SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
Ramdaan Mubarak ikhwati fil islaam ??
Ilaahay haynaga dhigo fursadaas qaaliga ah kuwo Ka faaidaysta ee aan dambi kasii korodhsan❤️???
🤚🏻Ha murugoon..
﴿وَجَاءُوا عَلَى قَمِيصه بِدَمٍ كَذِبٍ ﴾
﴿اذْهَبُوا بِقَمِيصِي هَذَا فَأَلْقُوهُ عَلَى وَجْه أَبِي يَأْتِ بَصِيرًا﴾
Qamiisku waxa uu noqday mid murugo u keenay Nabi yuusuf, markii inamadiisii ay u keeneen qamiis ay ku sheegeen; kii yuusuf in uu yahay, oo uu yey cunay.
Haddana qamiiskii waxa uu noqday mid galiyay farxad iyo raynrayn, waa markii ay u keenneen qamiiskii yuusuf uu usoo dhiibay, ee uu ku yidhi: indhaha kaga tuura, araggu ha u soo noqdee.
Murtida aan kala baxaynaa waxa ay tahay:
waxa maanta ku murugo galinaya, waxa laga yaabaa berri in uu ku farax galiyo. 🍁
Phaizah Muslimah
@Iftiinka_nolosha143
"Adiga oo fara maran haku laaban guriga, xitaa moos iyo qare u sii qaad xaaskaaga, waa qayb ka mida nafaqaysiga iyo naf-qaybsiga."❣
"Markii aad haasaawe tagaysana is bar ugu yaraan xanjo, shukulaato, loos ama nanac qori in aad jeebka kusii qaaddo.?
You can do?
Deeqsinimo.❣
@iftiinka_nolosha143
?????? ?????? ????????? ?????????? ??? ????? ???? ???? ????????.
?Salaadda ilaali oo ku dadaal mar walba.?.
?
?Alle uga mahadceli mar walba nimcada aa haysato ee aan la soo koobi karin.?.
?
?Qolkaaga iyo meelaha aa waqtiga ku qaadato si fcn u hagaaji oo dharkaaga ratib(raseeyso) si uu maalinkaaga u ahaado mid degen oo aa ku nafisto.???.
?
?Rootiinka jirka raac oo marso kareemo dabiici ah iyo maskiyada wajiga iyo timaha oo sii jirkaaga wax xoogaa ihtimaam ah ???♀️???♀️?♀️.
?
? Cab biyo badan waayo biyaha waxaa ku nool jirka oo 70% jirkeena waa biyo, waxayna ka dhigaan maqaarka mid caafimaad qaba waxayna wajiga ka dhigaan mid liisho ah oo bilaa nabro iyo laalaabad ah.?????.
?
?Akhriso adkaarta subax iyo galab, xili jiif iyo xili soo kicitaan.?? ?.
?
?Ku diiwaan gasho mobilka ama buug waxyaabaha maskaxdaada ka guuxaya iyo wax walba oo aa ku fikireyso. ??.
?
?Mar walba oo aa xanaaqdo biyo qabow kusoo qubeyso ama kusoo weyso qaado si xanaaqa uu kaaga dego.?
?
?Akhriso qur'aanka galab iyo subax iyo xili walba oo aa firaaqo tahay.?.
?
? Garo waxyaabaha aa ku xuntahay iyo ceebahaaga oo isku day inaa ku badasho dhaqamo kale oo wanaagsan oo ka dhabee horumarinta naftaada.✊?.
?
?Hurud xili hore oo soo kac xili hore maalinkaagana ku bilaaw dhoolacadeyn iyo mahadnaq rabbi.??♀️.
?
?Haka tagin wax barashada hana ka caajisin oo jirkaaga oo kaliya waqti ha gelin ee caqligaagana waqti sii oo wax cusub kusoo kordhi mar walba. ??????.
?
?La saaxiib dad wanaagsan oo ka fogow saaxiibka xun, si aa nabad ugu noolaato. ?.
?
? Dhaqamadan bar naftaada:
?Jirkaaga sii: 30 daqiiqo oo jimicsi ah.
?Caqligaaga sii: 15 daqiiqo oo akhris ah.
?Ruuxda sii: laba baal oo qur'aan ah + adkaar.
?Nafta sii: cafinta iyo saamaxaadda badan.
?Dadka sii: wanaag iyo sadaqo.
?
?Haddaa wada akhrisay love iyo share ?. @Phaizah Muslimah
?? Qaabka ugu wanagsan oo aad u diyaarin karto imtixaanka duruustaada...????
?Sameyso jadwal oo ogow inta saacado ah ee ku filan diyaarinta casharada.
?U diyaar garow imtixaanka isbuucyo ka hor, si aadan maskaxdaada culeys saaid ah u saarin maalmaha imtixaanka.
?Niyadaada kasaar inaad kawelwelsho
?Soo diyaarso dhammaan qalabkaaga(buugagta,qalimaanta,warqadaha cad cad, qalinka wax lagu calaamadeeyo ,mastarad, iwm)
?Diyaarso miis iyo kursi ama goob aad wax kudiyaariso
?Diyaarso jawi degen oo buuq lahayn
?Warqado ama buug ku qoro jabtar ama cutub walba nuxurkiisa iyo meelaha ugu muhiimsan ee xifdinta ubaahan
?Fahan waxa meesha ku qoran inta aadan xifdintiisa bilaabin waayo wax aadan fahamsaneyn wey adagtahay inaa xifdiso.
?Usheeg dadka kula jooga inaa waxdiyaarinayso si aysan kuu mashquulin
?iska xir aaladaha sida:(facebook,whats app, iyo dhammaantood)waayo wey kumashquulinayaan.
? Qabso wakhti go'an aad maadad ku akhriso si aadan u caajisin daqiiqado qabso si xamaasadaadu ukorodho
?##markale Iskuday inaa fahanto waxaa aad akhrinayso lknse marnaba kama maarmaysid xifdiska lkn muhiimadda sii fahanka.
? Cod sare ku akhri casharada si aa u xifdiso waqti yar gudihiis..
? Soo qaado wax mac macaana isa soo agdhig sida shukulaato ama nanac .
?Shahaaga ama coofee waxaad jeceshahay soo qaado.
?Biyo cad oo aad cabtana soo qaado.
?Seexo wakhti kuugu filan .
?Fadlan isku day inaad ka guuleysato walwalka iyo cabsida, arday waliba xiliga wax barashaa iyo xiliga imtixaanka walwal iyo cabsi ayaa soo wajahda.
?Waalidka iyo walalahaagana waxaad dhahdaa iisoo duceeya markaa exam galeyso waayo ducada waalidku waa mid la aqbalo❤
Ugu danbeen ha laawin inaa allah ku xernaato iyo inaad adkaarta akhrisato oo weydiisato allaah inuu kugu guuleeyo wax barashaa nabiga ku salli ,ducayso ❤❤?????
Na soo raac ❤
Mention ama Taag ku dheh qof arday ah plz waa intaasuu dhiiragelin ka helaaye???
Phaizah Muslimah✍
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago