Akadamiyadda Haaruuni

Description
Akadamiyadda Haaruuni, waa Akadamiyad aad ka helayso xogo la hubo, sida: buugaag, maqaallo, xikmado iwm.
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

8 months, 3 weeks ago

"Sida caadada ah marka qofka innoogu horraysa aad baynu ula dhacnaa. Mar uu khilaaf yimaaddana waa aynn u qaadanwaynnaa. Arrintanina waa midhaha ka dhashay in aynu marka hore faham khaldan ka aaminnay dadka, oo sida saxa ah ay tahay in qofka aad ku waddo in aad nolosha wadaagtaan aad ka filato wax walba, shakhsiyad aanu lahayn, lana qadar iyo qiimo ahaynna aanad siinnin. Sidoo kale waa in aanay canaantu sees u noqon xidhiidhka." Dr. Salmaan cawda, GARBADUUB.

8 months, 4 weeks ago

Saddex Kalfadhi in aynu nafta la yeelannaa waa muhiim:

1-Kalfadhi deggan oo aynu arrimaha ku daadejinno. Kaas oo ujeedkiisu yahay dibu-eegasta habka ay nolosheennu u socoto. Ma yahay habkii aynu ku gaadhaynnay mustaqbalka quruxda badan, iyo maalmaha qaayaha leh ee aynu qorshaysannay? Mise midhajirihii waa uu innaga mudhuxsaday, oo laf cad baynnu toobin ku haynnaa?

2- Kalfadhi dhiirrigelin ah, oo marka aynu arrin ka gungaadhno aynu nafta u samaynno. Innaga oo dareensiinaynna in ay hawl weyn ka soo dhalaashay, dhabbadaasna ay sii hayso.

3- Kalfadhi ufiirsi, oo aynu ku dhugaynaynno wax kasta oo ay isheennu qabato, dhegteennuna maqasho. Innaga oo dhuuxaynna farriinta laga fahmayo dabeecaddan aynu la noolnahay ee Alle, iyo dabciga aadamaha.

F.G

Labada kalfadhi ee 1-aad iyo 3-aad, waxa fiican in uu qofku keligii yahay oo aan cidi la joogin; sababta oo ah waxa ay labadaas kalfadhi u baahanyihiin feker iyo naflahadal.

1 year ago

Buugeenni (BIDHAAN), dhawaan waa uu ina soo gaadhayaa insha'allaah.

F.G
Magacii (TAALLOOYINKA JACAYLKA), waxa aynu ku beddelnay (BIDHAAN), oo ka hore ka habboon.

1 year, 4 months ago

Ka faa'idayso xilliga, oo kolba shay naftaada waxtar u leh meel ku tiiri. Kooraskaa Carabiga ah oo lacag la'aan ahina waa kuu diyaar haddii ay kaa go'antahay.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago