ነጻነት ለህዝባችን - ብልጽግና ለአገራችን!
Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!
Freedom to our People – Prosperity to our Nation!
Last updated 3 months ago
Oduu - BBC News Afaan Oromoo
BBC Afaan Oromoo irratti oduu, odeessaa fi taateewwan haaraa Itoophiyaa, Afriikaa fi guutuu addunyaa irratti ta’an argattu. Yeroo mara waan haaraa jiru baruuf gara keenya koo
Last updated 2 months, 1 week ago
Xaaladda bariga dhaxe.
📮Bariga dhaxe Israel waxay go'aamisay inay weerar xooggan ku qaadi doonto Iran, waxaana laga cabsi qabaa inay beegsato xarumaha shifaalka iyo Nukleerka, hadii ay taasi dhacdana waxaa la leeyahay dhaqaalo xumo wayn ayaa soo wajihi karta aduunka oo idil iyo in dagaal buuxa ka dhaco bariga dhaxe.
📮Maamulka guriga cad ee Maraykanka ayaa la sheeaya inay isku khilaafeen Netanyahu qaabka iyo goobaha la dukhaynayo Iran, waxaana la sheegaya in uuusan Netanyahu ka aqbalin talooyinka maraykanka.
📮Dhanka kale Iran ayaa muujisay weerarkii habeenka dhawayd guulo la taaban karo waxayna ku goodiday hadii Israel ka soo jawaabto inay markale ku gaaaci doonto gantaalo ka awood badan kuwii hore, waxaana la sheegaya inay heegan galisay gantaalladeeda difaaca hawada, gaar ahaan kuwa ay ruushka ka soo iibsatay ee loo yaqaano S400.
Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran ayaa shalay u khudbeeyay si naadir ah wuxuuna cadeeyay in Iran sii wadi doonto taageerada ku aadan kooxaha iska caabinta ee bariga dhaxe, markatana diyaar u yihiin ilaalinta Iran.
📮dhanka Lebanon dagaalka ayaa ka socda cirka iyo dhulkaba ah Xisbullah ayaa khasaare badan gaadhsiisay Israel, iyagana waxaa la sheegaya in hogaamiyaal horle la khaarijiyay, wararka qaar ayaa sheegaya in safiyudiin Haashim oo ah ninkii lagu badalay hogaamiyihii Xisbullah ee Xasan Nasrallah in khamiistii isna Israel dishay, Israel ayaa sheegtay inay beegsatay isaga iyo saraakiil kale oo shir ku jira, lkn warar madaxbanaan oo cadaynaya warkan lama hayo.
La soco wixii soo korhda.
Deg Deg | Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza: 33,729 shahiid iyo 76,371 dhaawac ah tan iyo bilowgii gardarrada Israel ee Marinka Gaza
Deg Deg | Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza: 43 shahiid iyo 62 dhaawac ah oo ka dhashay gardarrada Israel ee Marinka 24 saacadood gudahood
Deg Deg | UNRWA: Gargaarka la gaarsiiyey qoysaska Gaza kuma filna inay daboolaan baahiyahooda ugu yar, dadka ku nool waqooyigana waxaa soo food saartay gaajo.
ነጻነት ለህዝባችን - ብልጽግና ለአገራችን!
Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!
Freedom to our People – Prosperity to our Nation!
Last updated 3 months ago
Oduu - BBC News Afaan Oromoo
BBC Afaan Oromoo irratti oduu, odeessaa fi taateewwan haaraa Itoophiyaa, Afriikaa fi guutuu addunyaa irratti ta’an argattu. Yeroo mara waan haaraa jiru baruuf gara keenya koo
Last updated 2 months, 1 week ago