Alfurqan online islamic academy

Description
KALAY KU BIIR HALKAN .https://t.me/THEKURAN
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 3 weeks ago
**FURSAD QAALI AH**

FURSAD QAALI AH
Marabtaa barashada luuqada englishka sidoo kale gargaarka dagdaga ah (first aid)
Labadan kooras oo si casri ah loo dhigayo ayaanu bishan ramadaan kusoo kordhinay.

Baro cilmiga adoo gurigaaga jooga oon wax daal ihi kaa bixin.

Hadaad xiisanyso barashadooda iska diwaan gali ciwaankan hoose

👇👇👇
@DRHASSAN56 @DRHASSAN56

2 months ago

Fursad cusub iyo maalin cusub

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 3aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) barashada Englishka.
4) barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
5) photoshop and graphic designs
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah

Courses gaaban

1: barashada cilmi nafsiga(psychology)
2: barashada falsafada(philosaphy)
3: cv writing

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

2 months ago

https://www.facebook.com/100086491036194/posts/385499207676444/?app=fbl

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

3 months, 2 weeks ago
Mid ka mida ardayada dhamystay **computerka**.

Mid ka mida ardayada dhamystay computerka.
Hambalyo Ubah Abdikadir

3 months, 2 weeks ago

Buug kasta waad ka helysaa
https://t.me/maktabadabuugta

Telegram

Maktabada buugta

Chanelkan waxad ka helaysa 1) Buug kasta oo aad ubaahntay. 2) Maqaalo iyo xikmado 3) tariikho iyo dhiiri galino

**Buug kasta waad ka helysaa**
4 months, 3 weeks ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part3

https://t.me/addlist/Kthk05xB_RY4YzU0

5 months, 3 weeks ago
Ma rabta inaad barato daawoyinka(pharmacology).

Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kusoo kordhisay barashada daawooyinka .
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

5 months, 4 weeks ago
ma rabtaaa barashada Quraanka kariimka ah …

ma rabtaaa barashada Quraanka kariimka ah . kuliyada Alfurqan islamic online academy waxay idiin diyaarisay fasalo cusub oo barashada quraanka ah iyo axkaamtiisa . hadii aad rabto inaad ka mid noqoto ardayda aanu qadanayno la xidhiidh ciwaankan hoose oo ah maamumlka qaybta diwaan galinta . @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq ku baro quraanka kariimka hab online ah adoo gurigaaga jooga oo aan wax daal ahi kaa bixin . sidoo kale baro quraanka adoo goobtaada shaqo jooga. ka faa'idaysi wacan.

5 months, 4 weeks ago
**KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO …

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .****

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.

Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.

HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇

@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

6 months ago

السلام عليكم.
Ma tahay waalid raba in uu higaada barto.
Misana ma tahay qof raba in uu barto higaada akhrinteda iyo qoraalkeeda.
Alfurqan online school.waxay kuu bilowday fasalo cusub oo higaada ah .
Halkan hoose iska diwan gali
👇👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago