Kayd Aqooned🫀📚 🖋

Description
Hadalba waxa kuugu filan kii hore
Kayd Aqooned waxad ka heli karta qormooyin ku suntan Aqoon iyo Suuganka channel loo wada bogey
Advertising
We recommend to visit

All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH

Partnerships: [email protected]

Last updated 4 months, 2 weeks ago

Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

Contact us @Burqasupport

Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 2 weeks, 3 days ago

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬CONTACT US💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@Abdii_Sabaa_University

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

2 weeks, 6 days ago

Ilwaad quruxsanleyey hadad
Oori ii noqoto Aakhiro ma sheegine
Aduun ma il xumaatene..

3 weeks ago

Qaababka Warbixin qoraaled loo qoro

Si aad u qorto warbixin tayo leh oo sax ah, waxaa muhiim ah inaad raacdo habka habboon oo nidaamsan. Halkan waxaa ku qoran tillaabooyinka ugu fiican ee lagu diyaarin karo warbixin:

  1. Caddaynta Ujeeddada Warbixinta

Marka hore, hubi inaad fahamtay sababta aad u qorayso warbixinta.

Qeex hadafka iyo ujeeddada warbixinta (tusaale, xog uruurin, warbixin shaqo, talo-bixin iwm).

  1. Ururinta Xogta

Xogtaada ka soo ururi ilo la isku halayn karo.

Hubi in xogta ay ku habboon tahay mowduuca aad ka hadlayso.

  1. Qorsheynta Qaab-dhismeedka

Warbixintu waa inay leedahay qaybaha soo socda:

Hordhac: Soo koob ujeeddada iyo dulucda warbixinta.

Dhex-dhexaad: Ka hadal faahfaahinta iyo xogta muhiimka ah.

Gunaanad: Soo bandhig natiijada ama talooyinka ku salaysan xogta.

  1. Isticmaal Hab-Qoraal Fudud oo Cad

Isticmaal ereyo cad oo aan mugdi ku jirin.

Iska ilaali hadal raagidda ama faahfaahinta aan loo baahnayn.

  1. Adeegsiga Tirakoob iyo Xog Cilmiyeed

Haddii loo baahdo, ku dar tirooyin, jaantusyo, iyo tusaalooyin si aad u xoojiso macluumaadkaaga.

  1. Kala-Saar Qodobbada

Ku qor warbixintaada qaybo kala cad si loo fududeeyo akhriska.

Adeegso cinwaanno iyo hoos-cinwaanno si ay u qurux badnaato.

  1. Dib-u-Eegis iyo Sixitaan

Markaad warbixinta dhamayso, dib u akhri si aad u saxdo khaladaadka ama waxyaabaha ka maqan.

Haddii suurtogal ah, qof kale ka codso inuu dib u akhriyo.

Tusaale Qaab-Warbixin:

Hordhac:

Waxaan warbixintan ugu talogalay inaan ku iftiimiyo sida loo horumarin karo adeegyada shirkadda.

Dhex-dhexaad:

Waxaan soo aruuriyey xog laga soo qaaday shaqaalaha iyo macaamiisha. Natiijada waxaa ka soo baxday in:

50% macaamiishu ka cabanayaan waqtiga sugaalka.

Shaqaalaha badankood waxay ku baaqayaan tababar dheeraad ah.

Gunaanad:

Waxaan ku talinayaa in la kordhiyo shaqaalaha iyo in tababarro joogto ah la siiyo si loo yareeyo cabashooyinka.

Habkaan oo kale wuxuu kaa caawin doonaa inaad qorto warbixin hufan oo la fahmi karo.

3 weeks, 1 day ago
  1. Nabigu wuxuu yiri:

"Ma geli doontaan Janno illaa aad rumeysataan (Alle), mana rumeysataan illaa aad is jeclaataan. Ma idin tusaayaa waxa aad sameynaysaan si aad isugu jeclaataan? Is salaama nabadgelyo!"
(Saxiix Muslim)

Hadalkan wuxuu muujinayaa in salaanta nabadgelyada ay tahay waddo lagu gaaro jacaylka iyo nabadda bulshada dhexdeeda.

  1. Wuxuu kaloo yiri:

"Muslimka waa qofka Muslimiinta kale ka nabad galaan carrabkiisa iyo gacantiisa."
(Saxiix Bukhaari & Muslim)

Halkan Nabigu wuxuu na barayaa in qofka Muslimka ah laga rabo inuu nabad ku ahaado dadka kale, islamarkaana uu dhowro xuquuqdooda.

Muhiimada Nabadda

  1. Horumarka Bulshada: Bulsho nabad ah ayaa leh awood ay ku horumariso dhaqaalaha, waxbarashada, iyo adeegyada kale ee muhiimka ah.

  2. Ilaalinta Xuquuqda: Nabaddu waxay suurtagal ka dhigtaa in qof walba uu ku noolaado si sharaf leh oo xor ah.

  3. Isku xirnaanta Bulshada: Nabadda waxay abuureysaa jacayl, is-aaminaad, iyo wadajir ka dhex dhasha bulshada.

Gunaanad

Nabaddu waa tiir muhiim u ah nolosha, waana waajib ku ah dhammaan dadka inay ka shaqeeyaan ilaalinteeda. Quraanka iyo sunnada Nabiga (NNKH) waxay inoo tilmaameen muhiimadda nabadda, iyagoo ku dhiirrigeliyay aadanaha inuu ku noolaado nolol nabad ah oo xasiloon.
----------------------------------------------------------------------------

3 weeks, 6 days ago

Wax hankaaga dib u dhiga damac yaanu kuu gayn🥰💯

3 weeks, 6 days ago

Hadad dhimato Geeridu mar bay nolosha dhaantaye dhaqsho iyo mar bay ka yiihin dharagu xaarane dhiidigaasho waa ceeb inaad qadato dhandhana malhn wuxu Adamiigu kugu hayo,,mar walba Ahuw Ruux ka Adga naftiisa waxan ku qaaliim ha qadan mar nab ha u ogolan in lagugu xada Guudbo

AUN yaa xasuusan kara Abwaanka tiriyey midhahan

4 weeks ago

Colaadaha Gayyiga soomaida ka Aloosan Allah ha inaga qaboojiyo dad walala ah oo dhiiga daadinaaya Oo shaati qolo gaar ah loo xidhey Yaanu dhan raac ka ahaanin dajinteeda mooye

1 month ago
Doqon ka warran," baa la yidhi.

Doqon ka warran," baa la yidhi.

"Doqoni yaanay kula dhalan," baa la yidhi.

"Haddii ay kula dhalato ka warran," baa la yidhi.

"Haddii ay kula dhalato meel fog ha kaa joogto," baa la yidhi.

"Haddii ay kaa joogi weydo oo ay kula joogto ka warran", baa la yidhi.

"Haddii ay kula joogto gacantaada ku hay," baa la yidhi.

"Haddii aad ku hayn kari weydo," ka warran baa la yidhi.

"Yaanay xoog weynaan", baa la yidhi.

"Haddii ay xoog weyn tahay ka warran" baa la yidhi.

"Yaanay shisheeye kaa jeclaan", baa la yidhi.

"Hadday kaa jeclaato ka warran", baa la yidhi.

"Gacantaada ku dil inta aanay ku dilin", baa la yidhi.

Waxa kale oo la yidhi 'doqontu 12 indhood ayay leedahay. 11 indhood waxay ku eegtaa ama ku aragtaa cidda dadka u xigta ee iyada u miciinka ah ama ha la dhalato ama ha la shaqaynayso'e. Isha soo hadhayna waxay ku aragtaa baa la yidhi, 'shisheeyaha ama cadowgeeda..

Qora/ Axmed Maxamed Faarax

1 month ago
Doqon ka warran," baa la yidhi.

Doqon ka warran," baa la yidhi.

"Doqoni yaanay kula dhalan," baa la yidhi.

"Haddii ay kula dhalato ka warran," baa la yidhi.

"Haddii ay kula dhalato meel fog ha kaa joogto," baa la yidhi.

"Haddii ay kaa joogi weydo oo ay kula joogto ka warran", baa la yidhi.

"Haddii ay kula joogto gacantaada ku hay," baa la yidhi.

"Haddii aad ku hayn kari weydo," ka warran baa la yidhi.

"Yaanay xoog weynaan", baa la yidhi.

"Haddii ay xoog weyn tahay ka warran" baa la yidhi.

"Yaanay shisheeye kaa jeclaan", baa la yidhi.

"Hadday kaa jeclaato ka warran", baa la yidhi.

"Gacantaada ku dil inta aanay ku dilin", baa la yidhi.

Waxa kale oo la yidhi 'doqontu 12 indhood ayay leedahay. 11 indhood waxay ku eegtaa ama ku aragtaa cidda dadka u xigta ee iyada u miciinka ah ama ha la dhalato ama ha la shaqaynayso'e. Isha soo hadhayna waxay ku aragtaa baa la yidhi, 'shisheeyaha ama cadowgeeda..

Qora/ Axmed Maxamed Faarax

1 month ago

Bedelkeeda gabadhuna wa iyado is waafajisa xidhidh iyo sharafta nafteeda walalaheda iyo dadkeeda iyadon Xidhiidhkeeda wax u dhimin ama ka xumaan

1 month ago

Ragnimada waxa ka mid ah in aad jeclaato gabar aad wax dhan karabin ilaa iyo mustaqbal moyee

We recommend to visit

All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH

Partnerships: [email protected]

Last updated 4 months, 2 weeks ago

Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

Contact us @Burqasupport

Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 2 weeks, 3 days ago

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬CONTACT US💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@Abdii_Sabaa_University

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago