FAAIDO CHANEL

Description
Inta aan sharta iyo xumaha ku tartami laheyn aanu kheyrka iyo wanaaga ku tartano.

hadii ilaahay idmo waad ka dhargi doontaan kheyr badan camal wanaagsan iyo ku dhaqanka cilmi insha allah 📚🫀

contact :@NAJIIB_IBRAHIM
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago

1 day, 17 hours ago

**اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍**

3 days, 17 hours ago

"Ma jirta meel lagu nasto oo ka wanaagsan qabriga?"😔**

Fyodor Dostoevsky**

4 days, 6 hours ago
7 months, 2 weeks ago

***Nabi Muuse ayaa subax soo maray qabri

Qabrigaas oo adoonka ku jira la cadaabayo safarkii markii uu ku dhaafay ayuu galabnimadiina soo maray isla wadadii ayuu soo maray adoonkii isagoo la cadaabayo uu dhaafay ayuu haddana soo maray isagoo qabrigiisa nuur iyo iftiin ka baxayo oo la nimceeyay Nabi Muuse aad ayuu u yaabay waxa uuna illahay ku yidhi يا رب
Adoonkan saaka waala cadaabayay galbtana waad u nimcaysay
Allah سبحان وتعالى wuxuu yidhi muusow waxaan ka xishooday adoonka inan dhulka hoostiisa ku cadaabo iyada oo uu ilmo uu dhalay dhulka korkiisa danbi dhaaf iigu waydiinayo
ما أكرمك يالله
Arinkaa waxaan kaga faa’idaysanaynaa
1: QiiMaHa ay leedahay ال إستغفار
2: Qiimaha ay leedahay in waalidka loo duceeyo

_Illahay intii uu walidkood ka qaaday ha u naxariisto hana u danbi dhaafo أمين يارب 🤲🏻**

7 months, 2 weeks ago

**Shimbiruhu kor bay u duulaan iyagoon hoos eegin.

Markaa, haddii aad doonayso inaad sare u kacdo, hoos ha u eegin.

Hiigsi sare oo sii wad...

Waxaan jeclaan lahaa inaad u duusho sida shimbir.** @sheekochannell

7 months, 3 weeks ago

**Dadka Hindidu adduunka waxay ka yihiin 17.7% lakin waxay isticmaalaan 7% oo ka mida tamarta adduunka.
Halka dadka Maraykanku ay adduunka ka yihiin 4.2% ayna isticmaalaan 16% oo ka mida tamarta adduunka!

'World of statistics'

Marka hala yaabin haddii ay Ameerikaanku dadka ka waaweyn yihiin ama ay weel waaweyn wax ku cunaan.**@NAJIIB_IBRAHIM

7 months, 3 weeks ago

**There's legend that says :

The age of 16,17,18,19,20,21 and 23 isn't easy. You lose friends, you make mistakes, you fall, you fail, you realise things, you hit reality, you lose yourself and you become stronger and those are the best years of your life too.....❤️@NAJIIB_IBRAHIM💙**

7 months, 3 weeks ago

U carar xaga ilaahay haddad awoodi waydana u talaabee Haddaad awoodi waydana aayar u soco Haddad awoodi waydana Istaag waayo istaaga aad istaag san tahay wadada ilaaHay ayaaba ah socod💙🫀

@haquusanin

7 months, 4 weeks ago

Eraydu waxa ay qofka ku samayn karaan wax aysan dawooyinku ku samayn karin Laga yaabaa in uu dhintu kii dhahay erayda lkn lagama yaabo in ay dhin taan erayadaasi

Erayadu waa Nolol 💙🫀

@haquusanin

8 months ago

﴿فَاصْبِرْ عَلَىٰ مَا يَقُولُونَ وَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّكَ قَبْلَ طُلُوعِ الشَّمْسِ وَقَبْلَ غُرُوبِهَا ۖ وَمِنْ آنَاءِ اللَّيْلِ فَسَبِّحْ وَأَطْرَافَ النَّهَارِ لَعَلَّكَ تَرْضَىٰ﴾

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago