xalka ugu muhiimsan ee aad kaga bixi karto dabinka (Matrix)
Muxuu yahay dabinku?
Dabinkaas wax uu yaala jiha walbo oo caalamka ah waxaase ugu weyn u kalihida school 12 sano oo noloshaada ka mid ah ay xigto 4 ilaa 6 sano oo taqasus jamacaded ah waxaadna markii ugu horeyse bilawi doonta u dhaqaaqida hadafyadii niyada kugu jirey oo aad ka biqi jirtey ha noqdaan maalgashiyo iyo bilaabida ganacsiyo cusub

BLUE PILL
-------
Qaadashada xabad kaniin ah oo buluug ahna waxey ka dhigan tahay kusii noolanshaha noloshii aad waligaa ku nooleyd iyo ku jirida aaga xasiloonida(comfort zone) waa aag kaa dhigaaya mid ka baqa halista fursadahana dayaca lkn hadii aad u bareeri laheyd halistas guulo waaweyn aad ka gaari lehed noloshana kana xoroobi laheed dabinka (Matrix) waa adiga oo qamaar ciyaaraya laakin 1dollar, 1dollar kale ku raadinaya 1+1 waana qamaar aadan waligaa wax natiijo ah ka gaareynin
Muxuu yahay 1+1?
Waa ukalihida shaqo maalin walba bishii laakin lacagta lagu siiyo aysan gareyn 15 ka bisha hadana aad meeshi ka bilaweyso raadinteeda

Hadaba adiga ayaa garanaya kaniin aad laqeyso inaad doorato nolol halis umuuqata laakin gadaal aad ka mahadiso iyo ku jirida noloshan shalay iyo maanta aan wax farqi ah u dhexeynin iyo raadinta naag adigo noloshaada ku fileen.

1 year, 2 months ago

Waa Kuma xaasidku?

Xaasidku waa qof raba ama jeclaan lahaa inuu haysto Nolosha qof kale dhinac kasta laakiin aan Rabin Inuu sameeyo waxa qofkaas halkaas ku gaaray si isaguna u helo.

Xaasidnimada iyo nacayb ku waxay ka imaadaan meel hoose.

We recommend to visit

- بعدها عيونك احلى عيون بعيوني .
- بوت حجز تمويلات @fpbot .
- قناة التمويلات | @ossss .
- لطلب التمويل | @sssso .

Last updated 2 days, 14 hours ago

• قناة البصمات الخاصة ببوت فسنجون 💖

- قناة المطور : @KekoDev

- معرف البوت : @iizBot

- للتمويل : @kekoibot

حساب المطور : @HHHHD

Last updated 1 month ago

نحنُ الاول في كل شيء اما غيرنا فلهم التالي •●

المالك ستيفن ~~> @AliAbbas95

Last updated 1 year, 6 months ago