Taa'ib Media

Description
Halkaan waxan idinku soo gudbin dona Insha Allah hadi Alle idmo Arahda, Dardaranada Culimada muslimiinta.
Fadlan kuso biir Channeladena siina share gareya
👇👇👇👇👇
https://t.me/Taaib_Media
https://t.me/Daarul_Hidaya
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 4 days ago

2 weeks, 2 days ago

Dhageyso: Xalqada 9aad ee Silsiladda "Wacyi-galinta ee bisha barakaysan ee Ramadaan".
Xalqadaan waxaa si gaar ah diiradda u saareysaa mas'alo ku saabsan:
"Ma rabtaa in danbiga lagaa dhaafo? ".

Fadiilatu: Sheekh Maxamed Cumar Dirir.
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali

2 weeks, 3 days ago

Dhageyso Xalqada 8aad ee Silsiladda "Wacyi-galinta ee bisha barakaysanee Ramadaan".
Xalqadaan waxaa si gaar ah diiradda u saareyso mas'alo ku saabsan:
"Ma rabtaa in salaadda lagaa aqbalo? ". Fadiilatu: Sheekh Maxamed Cumar Dirir.
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali

2 weeks, 4 days ago

Dhageyso Xalqada 7aad ee Silsiladda "Wacyigalinta bisha barakaysan ee Ramadaan".
Xalqadan waxaa lagu soo gudbinayaa Axkaamta Soonka. Waxaana si gaar ah looga hadlayaa: "Lix iyo toban mas'alo oo soo noqnoqda!".
Fadiilatu Sheekh Maxamed Cumar Dirir.
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali

4 months, 2 weeks ago

Muxuu ka yiri Sheekh Xasaan Wadaadada Jadiidiyada?

4 months, 3 weeks ago
4 months, 4 weeks ago
5 months, 3 weeks ago

Qabyaaladda waa kala geeyaha Muslimiinta || Sh Xassaan Xuseen

7 months, 4 weeks ago

Hadaad waqtigaaga ilaaliso, waxkastood rabto inaad gaadho waad gaadheysa... [Sheekh Mustafe].
?*?*?????**https://t.me/Taaib_Media

8 months ago
XASUUSIN: Soonka Yowmu Cashuura oo ku …

XASUUSIN: Soonka Yowmu Cashuura oo ku beegan:
Maalinka 9aad: Isniin 15/07/2024 - 09/01/1446.
Maalinka 10aad: Talaado 16/07/2024 - 10/01/1446.

عن أبي قتادة – رضي الله عنه- عن النبي –صلى الله عليه وسلم- ( صيام يوم عاشوراء أحتسب على الله أن يُكفّر السنة التي قبله ) رواه أحمد (5/296)، ومسلم 1163

Ikhwaanii Filcaqiidah, Nebigu Scw Wuxuu Yiri Xadiis uu warinaayo Abii Qataatah Rc: (Soonka Maalinta Caashuuraa Waxaan Allaah ka rajaynayaa inuu iigu dhaafo sanadkii tegay) Waxaa Wariyey Axmed: 5/296, Muslim:1163.

Waa fursad qaali ah aynu ka wada faa'ideysano, lana wadaag fariintaan sxbkaaga uu moogan yahay si uu isagana uga faa'ideysto adigana ajar aad uga heshid.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 4 days ago