Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

🍁Qormooyinka nolosha🌹

Description
Akhristaha maanta waa qoraaga berito❤🌻

Noogu imow
..Bugaag
..Baraarujinta dhalinteena
..waxyaabo badan oo faaido leh
Nala joog

@Ibraahim_shariif
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

2 weeks, 2 days ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

2 weeks, 5 days ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

2 weeks, 6 days ago

Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid,

Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA
@KAAHANOLOSHA
@WADNOJACAYL

Admin || @Timow1

3 weeks, 2 days ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

3 weeks, 5 days ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

1 month ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

1 month ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

@Gud_Kooxda_Midnimo

👇KU BIIR👇
https://t.me/addlist/W5Ssn2v38oVlMTBk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 87 chats.

1 month, 2 weeks ago

●Shay aanan heli karin
●Shax marka aan dagi karin
●Soo adigaan ku shoogee
●Igu shaan badeeyee
●Shib ku yiri is qaadkee
●Ku shiraacdayee tagay
●Markii aan shirkaagiyo
●Rabay sheekadaadii
●Waadigii is shiiqshee
●Waxba hay shabaaxtamin

1 month, 2 weeks ago

Waa shaqsi gob ah ,oo af gaaban sheekadeeda kama xiiso dhacaysid,astaamaha aan ku jeclahay waxaa kamida kaliya waxay kula falanqaynaysaa intay taqaan waxay hadashaa aqoonteeda ,dadku waa seddex;dad markay hadlayaan dad ka hadla,dad dhacdooyin falanqeeya iyo dad afkaaro falanqeeya .Baydan waxay ku jirtaa qoloda ugu danbaysa. Ma xirxirna laakiin deegaankaa faray in ay inta badan aamusnaato taasna waxaad ogaanaysaa goortaa isbarataan ,Baydan dhalinyaradii ay la kacaantay way ka duwanayd ,oo markii ay dhalatay waxay la noolayd xaalad gaar ah taas baa sababtay in ay bulshada kala kulanto faquuq ,cay,dagaal iyo nooc walboo aflagaaddo ah ,waxaaba ugu darnaa dadkaas baydan caydeeda kala horarsan jiray siday ajar ku helayaan qayb kamida qoyskeeda, iyadu waxaa dan kama gasho waxayna awoodda saadhay waxbarashadeedii iyo danaheedii ,waa shaqsi leh saaxiibo dhawr ah laakiin weligeed aysan midna u daacad waramim oo waaba sunaha nolosha qof walba siraa laabtiisa ku kaydsan,mana uu rabo in uu cid la wadaago.
Mar ay nafteeda uga cabanaysay bulshada faquuqda bay hoos iskula showdhay ;

●Qalbigu hadal uu damqaday
●Intee jeer laygu duray
●Intee ficil aanan doonin
●Bulshadu ila doonatoo
●Dubaaxshay intaan dardhaday
●Muxuu qalbigaygu diiray
●Maxay ilin daamankayga
●Dareerto waa i qoysay
●Ayaan u dacwoonayaa
●Dunida waxa igu dhacaa
●Ilaah baa doorayee.
Waxay laabteeda ku haysaa cabashooyin badan laakiin marna cidna lama wadaagto kaliya waxay cabashooyinkaa la falanqaysaa nafteeda markale iyadoo nafteeda samir faraysa bay waxay iskula showdhay ;

●Maxaa i cusleeyey Hawlo
●Maxaa waqti igu cartamaya
●Maxaa cilad ila caweysay
●Maxaan ciishoodayoo
●Caweyska Maxaan fakaray
●Muxuu caqligay shaqeeyey
●Dhibaan caawimaad u waayey
●Kashayda maxay cuslaysay
●Maxaan waa calool nuglaaday
●Intaan dhoolaha cadeeyey
●Camiray farxad oo is giijay
●Culayska naftaan ku koobay

Taa macnaheedu maahan Baydan inay u dulqaadan la'adahay waxyeelada bulshada ee qofkasta waxa lagu dhaliilo in uu bedeluu jecel yahay laakiin waa yaabee Baydan sidee bay cilad ay ku dhalatay ubedeshaa . bulshadeenuna ma aqbali karto qof ka duwan, hadda Baydan waa 18 jir laakiin wax walba way is badaleen oo waxaa yimid haadkii siday nasiibka Baydan waxaa soo bidhaamay shay ay mar walba naawilaysay in ay hesho waxaa dalka timid eedadeed cambaro xaaji waxayna Baydan ugaysay dhakhtar ku yaal magaalada Muqdisho, waxaana loo sheegay in ciladeeda wax laga qaban karo ,lana daaweyn karo ayna la mid noqon karto dhalinyarada caadigaa Baydan iyadoo hadalkaa dhakhtarka ku niyad san bay nafteedii ay la showri jirtay ku tiri;
●Maalmay ladnaan noloshu
●Miriray ku maamuusi
●murugaad kasoo mayran .

Baydan waxaa lala tacaalay xalaadeedii ,waxaana soo baxday quruxdeedii gabarnimo ,waxayna sii wadatay waxbarashadeedii oo markaas ay ahayd fasalka 4aad ee dugsi sare ,waxaa Baydan xaaladeedii la ashqaraaray Bulshadii aflagaadayn jirtay ,waxaana dadkaa ugu darnaa warsame oo isagu Baydan xariir wadaag la'ahaa waayo hore .
Warsame wuxuu labo sano ka hor Baydan usoo bandhigtay xariir baydana iyadoon ka labolabayn bay ka aqbashay maadaama ay ahayd gabar guur u joog ah waxbarashada iyo guurkana aysan u arkayn wax caqabad isku noqon kara ,warsame goortii uu ogaaday in ay Baydan dhiniciisa noqotay buu xiriirkii dhankiisa ka gaabiyey taas waxaaba ka daran wuxuu soo raacay bulshadii faquuqi jirtay.
Markuu arkay Baydan oo soo kabatay kuna labisan quruxdeedii gabarnimo waxaa galay damac ,wuxuuna go'aansaday in uu xiriirkii dib usoo celiyo ,wuxuuna raadiyey baydan si uu xariirkoodii labo sano ka hor galbaday usoo celiyo, laakiin warsame wuxuu iloobay Baydan in ay tahay qof qalbi wanaagsan ayna doonayso qof qalbi wanaagsan kaliya ,wuxuu iloobay Baydan in ay soo martay xaalad la faquuqay iyadoon cilad weyn qabin aysana doonayn qof damiirku ka bahaloobay oo dadka abuuristooda ku caaya ee ay doonayso qof cid walba sidooda kula macaamila. Baydan iyadoo u jawaabaysa warsame bay tiri;

3 months, 1 week ago

Apps faaido leh;
1. Muslim muna : waa app aad ka akhrisan karto adkaarta subaxdii iyo galabtii wuxuuna ukala habaynayaa si aadan ku caajisayn ee aad jeclaanaysid  ,sidoo kale appkaan Salaad kasta wuu adimayaa  oo salaada xiligeeda waad ku ilaalin kartaa haddaad ugu talo gashid.
2. Tasbeeh: waa app aad ka akhrisan karto dikrigaaga maalinlahaa wuxuuna ku siinayaa saacado/xisaabiyayaal tiro badan oo middii aad rabto aad dooran karto kuna akhrisan karto dikrigaaga.
3. Good readers : waxay danaysaa akhriska iyo akhristayaasha
4. Ibrinks: waxaa adeegsada aqoonyahanada cilmi baarista.
5. منطوق :waxaa ku jira kitaab tiro beel oo carabi ah waxaadna u dhagaysan kartaa podcast ahaan .
6. My habits: waa app aad ku dajisan karto qorshayaashaada maalinlahaa .

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago