SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 4 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 days, 15 hours ago
✨Qalbiyadu aadanuhu waa uu jilcanyahay badanaana uma adkeysan karo xanuunada aan daawada laheen ee qalbiyada ku dhaca,balse adoonka midka naxariista hada tahay majirto arin ku xanunjin kareysa oo caro edegan dul haadeysa amaba saaran...
Inyar u eegma badi aayadan uu nabi nuux leyahay;
" waxa aan ku idhi( qoomkeyga) alle dambi dhaaf waydiista maxayelay waa dambi dhaaf badane"...
Fahanbal macnaha aayada ku xigta iyo faaidada ay leedahay istiqfaartu;
"يُرْسِلِ ٱلسَّمَآءَ عَلَيْكُم مِّدْرَارًا"
Cirkana Roob badan ha idinka keenee"
"وَيُمْدِدْكُم بِأَمْوَٰلٍ وَبَنِينَ وَيَجْعَل لَّكُمْ جَنَّـٰتٍ وَيَجْعَل لَّكُمْ أَنْهَـٰرًا ;
Hana idiin kordhiyo Xoolo iyo Wiilal iyo Beero hana idiin yeelo Wabi yaal"
Bal eeg midhaha istiqfaartu iyado jeexday moowjado badan kawatan sooma kaa kafin karayso inay murugadaadu dabarjarto...!?
"Marwalboon murugoodo dambigeyga ayaan xisaabiya Allena dambi dhaafna waydista si'uu iigu naxariisto..."
Waa aduun tani!
Kuwa wanaga badani waa dulmanayaal...
Kuwa diinta dadka ugu yeedhana waa tuugo isu qarisay go'aha wawen....
Kuwa illaliya saladaha waqtigooda waa bila camal...
Kuwa hadalka yari waa munafiqiin...
Kuwa aduunka ka haajirayna waa mashaqesteyaal....
Wax ino hadhay oo dhimani ma jiro,qofkasta alle si buu u abuuray wuxuna u yeelay sifoyin gaar ah. Inaad isu shuqlisa egmada dadka waa dulinimo adiga kuu sugnatay,inaad iska fogeysa dhaqamadooda guracana waa geesinimo adiga lahaadey.
"Cibaadada ayaa marwalba caadada ka horeysa"
☘☘☘☘☘
@kalimaatzahra
Cajiib hadal aan lacajabay ayaa ahaa
Imaam abuu daauud ayaa asagoo doon saaran waxa uu maqlay nin bada xeebteeda ku hindhisay oo kafogaa markaas waxa uu kiraystay doon yar hal dirham ayuu ku kirystay markaa ayuu ninkii utagay wuxuuna ku yiri
يرحمك الله
Ninkii ayaa asna wxuu kuyiri
يهديكم الله ويصلح بالكم
Dadkii doonta ayaa waydii imamka maxaa sidaa usamaysay wuxu yiri soo lagama yabo inuu yahay mid ducadiisa la aqbalo
Markaa habenkii la gaaray ayay maqleen cod aan laga raneynin oo dhahaayo Hadal ah "ogaada abuu daauud wuxuu janadii ku helay hal dirham".
Hadaba hayaraysan ducada qofkasta oo mu,min ah lagayaano inuu yahay mustajaabu dacwo.
Abdalla aadan✒️
#Al faaruuq
"Acmaal waxa uu ugu jecelyahay
Ilaahay Midda la joogteeyo haba yaraadee".
- Nabi Muxamed ﷺ.
#Hadii aad aragto qof dambiile ah, haku badin kibirka iyo sharafta naftaada Aad bay u dhaliishay Isaga waa la fitneeyey oo waxaad ku sugan tahay naxariista Eebihiin Waan ka badbaaday Ilaah baa mahad leh in uu kaa caafimaaday wixii uu dhibay Waxaan uga baryayaa hanuunkiisa Waxaan Eebe ka baryaya samir iyo inuu kaa ilaaliyo dalladaha fitnada ee muuqda iyo kuwa qarsoonba.? ?Cabdullaahi bin Cumar -Alle ha ka raalli noqdee labadoodaba wuxuu yiri: ?Taqwada waa inaadan isku arkin inaad ka wanaagsan tahay qof walba. [Tafsiir Al-Baghawi (1/60)] ╭┈──── ••⇣⇣?? ╰┈➢ # Faa'iido iyo xasuusin ⤵️ Ibnu Xajar Al-Xaytami allaah ha u naxariistee wuxuu yidhi: "Ha quudhsanina dadka kale, waxaa laga yaabaa inuu kaa kheyr badan yahay, oo Alle u dhow yahay". ? Al-Zawajer (2/8) ╭┈──── ••⇣⇣?
Waan murugoonaya lakin marwalba qalbigeyga wuxu iso xasuusiya
"ألآ بدكر الله تطمئن القلوب"
Markasan noqda mid awood leh oo sare kaca si'aan uga mid noqdo kuwas uu qalbigoodu quranka ku dago❤️
Inyar oo aqrin ah kadib waxan waya murugo walba oo igu hareersaned intan dhoola cadeyo ayan rabi umahadnaqa??✨
Quraanku waa nolol❤️?☘?
Xta hada waqti joogteyso waqtiga murugsanthy aqri?
Nebigu scw wuxuu yiri: “Dadka kuwa iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu salliga badan”.
اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤️
Wll hadda xamar joog fadlan hospital
Tag dhiig ugu deeq walalhagaa ay khawarijta xasuuqday iyaga wax galabsan ??
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 4 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 days, 15 hours ago