SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
Qarama madoobay ayaa kudhawaaqday howlka Atmis inu soo idlaaday kuna eg yahay December 2024 . Waxaa bilaabmaya howlgal cusub oo socon doona 1 sanno , wuxuuna bilaab mayaa January ilaa December 2025.
Syria waxaa daadsan dabino tiro beel ah waa in reer syria ay kaga baxaan dagnaan , afgaabni iyo qunyar usocod.
Islaamiyiinta maanta jirta way ka waaya aragsan yihiin saxiibadoodii noola 10 sanno kahor.
Reer Afghanistan kahor intay dib u qabsan Afghanistan mar ayay dalka qabteen mudo 6 sanno ah na hayeen balse taliskaas masii nagaan. Sidaa si lamid ah 2006 dii 6 bilood ayay muqdisho nabad ahayd balse taliskaas masii nagaan kadib markii uu awoodoodii ay banaanka keeneen
Syria wax lamid ah baa kadhacay balse haday dib u xorow day waa inayna ka fiirsataa talaabooyinkay qaadayso.
Ilahow sug oo samata bixi anagana noo sahal inaan kaxorow no maamulaadaan dadkii kala geeyey.
Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.
Nin dhalinyaraa ahay waliba maraya halkii dhalintu u jeclayd dhal dhalaalka aduunka , horay uma tamanin inaan iska ahaado qof mootan qarniyo balse hada waxaan tamaninayaa inaan ahaado qof mootaan qarniyo oo alle oofsaday ayaamihii islaamku ciziga lahaa .
Quruuntan casriga ah fitan , dulmi , nolol duli ah , nifaaqnimo iyo kufri bay nagu galbinayaan.
اللهم صبرًا وجبرًا لنفسٍ لا يعلم بحالها الا أنت.
Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.
Shahaadadiisa allah haka aqblo amiin.
Sababta 1aad , 2aad iyo 3aad ba ee loo guursado waa in lagu dhowrsado guurka.
Walaashey iyo walaalkey taas niyada ku hay , inteena badan waxaa reeraha u dhisna waala guursadaaye guurso ama ciyaal dhal.
Guurkaaga waa inaad hadaf kaleedahay ah .
Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.
Mar walba oo dagaalku daba dheeraado waxaa soo baxa farsamooyin dagaal oo lagu meel maro.
Dhamaan qoryaha dagaalada loo isticmaalo intooda badan waxay soobaxeen dagaalkii 1aad iyo dagaalkii 2aad ee aduunka.
Dagaalkan Gaza wuxuu suuqa soo galiyay xeelado dagaal oo cusub.
Dagaalkan socda iyo dadaadalan is daba yaala xagee kaga jirtaa adigu ? Maxaase kuu qorshaysan ? Maxaad udiyaarisay mustaqbalka dhow?
- ﴿وَيُكَلِّمُ النّاسَ فِي المَهدِ وَكَهلًا﴾.
- القارئ: محمد أيوب.
- ﴿وَيُكَلِّمُ النّاسَ فِي المَهدِ وَكَهلًا﴾.
- القارئ: علي جابر.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago