Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

KHALID THOUGHTS

Description
Ku soo dhowoow fikradaha khalid. ✍️
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 12 hours ago

1 day, 4 hours ago

🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

https://t.me/Qalbitabat14

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️

https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk

Telegram

MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

1 day, 20 hours ago

https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0
Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad2
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @mustaqbal7
↪️ @jowharadi1ifeysay
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

4 days, 7 hours ago

Saddex saddex baa lagu maareeyaa:

1- Haddii lagugu imtixaamay jacaylka rabitaanka naftaada (shahawaatka):
Xalka: dib ugu noqo salaaddaada:
Daliilka: "Dadkii wanaagsanaa waxaa ka dambeeyay dib-u-socod dayacay salaaddii, rabitaankoodana raacay."

2- Haddii aad dareento guuldarro iyo waafajin la'aan:
Xalka: dib ugu noqo xidhiidhka idinka dhexeeya adiga iyo hooyadaa:
Daliilka: "Wuxuu iga dhigay mid u samafala labadiisa waalid, igamana yeelin islaweyne guuldarraystay."

3- Haddii aad dareento cidhiidh nololeed:
Xalka: dib-u-egis ku samee xidhiidhka idinka dhexeeya adiga iyo Qur'aanka kariimka ah:
Daliilka: "Ruuxii ka jeedsada xuskayga (Qur'aanka) waxaa u sugnaatay nolol cidhiidhiya, maalinka qiyaamana waxaannu keeni isaga oo indhala'."

– Cabdixakiin Obsiiye

1 week ago

71● Abii Muusaa Al-ashcari (rc) waxa uu Rasuulka scw ka soo wariyey in uu yidhi "Midka Rabbigii xusa iyo midka aan Rabbigii xusini, waxa ay ka kala dhigan yihiin sida qofka nool iyo qofka dhintay".

72● Ibnu Cumar (rc) waxa uu Rasuulka scw ka soo wariyey in uu diidey qasciga (timaha oo lakala dheereeyo, ama hareeraha la xiirto).

1 week ago

[3] Matt Wolfe
waa goob aad kala soconayso waxwalba oo khuseeya Artificial intelligence sida wararka,tools ka cusub,sida content lo diyaariyo adoo Ai isticmaalaya iyo dhamman farsamooyinka iyo waxwalba ood uga baahantahay inad ka ogaato Ai, halkan kaga xidhnow:

https://www.youtube.com/@mreflow/

[4] MIT OpenCourseWare
waa channel aad ka helayso courses iyo cashiro ay diyaariyeen jamacadaha ugu tayada badan calamku mawduucyada uu sida gaarka ah diirada u saaro waxa kamida xisaabta,physics chemistryga, Ai iyo wixi lamida
halkan ayad kaga xidhnan kartaa:

https://www.youtube.com/@mitocw/

[5] Crash Course
channel kan inta badan waxa ku jira courses muhiim ah badankooduna anfacayaan ardayda natural sceince ga barata mawduucyada uu xooga saaro waxa kamida ah biology,cilmiga dhirta(botony),cilmiga deegaanka(Environmental science),tamarta iyo cimilada (weather and energy iyo wixi lamida halkan kaga xidhnow:

https://www.youtube.com/@crashcourse/

[6] Trevor Jones
channel kan isaga waxad ka baran kartaa waxwalba oo khuseeya video editing ka iyo wax so gudbinta(video editing and content creation) halkan kaga xidhnow:

https://www.youtube.com/@TrevorJonescreator/

[7] No Code MBA
channel kan waxad ka baran sida adoon code qorin oo isticmaalaya tools kala duwan loo sameeyo websites ka iyo applications kaba mawduucyada iyo tools ka uu dhigo waxa kamid ah carrd,webflow,bubble,softr iyo wixi la mida
halkan kaga xidhnow:

https://www.youtube.com/@nocodemba/

[8] Design with Canva
channelkan waxad ka baran oo takhakhuskiisu yahay software ka canva iyo sidad graphic designer tool kas isticmaala u noqon lahayd wuxu ku bari sida la isugu isticmaalo ChatGPT iyo canva adna uso saari lahayd designs micno sameeya halkan ayad kaga xidhmi kartaa:

https://www.youtube.com/@TeamRonDi/

[9] Flux Academy
channel kan waxad isaga kabaran waxwalba oo khuseeya web design sida wordpress,qiimaynta websites ka dadku so dhiseen(portfolio review) iyo khibrada sida xirfadan logu shaqeeyo ah(studio experiance)
halkan ayad kaga xidhmi karta:

https://www.youtube.com/@FluxAcademy/

[10]vanessa lau
Madashan waxad ka baran waxwalba oo khuseeya sidad baraha bulshada magac iyo saamayn ba uga samayn lahayd sido kale hadii aad ganacsade tahay aad u korin lahayd ciwaanadada baraha bulshada halkan ayadna kaga xidhmi karta:

https://www.youtube.com/@VanessaLau/

Mohamed Sharif Muktar

1 week, 1 day ago

69● Abii Hurayra (rc) waxa uu Rasuulka scw ka soo wariyey in uu yidhi "Midkiin ayaa uu shaydaanku u yimaadaa waxaana uu ku odhanayaa; yaa abuuray waxan, waxan kalena yaa abuuray; ilaa uu marka danbena ku yidhaahdo Rabbigaana yaa abuuray! Marka uu shaydaanku halkaas soo gaadho, qofku waa in uu Ilaahay ka magan galo (uu shaydaanka iska naaro), halkaasna uu kaga hadho (su'aalihii uu ka jawaabayey)".

70● Cimraan Ibnu Xusayn (rc) waxa uu Rasuulka scw ka soo wariyey in uu yidhi "Waxa aan daalacday (hurdada la igu tusay) jannada, waxa aanan arkay dadka ugu badan ee ku jiraa in ay yihiin foqorada (danyarta), waxaa aan daalacday naarta, waxa aanan arkay dadka uugu badan ee ku jiraa in ay yihiin dumarka".

2 weeks, 1 day ago

63● Abii Hurayra (rc) waxa uu Nabiga scw ka soo wariyey in uu yidhi "Haddii uu ninku furaashka ugu yeedho xaaskiisa oo ay diido, kadibna waabariisto (seexdo) isaga oo u cadhaysan, waxa gabadhiisa lacnadaysa malaa'igta ilaa uu waagu baryo".

64● Caa'isha (R. Canhaa) waxa laga soo wariyey in ay maqashay Nabiga scw oo leh "Malaa'igtu waxa ay ku soo degtaa daruuraha (samada 1aad), waxaana ay halkaas ku soo hadal qaadaa (kaga sheekaysataa) amarkii lagu xukumay samada. Waxa xada hadalkaas malaa'igta ee la maqlayo shayaadiinta, markay maqlaan shayaadiintu waxa ay u waxyoodaan faaliyeyaasha, waana ay ka been sheegaan boqol beenood...".

65● Anas Bin Maalik (rc) waxa uu Nabiga scw ka soo wariyey in uu u fasaxay Cabdiraxmaan Bin Cawf iyo Subayr Bin Cawwaam, khamiiska xariirta ah, cuncunka (ama xanuunka) hayey awgii".

Laba qodob ayaa uu xadiisku ina tusinayaa; In Maryaha xariirta ka samaysan aanay ragga u banaanayn, iyo in haddii xanuun qofka ku dhaco oo dharka kale aanu xidhan karayn, ay u banaan tahay in uu xariirta xidho.

66● Ibnu Cabaas (rc) waxa uu Rasuulka scw ka soo wariyey in uu yidhi "Laba nimcood dadka intooda badani waa ay moogan yihiin; Caafimaadka iyo firaaqada".

2 weeks, 3 days ago

61● Cali Bin Abii Daalib rc waxa uu Nabiga scw ka soo wariyey in uu yidhi "Furaha salaaddu waa dahaarada, xidhashadeeduna waa takbiir (Allahu Akbar), gabagabadeeduna waa tasliim (salaama-naqsi)".

62● Xudayfa rc waxa laga soo wariyey in uu Nabiga scw la tukaday, markii uu Nabigu scw sujuudsanaa waxa uu lahaa
"(سبحان ربي الأعلى)

Adkaar kale oo sujuudda ah oo Nabiga scw ka soo aroorayna waa ay jiraan.

2 weeks, 3 days ago

59● Waxa laga soo wariyey Abii Qataada rc in uu Rasuulku scw yidhi "Riyada wanaagsani xagga Alle ayey ka timid, riyada xumina xaga shaydaanka ayey ka ahaatay.
Marka uu midkiin ku riyoodo riyo cabsi galisay; dhankiisa bidix haku tufo saddex jeer oo Ilaahay haka magan galo sharkeeda, markaa waxba yeeli mayso.

60● Waxa laga soo wariyey Usaama rc in uu maqlay Rasuulka scw oo leh "Nin ayaa la keenayaa maalinta qiyaamaha oo naarta lagu tuurayaa, waxa soo boodaya mindhiciradiisii naarta dhexeeeda, waxaana ay ugu wareegayaan mindhiciradiisu sida dameerku ugu wareego makiintiisa. Waxa ku soo ururaya ehlu naarka, waxaana ay ku odhanayaan: Hebelaw maxaa ku helay? Miyaanad ahayn kii wanaagga na fari jirey, xumahana noo diidi jiray? Waxa uu odhanayaa: waxa aan ahaa mid wanaagga idin fara oo aan isagu la iman, xumahana idiinka reeba oo isaguna la yimaada".

2 months, 2 weeks ago

🕋☪️RAMADAN MUBARAK ☪️🕋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Xabsi24 jaceyl ❤️💍
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/VI6FmA7OdYA2NGU0

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 86 chats.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 12 hours ago