Daryeelka caafimaadka 🥼🩺❤️

Description
Soo dhawoow walal dariiqii an Ku tagi lahayd 3k. If Allah say ❤️🖤

Waxad Ka helaysaa Macluumad Ku saabsan Caafimaadka inagu xeeran Ka qaado wixii Ku Anfaca kaliya join dheh si ay igu Noqoto dhiirigelin ❤️🙏
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

6 months ago
6 months ago

Wᴀxᴀᴀɴ ʜᴀʟᴋᴀɴ ɪsᴋᴜɢᴜ ᴋᴇᴇɴᴀʏ ᴀǫʀɪsᴛᴇ Kᴀɴᴀᴀʟᴏ xᴜʟ ᴀʜ Oᴏ ᴜᴛᴀᴀɢᴀɴ ʜᴀᴅʜ ɪʏᴏ ʜᴀʙᴇᴇɴʙᴀ sɪᴅɪɪ ᴀʏ ʙᴜʟsʜᴀᴅᴏᴏᴅᴀ ᴜɢᴜ ғᴀᴀɪᴅᴇʏɴ ʟᴀʜᴀᴀʏᴇᴇɴ ᴜ ᴡᴀᴄʏɪ ɢᴀʟɪɴ ʟᴀʜᴀᴀʏᴇᴇɴ ᴜ ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ʟᴀʜᴇʏᴇᴇɴ,

Sʜᴀʀᴀғ ɪʏᴏ ᴋᴀʀᴀᴀᴍᴏ ɴᴀɢᴜ sᴏᴏ ʙɪɪʀ ᴏᴏ ᴋᴀᴍɪᴅ ʙᴀʜᴡᴇʏɴᴛᴀ ɴᴀɢᴜ xɪʀᴀɴ 🙂👇

6 months ago

Wakhtiyada Waalidka iyo Caruurtu isku dhacaan.
1. Marku uu so tooso ilmuhu
2. Marku dharka gashnaayo
3. Wakhtiyada cuntada.
4. Xiliga musqusha iyo qubayska
5. Markad guriga kala hagajinaysid
6. Markad iskuulka ku socotaan
7. Marku qof kuu yimaado
8. Marku banaanka ku ciyaarayo
9. Wakhtiga tvga
10. Markad telephone ku hadlaysid
11. Wakhtigaad cuntada karinaysid
12. Markay saaxiibadii guriga wada yimaadan
14. Markad dharka hurdada u dooraysid
15. Wakhtiga hurdada
16. Marka aad xeebta aadaysan
17. Wakhtiga xafladaha
18. Xiliga geeri ama aroos jirto
19. Xiliga fasaxa waxbarashadu tahay
20. Xiliga cisbitaal la aadaayo
21. Markad gaadhiga dad waynaha wada raacdan
22. Markad aadaysid suuqa, supermarket ama tukaanka
23. Markad vlog duubaysid.
24. Markad bangiga aadaysan.
25. Markad xanaanada Caruurta tagtaan.
26. Marka aad qof ugasii tagaysid.
27. Marka aad wax u diranaysid
28. Marka uu naaska diido.
29. Marka uu cuntada diido.

Ku dar adna wixii aad xasuusato.

6 months, 1 week ago

Wᴀxᴀᴀɴ ʜᴀʟᴋᴀɴ ɪsᴋᴜɢᴜ ᴋᴇᴇɴᴀʏ ᴀᴋʜʀɪsᴛᴇ Kᴀɴᴀᴀʟᴏ xᴜʟ ᴀʜ Oᴏ ᴜᴛᴀᴀɢᴀɴ ʜᴀᴅʜ ɪʏᴏ ʜᴀʙʙᴇɴʙᴀ sɪᴅɪɪ ᴀʏ ʙᴜʟsʜᴀᴅᴏᴏᴅᴀ ᴜɢᴜ ғᴀᴀɪᴅᴇʏɴ ʟᴀʜᴀᴀʏᴇᴇɴ ᴜ ᴡᴀᴄʏɪ ɢᴀʟɪɴ ʟᴀʜᴀᴀʏᴇᴇɴ ᴜ ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ʟᴀʜᴇʏᴇᴇɴ,

ɴᴀɢᴜ sᴏᴏ ʙɪɪʀ ᴏᴏ ᴋᴀᴍɪᴅ ʙᴀʜᴡᴇʏɴᴛᴀ ɴᴀɢᴜ xɪᴅʜᴀɴ 👇

6 months, 2 weeks ago

Wᴀxᴀᴀɴ ʜᴀʟᴋᴀɴ ɪsᴋᴜɢᴜ ᴋᴇᴇɴᴀʏ ᴀᴋʜʀɪsᴛᴇ Kᴀɴᴀᴀʟᴏ xᴜʟ ᴀʜ Oᴏ ᴜᴛᴀᴀɢᴀɴ ʜᴀʀ ɪʏᴏ ʜᴀʙʙᴇɴʙᴀ sɪᴅɪɪ ᴀʏ ʙᴜʟsʜᴀᴅᴏᴏᴅᴀ ᴜɢᴜ ғᴀᴀɪᴅᴇʏɴ ʟᴀʜᴀᴀʏᴇᴇɴ ᴜ ᴡᴀᴄʏɪ ɢᴀʟɪɴ ʟᴀʜᴀᴀʏᴇᴇɴ ᴜ ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ʟᴀʜᴇʏᴇᴇɴ,

ɴᴀɢᴜ sᴏᴏ ʙɪɪʀ ᴏᴏ ᴋᴀᴍɪᴅ ʙᴀʜᴡᴇʏɴᴛᴀ ɴᴀɢᴜ xɪʀᴀɴ 👇

6 months, 2 weeks ago

Talooyin muhiim ah inaad samayso
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

Digirta ama cambuulada waxaa laga yaabaa dadka qaar in ay ku dareemaan gaas, si digirta aysan u kicin gaas calooshana u bixiso, dheefshiidkuna ugu fududaato in uu shiido digirta qofku waa qasab in marka digirta uu cunaayo uu ku cabo wax kulul sida shaah kulul taas waxay saacidaysaa in gaasna aadan dareemin marka aad digirta cunto saxaraduna kuu jilacdo

Gaaska – waa qalad caafimaad ahaan in aad liin dhanaan cunto cuntada kahor sidoo kale cunista kiin dhanaanta xilliga qadada waa sababta ugu wayn gaasku qofka ugu kaco, ku cun lin dhanaan ama cab liin dhanaan marka aad cashayso kadib, liin dhanaanta la cabo ama la cuno habeenkii waxay sifaysaa aashitada caloosha sidaa darteed marnaba cuntada kahor ha isticmaalin liiin dhanaan, liin dhanaantu cuntada kadib ayaa wanaagsan in qofku cuno ama cabo

Hadii aad gaas qabto talada ugu fiican dhakhaatiirtu siiyaan qofka gaaska qaba waa inuu subaxdii marka uu kaso kaco cabo malab. Marka gaaska lagu daawaynayo malab waxaa wanaagsan inaad cabto subaxdii adigoo baahan sababtoo ah malabku wuxuu kala filtareeyaa dhacaamada dheefshiidka, malabka aad isticmaalayso waa inuu ahaado malab saafi ah, malab caddaha ayaana sii wanaagsan

Inta badan wadna xanuunka iyo oodimaha waxaa keeni kara cudurada dheefshiidka sida gaaska ama infakshanada xameetida. Xalka ugu fiican ayaa ah in inaad subax iyo habeen maalintii laba waqti cabto shaah qarfuhu ku badan yahay. Qarfuhu waa maadada ugu muhiimsan socodka dhiiga isku dheelitirta sidoo kale qarfuhu wuxuu sifeeyaa dheefahiidka wuxuuna meesha ka saaraa halista gaaska, wadna xanuunka iyo oodimaha

Cabista biyaha qabow waxay faaiido u leedahay caafimaadkeena gaar ahaan beerka. Cabista Biyaha qabow gaar ahaan subaxdii waxay si gaar ah daawo ugu yihiin cudurada dheefshiidka ku dhaca sida gaaska, infakshanka xameetida, dhagaxaanta ku samaysma xameetida iyo cagaarshowga. Hadii aad qabto gaas daran ama.cudurada beerka iyo dheefshiidka ama caloosha ku fadhiso taladan muhiim ayay ku tahay

7 months, 3 weeks ago
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada …

Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺

Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
@Lamaane24h
@Erayojaceyl23
@Qalpijaceyl42
@Riyooyinkeena56

7 months, 3 weeks ago

5 Talo ku socota walidiinta markasta na la isoo waydiiyo
Imisa jeer aya loo maydha ilmaha hada
dhashay(newborn) goorma aya loo bilaaba maydhida iyo sidee loo ilaalin kara nadafadisa ?

1= ilmaha hada dhashay si qabow looga ilaaliyo looma maydho 24saac ee ugu horaysa
Ilamaha qoyaanka cad ee saran marka uu soo dhasho oo lo yaqan vernix hadaba vernix USKAG MAAHA wa qoyan anti bacterial leh oo natural moisturiser ah
Sidaa awgeed kaliya tuwal ama xarqad shiid ah ku qalaji

2= wakhtiga ugu wanagsan ee loo bilaabo ilmaha maydhitaanku wa usbuuca 2aad marka Halkii madheerta laga jaray qalasho
ama biinka lagu dhajiyay ka dhaco
Inta ka horaysa ilmuhu ma leh dhidid faro badan kaliya sponge qoyan ama wipes ama tuwal qoyan ugu masax

3= maalinkasta in loo maydho ilmaha wa qalad 2jeer ama 3jeer todobaadkii way ku filan tahay

4= meelaha uskagu fadhiisto waxa ugu badan inta xafaayada lagu xidho iyo qoorta hoosteeda labada myelood markasta nadafadooda la soco

5= ilmaha dharka cusub intaan loo galin wa in dharka la maydhaa oo biyo diiran lagu maydhaa lagana jaraa xadhiga ama calaamadaha dharka ku dhagsan si looga hortago skin irritation ama waxyaabaha allergy ga kicin kara
Xigasho= american academy of pediatrics iyo WHO

#Drkalid mohamed

7 months, 3 weeks ago

Taxanaha Caafimaadka

Sidee U Noqon Kartaa Qof Muuqala Ahaan Da'diisa Aad Uga Yar?

5 Qodob Akhriso

  1. Waxaad maalin kasta cabaysaa 2 ama 3 litir oo biyo ah ama salaad kasta marka adukato 2 galaas biyo ah cab, salaad subax 2 galaas biyo ah, salaad duhur 2 galaas, casirka galaas, maqribka galaas, ugu yaraan 6 galaas biyo ah waa inaa cabtaa

  2. Waxaad seexanaysaa isbuucii 3 habeen oo ka mid ah 09:00 Habeenimo kahor. Hurdada ugu fiican jirkuna qurux ka helo waa hurdada la hurdo 08:00 habeenimo ilaa 02:00 Habeenimo, xubin kasta oo ka mid ah jirkaga nuur aya ka muuqanaya

  3. Gabi ahaanba waa joojinaysaa waxa sokorta leh ama sokorta ku samaysan tahay, hadii aadan hal mar joojin karin waxaa samanaysa hab aad tartiib isaga jari karto, maalin dhaaf ama 2 maalin dhaaf u isticmaal waxyaabaha sokorta kagu sameeyo

  4. Cuntada aad cunayso ha noqoto cuntooyinka biyaha lagu kariyo, taas bedelkeeda waa inaad joojisaa ama yaraysa cuntooyinka lagu kariyo saliida ama wax kasta oo saliid lagu kariyay jooji
    Cuntooyinka biyaha lagu kariyo digirta, qamadiga, salbukada iyo xitaa Soorta ayaa ka mid ah

  5. Waa inaa samaysaa socod waliba socodkaasi waa inuu maalinle noqdo. Socodka ugu yar aad maalintii samayso waa inuu noqdo ugu yaraan 60 daqiiqo oo socod ah, socodku wuxuu si tartiib tartiib ah u furfuraa xididada dhiiga iyo maqaarka

Dr waahin

8 months, 3 weeks ago
Waxaa halkaan isugu keenay dhammaan kanaalada …

Waxaa halkaan isugu keenay dhammaan kanaalada somalida ugu wanaagsan. 🌺

Nagu sobiir oo Naga mid noqo. 👥️

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago