Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

๐Ÿ“š๐Ÿ“Xulka_Buugaagta ๐Ÿ“š๐Ÿ–‹๐Ÿ“Œ๐Ÿ†

Description
Kusoo Biir oo Hel Noocyada Kala Duwan Ee Buugaagta Xulka Ah
Advertising
We recommend to visit

Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed.

Waxa ka masuul ah:
https://t.me/IshraqCenter

Kala xidhiidh maamulka halkan:
@Turaasculimobot

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah

Fadlan wixii Su'alaha la xariir

@liibaanwaasuge
@Mfaratoon

Hoyga Aflaanta Hindiga & Musalsalda Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2024 Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo

20ย hours ago

Magaalo la dhaho Alexander ia  waxaa ku nooleyd gabar jecleyd in ay dadka la wadaagto sheekooyin gaar ahaan sheekooyinka Culumada xigmada iyo caqli badnaanta lahaa sida artistotle  . Kuwaas oo caan ku ahaa fikirkooda qotoda dheer iyo Hab fikirkooda wanaagsan .

Hadaba maalin maalmaha ka mid ah ,waxa ay ka sheekeyneysay sheeko ku saaabsan cabqarigii weeynaa artistotle iyo sids uu aad ugu baadigoobi jiray waxa Dadka ka farxiya .
Wuxuu aad ugu fiirfiirsan jiray waxa ka dhacaya hareerihiisa iyo wadooyinka mashquulka badan waxaana uu arkay in Qof kasta farxada uu u raadiyo siyaabo kala duwan .
Qaar si ay farxad u helaan waxa ay rabaan lacag ,qaar kalena waxa ay doonayaan si ay farxad u helaan in ay noqdaan kuwo caqli badan ,Qaar kalena farxadiiba wxa ay ka gashay madadaalasho iyo kaftan iyo ciyaar .

Lakiin si kasta oo ay wax kasta u sameeyaan ama lacag badan hel ama caqli badnaan aan xad leheyn lahoow waxa ay u muuqdeen kuwo wax  ay ka maqan yihiin .

Lakiiin aqoon yahanka artistole aad buu uga fakaray arrinkaan ,buugaag badan ayuu ka akhriyey ,dad badan oo majaalkaan ku xeel dheeraa ayuu la tashtay ,wax badan ayuu fakaray ,ugu danbeyn Bal Qiyaas muxuu kusoo gunaanuday hab fikirkiisa ?

Wuxuu uu ogaaday in farxada dhabta ahi aanay ahayn in aad wax badan heysato ama aad noqoto qof caqli badan ,lakiin farxada dhabta ahi waa inaad noqotid Qof wanaagsan iyo inaad aqoon u leedahay naftaada oo aad ogaato .

Ugu dambeyn Aqoon yahankii wuxuu ku laabtay magaaladiisa ,wuxuuna bilaabay in uu dadka baro sida loo ahaado qof wanaagsan loona aqoodo nafta .

Wuxuu yiri "inaad ahaatid Qof caqli badan nafta ka adag ,garanaya marka ay dharagsan tahay kana joojin kara wax kasta oo siyaado ah waa furayaasha dhabta ah farxada .

Cleo sheekada waxa ay kusoo dhameystirtay waxa aynu farxad ka heli karnaa anagoo dhan in aynu is caawino oo mid kasta oo inaga mid ah uu caawiyo walaalkiisa ee dhibaateysan sidoo kalena aad naftaada aad aqoon buuxda u lahaatid Halkaas ayeey farxada ku jirtaa .

2ย days, 12ย hours ago
3ย days, 2ย hours ago

๐Ÿง ๐Ÿ‘€Hadal Macno Leh โœ๏ธ๐Ÿ—ฃ
Buufinka midibadda Kala Duwan Ee uu Ka Koobanyahay ma ahan waxa Duuliya, ee Waa Naqaska ama Hawada Kujirta Guddaha Buufinka ,
Sidaa Darteed bani,adamka inta kuu Muuqato Ma ahee ,ee Waa Qalbigiisa Waxa kujira.

@ustaad_Muxidiin_Cabdi

2ย months ago

๐Ÿ“šBuugg : Waxaad Tahay Saxaabiyad
๐Ÿง”โ€โ™‚๏ธ Qoraa : Adham Sharqaawi
๐Ÿ‘จ Tarjume : Muxammed Cabdi Faarax ( Bin Faarax)

@Xulka_Buugaagta
@Dadkii_wanaagsanaa

2ย months ago
2ย months, 1ย week ago
2ย months, 1ย week ago

๐ˆ๐ฌ๐ค๐š ๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ซ๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐œ๐ฎ๐ง๐ข๐๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฎ ๐Ÿ๐ข๐ข๐œ๐š๐ง๐š๐ฒ๐ง.

Kuwa la shiilay.
1. Saanbuuska, Burka, Quraaca
2. Bajiyaha, Malawaxa, Haanbaygarka
3. Shuwaarmada, Naalo Naalo ku laab
4. Saanwiijka, Isku dhuuqa, Jibiska

Kuwa a bow.
1. ice cream
2. iskiriinka/ jalaatada
3. barafka

Kuwa macaan.
1. Nac naca, Buskulka, Keega
2. Jukulaatada, Kac kaca, Doorshaha
3. Xalwada, Hariisada

Sharaabada aysiidha / sodhaha leh.
1. Faantada, Shaanida, kokoola.
2. Isbaraydka, Red bull

Kuwa cad cad.
1. Sonkorta, Milixda, Baruurta,

๐‚๐ฎ๐ง๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง
๐„๐ž ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐ฎ๐ง๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ.

Borotiinada.
1. Hilibka, Digaaga/Doorada
2. Kaluunka, Beedka/Ukunta
3. Caanaha, Yogodka

Midhaha Cabitaanada ama Sharaabada.
1. Afkaadhada, Canbaha
2. Qunbaha, Liin macaanta
3. Liin dhanaanta, Mooska & muuska
4. Baytaraafka, Law'ska
5. Qaraha/xab xab, Cinabka
6. Tufaaxa, Sibiibta
7. Dacasaha, Tamaandhada
8. Baamiyaha, Shaaha cagaaran ( green tea)

Khudaarta cagaaran
1. Saladhka & asalaatada
2. Koostada, Begelka, Qajaarka
5. Kaabashka, Bocorka, Baamiyaha

Cuntooyinka baalka leh.
1. Biinaska, Fuulka, Digirta & gidirta
2. Gelayda, Misirta, Canbuulada
3. Salb, Qamandida, Garowga
4. Harakooga, Boorashka
5. Shuurada, Saloolka & daangada
6. Soorta, Xasiida.

Saliidaha.
1. Saliid qunbaha (Coconut oil)
2. Saliid sayntuunta (Olive oil)
3. Saliid lawska (groundnut oil or arachis oil)
4. Saliid mascarada(Sesame oil)

Kaarbohaydaraytiska.
1. Bariiska
2. Baastada
3. Cajeelada & laxooxda

2ย months, 1ย week ago

https://www.facebook.com/share/v/ZDC7w78yPUqmhLvH/?mibextid=CDWPTG

Waxaad Ka Heli doontaa, Xikmadahii Feylasuufyada, Halkudhigyadii Haldoorka , iyo Suugaantii Shaqsiyaadka Taariikhda.

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

2ย months, 1ย week ago

https://youtu.be/SPhtlZ3JJ0k?si=i8Srq7Uh7oDJmtMr

YouTube

maxaad ka taqaan darajooyinka ciidanka |โ”‡2024โดแดทโ”‡ diini xuseen shacab

XIKMAD Xikmado Xulka Xikmadaha Xikmado Qaali Ah Xikmado Dahabi Ah Xikmado Yaab Leh Xikmado Cajiib Ah Xikmado Murti Xambaarsan Subscribe Like Comment โ€ฆ

2ย months, 1ย week ago

Jadwal fiican oo aad raaci kartid Ramdanka kuna anfici doona.

1: xilli hore seexo habenkasta 10pm
2: waxaad soo kacdaa 3am
3: salatul laylka ama tajidka tuko 3:30am ilaa 4:15am
4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am ilaa 4:35am ducayso ilaa 10 daqiiqo oo illhay waxaad rabtid weydiiso 4:35am ilaa 4:45
5: suxuuro 4:45 am ilaa fajriga inta udhaxaysa.
6: markaat saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax
7: salaada subax xiligeeda tuko.
8: waxaad aqrisataa adkaarta subaxa ilaa 6am
9: naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada xigta
10: tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am
11:markasta quraanka dhagyso
12: salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo.
13: salaada casar xiligeeda tuko adkaartana akhri iyo quraanka.
14: ku afur markay qoraxdu dhacdo waxaad haysatid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wax walba oo aad rabtid intaadan afurin kahor
15: tuko cishaha wakhtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm
16: taraawiixda kadib 5 daqiiqo waxaad ka fakartaa malintaadu sidey ahayd iyo waxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan.
Maxaan sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Maxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa?.

Intaa kadib badi sadaqada oo caawi dadka baahan
Illhay waxaan ka baryeynaa Ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo.

โ–ก habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood

Salaada subax kadib :4bog
Salaada duhur kadib : 4bog
Salaada casar kadib : 4bog
Salaada maqrib kadib :4 bog
Salaada cishe kadib : 4bog

โ–กHabka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari

Salaada subax 8bog
Salaada duhur 8bog
Salaada casar 8bog
Salaada maqrib 8bog
Salaada cishe 8 bog

โ–กHabka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood

Salaada subax 10 bog
Salaada duhur 10 bog
Salaada casar 10bog
Salaada maqrib 10 bog
Salaada cishe 10 bog

โ–กHabka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood

Salada subax 12 bog
Salaada duhur 12 bog
Salaada casar 12 bog
Salaada maqrib 12 bog
Salaada cishe 12 bog

โ–กQaybataan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood

Salaada subax 20 bog
Salaada duhur 20bog
Salaada casar 20 bog
Salaada maqrib 20 bog
Salaada cishe 20 bog

Fadlan ku faafi groupyada iyo dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. quraankana dhamaynaysa.

We recommend to visit

Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed.

Waxa ka masuul ah:
https://t.me/IshraqCenter

Kala xidhiidh maamulka halkan:
@Turaasculimobot

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah

Fadlan wixii Su'alaha la xariir

@liibaanwaasuge
@Mfaratoon

Hoyga Aflaanta Hindiga & Musalsalda Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2024 Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo