SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Inta badan bulshada way Islawada tilmaamid taqaanaa boogta ama halka aynu kakici la'nahay , lkin af mooyee nin inta gacan ula tago wax ka qabanayo waa inagu dhif , waa hadiiba la helee.
Xaflad qalinjabin madarso oon ka qeyb galay ayaa waxaa martidii halkaa kahadashay afka iskula dhufteen in baahida goobaha diinta ay bulshada ka jiifto , gaar ahaan waalidiinta ardeyda goobahaa dhigata masuuliyada u haysa.
Lkin cid kasta afka umbay ka sheegtay inay udhaqaaqdana madooneysa.
Dhibka aan ka sheegano ayaaba intaa ah.
"Shacaa'irta islaamka ee ka muuqata gabdhaha marakay madaarista kaso dareerayan ayaanba wax loo dhigo lahayn, hadeysan xitaa wax kaloo weyn baran , dadka diinta neceb uma dulqaadan karaan."
Odey ka hadlay xaflad an tagay ayaa yiri.
Runtii ismuujinta ayaanba jirin wax loo dhigo.
Tartanka jannada hadaad bishaan ku guuleysan weydo bishee kale ayaa ku guuleysan??????
quraanka wali ma dhamaynin lee ha idhihin.
bishaan 2 jeeer iyo 3 jeer inaad quranka dhamayso makugu filantahay?????
Albaab kasta ooya lahayd ayaa la balaqay.
quruxdeedii ayaa qurux loogu sii daray.
gabdhihii dhex jogayna way isdiyaarshen.
jannada ilaahey ayaa inoo yeereyso
Bal dib iiisu eeg tartanka bishaan loogu jiro jannada heer noocee ka taagantahay.
"Kuwii iimaanka laga heleyow yuhuud iyo nasaara gacal haka dhiganina , iyaga ayaa gacal iisu ah , ninkii gacal ka dhigta iyaga ayuu ka tirsanyahay , Allahna qolo daalimiin ah ma hanuuniyo "
Yuhuud iyi chiristaan anaga gacalnimo nama dhex taalo.
"Munaafiqiinta markaay u istaagaan salaada waxay istaagayan iyagoo wahsanaayo , dadka ayay istusayaan , ilaaheyna ma xusaan waxyar maahani"
Tilmaamahan waa kuwa munaafiqiinta , hadaad leedahay isdaba qabo.
"Ubishaaree munaafiqiinta inay cadaab daran leeyihin "
Munaafiqnimada iska dhowr ; si cadaabka umuteysanin.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago