Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Ukunta qarsoon🌹🌴

Description
Keydka maclumadyo kucajabiyo iyo kuwa laga yaabo inaadanba maqal.🌏





@cabduraxmn
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 12 hours ago

2 months, 4 weeks ago

Tartanka jannada hadaad bishaan ku guuleysan weydo bishee kale ayaa ku guuleysan😢😢😢😢😢😢

2 months, 4 weeks ago

quraanka wali ma dhamaynin lee ha idhihin.

bishaan 2 jeeer iyo 3 jeer inaad quranka dhamayso makugu filantahay😳😳😳😳😳

2 months, 4 weeks ago

Albaab kasta ooya lahayd ayaa la balaqay.
quruxdeedii ayaa qurux loogu sii daray.
gabdhihii dhex jogayna way isdiyaarshen.
jannada ilaahey ayaa inoo yeereyso

Bal dib iiisu eeg tartanka bishaan loogu jiro jannada heer noocee ka taagantahay.

3 months, 3 weeks ago

"Kuwii iimaanka laga heleyow yuhuud iyo nasaara gacal haka dhiganina , iyaga ayaa gacal iisu ah , ninkii gacal ka dhigta iyaga ayuu ka tirsanyahay , Allahna qolo daalimiin ah ma hanuuniyo "

#ALLAAH.

Yuhuud iyi chiristaan anaga gacalnimo nama dhex taalo.

@Cabduraxmn🖊

3 months, 4 weeks ago

"Munaafiqiinta markaay u istaagaan salaada waxay istaagayan iyagoo wahsanaayo , dadka ayay istusayaan , ilaaheyna ma xusaan waxyar maahani"

#Allah.

Tilmaamahan waa kuwa munaafiqiinta , hadaad leedahay isdaba qabo.

@Cabduraxmn🖊

4 months ago
4 months ago

"Ubishaaree munaafiqiinta inay cadaab daran leeyihin "

#Allah.

Munaafiqnimada iska dhowr ; si cadaabka umuteysanin.

@Cabduraxmn🖊

4 months ago

"Qof yuusan gabar mu'minad ah nicin , hadii uu meel ku fahmi waayo   meel kaluu ku fahmi"

#Nabiga_scw_ayaa_yiri.

Meel haday ku fiicneyn meel kale ayay halis ku tahay, ee haday ku qanciso iska hayso.

@Cabduraxmn.

4 months ago

"Waxaa idiin kuugu wanaagsan kuwa xasaaskooda ugu wanaagsan"

#Nabiga_scw_ayaa_yiri.

Xasaaskaaga halkeed kala joogtaan?

@Cabduraxmn.

4 months, 1 week ago

Wax kasta oon halkaan ku faafino way u fasaxanyihiin qof kasta inuu sii faafiyo ; si dadka kale uga faa'idaan.

Lakin qoraal aadan qorin inaad sheegato qoridiisa waa dulmi , adiga hanti dadeed sheegtay waxba ma dooriso.

Qoraalka aad magacaaga hoos ugu daba qabaneyso qof baa indhaha ku casaadeen.

@Cabduraxmn

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 12 hours ago