SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
" Inaad oydo waa raxmad!
Haka khajilinina kuwa murugaysanow inaad oydaan,
Dabka qalbiyadiinna ka shidan ma demin karaan webiyada dimishiq ee todobada ah laakiin waxaa demin kara... waxaan uga jeedaa waxaa yarayn kara kulaylkaas ilmada oo aad qubtaan.
Haddii oohintu ay dhimayso raganimada; ma aanu ooyeen sayidkii ragga ee Muxammadﷺ "
Kawar hadii maalin walba aad qof dulmineysid aadana ogayn dhibta ay ledahay dulmiga qof walba aad maalin dulmisey waxey kuugu qoran tahay meel wuxuuna ku qabsan doonaa maalinta is xisaabinta qofkaasi.
Haben wngsn??
• صلو على النبي ﷺ .. لَعَلَّ بَابَا مُغْلَقٌ يَنْفَتِحُ لَكَم..?
Jacaylku waa wax jira balse dadka ayaga ayaa ku ciyaaraya
Waxaa diley jacaylka gabar maseyr badan iyo wiil isla wayn??
Jacaylku waa waxa ay ku dhisan tahay dunida dhan??
Adina bal fikir kaaga hoos nuugu reeb??
waqati kastoo ku soo maro biloowgiisa waa farxad blze dhamaadkiisa waxa dhaxa Ahaaday
farxad iyo murug midood✍️❤
Sabankan aan hada joogno
Aadbaan ugu baahi qabnaa inaan bilowno balwada aamuska.???
?
@tareenkanolasha⭐☂️
Saaxiibti nimada midbaa God kugu ridi doonta ee iska eeg cida aadla saaxiibeysid??❤️?
Dumarka badankood allah intey raali galin lahaayeen waxey raali galiyan shaydaan?
Waxan la yaabey gabdho aan badana said isku qaawin jirin ayaa maalinta arooskooda cawradooda dadka la hor imaada?
Waxaadba moodaa in aysan aakhiro io xisaab ka danbeynin
Wlhi waa wax laga xumaado in damiirka xishoodka io diinta sidaas ay dilmaan sbxnlh?
Intaad shaydaan raali gali lahaydeen allahiina ka baqa hablow adigoon is qaawin ayaad quruxsan kartaa maalinkaaga
Quruxda lama diidana lkn aakhiradiina ubaqa??
ما أفضل الأعمال في الدنيا ؟
أن تكثر من الأذكار في الليل والنهار ..
قال النبي ﷺ :
(خير العمل أن تفارق الدنيا ولسانك رطب
من ذكر ﷲ).
Waa maxay acmaasha ugu fadliga badan aduunka ??
Waa inaad badisaa digriga rabi Maalin iyo habeenba?
Nabiga Sallaahu caleyhi Wasallam wuxu yiri:❤
Camal waxaa ugu khayr badan inaad aduunyada ka faaruqdo carabkaaga oo digriga alle ka qoyan yahay??
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago