ነጻነት ለህዝባችን - ብልጽግና ለአገራችን!
Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!
Freedom to our People – Prosperity to our Nation!
Last updated 4 months, 3 weeks ago
[ ﴿﴿ إنما المؤمنون الذين إذا ذُكرَ الله وجلت قلوبهم 💔 وإذا تُلِيَت عليهم ءايٰته زادتهم إيماناً وعلى ربهم يتوكلون ﴾﴾]
For any ideas. 👇👇👇👇👇👇👇. Use
@F118994
Last updated 1 month ago
? Oduu - BBC Afaan Oromoo
“This channel shares news from publicly available sources for informational purposes only. We are not affiliated with the BBC News Afaan Oromoo. All copyrights belong to their respective owners”. ?
Last updated 3 months, 3 weeks ago
Waxaan hambaliyo Lee yahay Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta Baarlamaanka Jubaland u doortay in uu hogaamiyo Dowlad Goboleedka Jubaland sanadaha ee soo socota. Waxaan Allaah SWT ugu baryayaa in uu u fududeeyo mas'uuliyadda culus ee loo doortay.
Doorashada Jubbaland waxay meesha ka saartay muddo kordhintii sharci darrada ahayd ee madaxda dowladda Federaalku ku cadaadinayeen Dowlad Goboleedyadda Dalka.
Ugu dambeyn, waxaan usoo jeedinayaa Madaxweynaha Jubaland in uu kaalin mug leh ka qaato xal u helidda arrimaha siyaasadeed ee cakiran.
(إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Waxaan guud ahaan umadda Somaliyeed iyo bulshaddeda qeybaheeda kala duwan gaar ahaan caruurtii iyo qoyskii Uu ka geeriyoodey ugu tacsiyadeynayaa Allaha SWT ha u naxariistee Mohamed Cali Qalanle Gudomiyihii hore Gobalka Bay ahaana Afayeenkii hore RRA oo ku dhintey magalada baydhabo.
Allah u Naharistee Marxuunka waxaa Uu in Mudo ah ku xanunsan magalada Baydhabo
Maxamed Cali Qalanle Waxaa Uu waqtigiisa inta badan Uu galiyey u adeegida Bulshada Somaliyeed
Waxaan Alle uga baryayaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskiisa iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Alle ha naga wada siiyo.
إنا لله وإنا إليه راجعون
Waxaan guud ahaan umadda Somaliyeed bulshaddeda qeybaheeda kala duwan gaar ahaan caruurtii iyo qoyskii Uu ka geeriyoodey ugu tacsiyadeynayaa Allaha SWT ha u naxariistee Yaaquub Hasan Haaji oo ka mid ahaa Odayasha dhaqanka koonfur galbeed oo caawa lagu diley Magalada Baydhabo.