SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Waxaan u hambalyeynayaa dhammaan Muslimiinta oo idil bilashada bisha barakeysan ee Mowliid. Aadanuhu waxa uu maamuusaa munaasabadaha qiimaha badan ee ku asteysan sooyaal, halgan, guul, gallad Eebbe oo soo korortay amabase lagu xasuusan karo dhacdo muhiim ah oo saameyn togan ku yeelatay jiraalkiisa. Asalka xuska iyo weyneynta Mowliidka waxaa iska lahaa Suubanaha naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee oo ku maamuusay cibaadada Soonka si uu Eebbe weyne ugu mahadnoqo, uguna muujiyo dareen farxadeed oo kasha kasoo go'day. Mowliidka Suubanaha naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee lagama siibi karo xeyndaabka farxadeed iyo maamuuseed ee uu Suubanuhu ku gedaamay. Haddaan si kale u dhahno, Mowliidku Suubanuhu Soon ka arradan dareen gudeed iyo ujeeddo ka dambeysa arrinkaas muusan soomin, sida ay dadka qaarkood u dhigaan amaba doonayaan iney u dhigaan ee Soonku waa ficilkii ama falkii lugu muujinayay ujeeddo ama ujeedooyin muunaddooda leh oo mudan inaan wax badan ka iftiiminno.
Dadku badanaa haddii ay helaan muraadkooda Eebbe ayay wax u nadraan. Tusaale, waxaad leedahay "Eebbow haddaan imtixaankan ku guuleysto, adiga dartaa baan u soomayaa, ama u sadaqeynayaa ama Masaajid u dhisayaa" falalkaa kala duwan ee aad sameyneyso waa falal aad uga golleedahay inaad ku muujiso ujeedooyin waaweyn oo ay ugu mudan yihiin farxad, gallad Eebbe, reynreyn iyo jaceyl aad u hayso muraadka aad gaartay. Sidaa si lamid ah ayaan ku qeexi karnaa Soonka Suubanaha naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee ee maalinkii Mowliidka. Ujeeddooyinka uu u soomay Suubanuhu waxaa kamid ah meeqaamka sare ee ay agtiisa ku leedahay maalintani iyo farxadda iyo reynreynta uu u hayo maalintan qiimaha badan. Sidoo kale waxaa iska cad inuu Suubanuhu u mahadnaqayo Eebbihii ahaysiiyay maalintaas. Sida laga fahmayo ficilkaas uu sameeyay Suubanuhu maalintani waa maalin ka duwan maalmaha kale, leh milgo iyo maamuus u gooniya, maalin mudan xus iyo xusuus. Sidaa darteed, arrinka la doonayo in laga mideysnaado waxa waaye inaan si wadajir ah ugu faraxno dhalashada Suubanaha naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee, maxaa yeelay farxaddu waa dareen qalbiyeed muujinaya maxabbada aad u hayso Suubanaha, dareenkaasoo loo baahanyahay inuu ka madax bannaanaado koox, firqo iyo isriixriix toona.
Suubanuhu waxa uu ahaa aadane qiimo badan oo ku asteysan anshaxa ugu heerka sarreeya. Dhalashadiisu waxay ka dhigneyd soo ifbixii ileyskii iyo iftiinkii badbaadiyay dunidii mugdiga baadidu wada dabooshay. Mucjisooyin waaweyn buu la kowsaday soo ifbixiisii, dabkii reer Faaris baa bakhtiyay, leyrkii qasriyadii Roomaniska ayaa damay. Nuurkii farriinwadaha ayaa meel kasta iftiinshay. Waxa uu noqday Suubanuhu waaberi usoo baxay dunida ayaandarradu maansheysay. Anshaxa wanaagsan baa lala soo diray. Dacwadii Suubanaha naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha waxa uu ku billaabay Towxiidka Eebbe iyo ka waantoobidda Shirkiga. Dowgaas qiimaha badan buu u guntaday hirgalintiisa iyo howlgalintiisa. Ujeedkiisii sidii buu uga dhabeeyay, waxa uuna soo saaray fac ku tilmaaman hawkarnimo, geesinimo, hal-adeyg, caddaalad, sinnaan, gobonnimo, anshax iyo maxabbo Nebi.
Ugu dambeyn munaasabadda xuska Mowliidka arrimaha door-roonaanta ay leedahay waxaa kamid ah xusuusta iyo ka warqabka ay ku reebeyso dunida oo idil, taasoo keeneysa in dad badani ku baraarugaan jiritaanka Nebi Maxamad iyo anshaxiisa suubban. Arrinkan ayaa keeney in dad badani soo islaamaan oo Nebiga dartiis ugu soo biiraan diinta ugu mudan diimaha ee Islaamka.
Inaa saaxib ila naqatid wanaag mooye xumaab igama halaysid
Haliga Soo raadiyo
UBAX UBAX ABUURAYO ??❤️?
Oo aniga qoraaga ahau
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago