Khalid Thoughts

Description
Ku soo dhowoow Sabiil. ✍️

Halkan waxa aan ku soo gudbiyaa waxyaabaha aan is dhaho dheef ayey leeyihiin, hanoqoto war, maqaal ama muuqaal manfac leh courses-ka iyo suuqyada online-ka ah. ?

@Khalidarif009
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 4 weeks ago

1 month, 1 week ago

Haddii aad neceb tahay muranka, doodaha maalaa yacniga ah, ku mashquulka dadka, xinka, maseyrka, ismuujinta, tartanka, ficiltanka, buuqa, isla-meereysiga, xanta, khilaafaadyada caaddifaddu hagto, iyo nooc walba oo buuq-sameysi ah (drama), waxa aad tahay qof caqli badan, oo ay maskaxdiisa feker iyo shaqooyin badani ka dhex socdaan, ama waxa aad tahay qof xikmad badan, oo doonaya in uu wakhtigiisa geliyo wax macna weyn leh, oo ay dani ugu jirto bes.

—Ladane

1 month, 1 week ago

Marka aad kala qorid ama isku qorid samaynayso ka fiirso weedha iyo macnaheeda. Qof kasta oo damacsan in uu qoraal sameeyo kala qoridda iyo isku qoriddu macne weyn ayay u samynayaan qoraalkiisa, waana mawduuc u baahan ka fiirsi badan. Intan aan soo qaatay waa dhawr tusaale oo ku kala filiqsan mawduuca cinwaanka wata, waana fahan soo dhowayn uun.

—M.khaliif

1 month, 1 week ago

Waxaan markii afraad dhammeeyay buugga Nuun. Waxaa iiga baxay wax aan mararkii ka horreeyay iiga bixin, waxaana ogaaday akhriska danbe wax badan oo iga daahnaa. Buuggu mawduucyo badan oo ku qoran mar haddii aad akhrido mar labaad kaaga baahan maayaan, se waxa aan jeclaystay in aanan kala akhrin e, aan mar kasta isku akhriyo. Way jirtaa marar badan oo aan qaybta aan rabay gaar u akhriyay. Hase ahaatee, bogga u horreeya ilaa ka u danbeeya afar jeer ayaan ka dhex baxay. Buuggan mawduucyo badan oo qoraalka wanaajistiisa ku saabsan ayuu taabanayaa, waxqoriddana waxa uu ka taabanayaa mawduucyo buurbuuran. Marka aad buugga akhrinayso wax badan oo laga maarmi karay waad ugu dhex tagi, qoraaguse waxa uu sheegayaa in ay kas ka tahay oo uu rabo in uu jidbixin uga dhigo dadka ka danbeeya ee buug ka qori doono mawduucan.

Maanta buugga dhan ma gorfaynayno kamana hadlayno mawduucyadiisa oo dhan e, waxa aan isla eegaynaa mawduuc aan is-idhi qofka wax qoraya ma laha waa u muhiim. Mawduucan waxa uu qoraagu cinwaan uga dhigay "Isku Qorid iyo Kala Qorid", waxa uuna kaga hadlayaa inta u dhexaysa bogagga 319 ilaa 329. Kala qoridda iyo isku qoriddu—sida uu qoraagu sheegayo—waa muhiim, waxa ayna muhiim u tahay in ereyga laga ilaaliyo qallooc macneed. Marka aad laba erey oo kala qormaya isku xidho waxa suurtagal ah in uu dhasho erey kale oo macne gaar ah ku leh afka, marka aad kuwo isku qormaya kala saartana waxa suurtagal ah in uu dhasho erey kale oo micno gaar ah ku leh afka. Haddaba, waxa uu qoraaga xiganayaa laba xeer oo uu sal uga dhigayo dooddiisa; kuwaas oo uu ka xiganaya qoraa Maxamed Xaaji Xuseen Raabi. Maxamed, waxa uu xeerarkan ku dhigay buuggiisa Habka Qoraalka, 1977. Labadan xeer waxa ay leeyihiin:

Xeerka 1: "eray la ma kala qori karo, haddii macnihiisu doorsoomayo ama jabayo".
Xeerka 2: "haddii eray laba eray laga dhigo, labada eray ee dhashay waa in ay ka mid noqon karaan qaybaha hadalka (parts of speach) ee afkaas".

Labadan xeer haddii aynu faafahinno dulucdooda, waxa ay noqonaysaa: marka laba erey la kala qorayo waa in ereyada dhasha ama kala qoridda ku yimaaddaa ay ka mid noqon karaan qaybaha hadalka ee afka. Micnaha, waa in marka ereyga aynu kala qorno uu noqdo fal, sifo, magacuyaal ama qaybaha hadalka ee la midka ah. Dhanka kale, ereyga la kala qorayo haddii uu micne ahaan doorsoomayo marka la kala qoro ma bannaanna in la kala qoro.

Haddaba, innaga oo intaa fahannay aynu soo qaadanno dhawr tusaale—dhammaan tusaalayaashani waa kuwa uu bixiyay qoraagu:

  1. Meeriska Gaarriye ee ah: Allow garansii nin moog. Haddii aynu kala qaadno ereyga "GARANSII" waxa inoo soo baxaya erey kale aadna uga fog macnaha ereyga meeriska ku jira—GARAN SII. Waxa uu isku dooriyay amar. Waxa lagu farayaa in aad qof siiso garan.

  2. Ereyga GARGAAR in la isku qoro ayaa sax ah, kala qoriddiisana waxa ku imanaya khalad. GAR iyo GAAR ayaa soo baaxaya haddii aynu kala qoro, waxana ay noqonayaan laba erey oo gaarkooda macne u leh.

  3. Haddii aadan guri LAHAYN iyo haddii aan cunto LA HAYN: weedha hore waxa ay ka hadlaysaa lahaansho, xagga weedha kale ay ka hadlayso hayn. Haddii la isku qoro lahayn labada jeerba weedha danbe waxa ka dhalanaya khalad, haddii labada jeerba la kala qorana weedha hore waxa ku imanaya khalad.

  4. "Idinku soo noqdo berri"—idinku waa la isku qorayaa oo idinku waa magacuyaal iyo qodob iswata. Hase ahaatee, iskuma qori karo: armuu idin ku soo noqdaa berri.

  5. Meeriska Hadraawi ee ah: Ku sii dar tu kaaga daran, tu waxa ay u taagan tahay mid, se haddii aad isku qorto "dar iyo tu" waxa soo baxaya macne kale: ku sii dartu kaaga daran!

  6. Malaha in aad aamusto ayaa wanaagsan iyo ma laha wax cudurdaar ah qofka qalinkiisii soo illaawa. Malaha waa la isku qorayaa, se ma laha la isku qori maayo. Ta hore waa malayn ta danbana waa diidmo lahaansho.

3 months, 3 weeks ago
◎━━━━━━✯━━━━━━◎

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━KOOXDA?WADAJIR━✧

Best Somali Telegram Channels.?
?????? ??? ???????, ???? ??? ???? ??????? ?? ????? ???? ?????? ?????? ???? ????? ???? ?? ???? ?

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
???????????? ?
◎━━━━━━✯━━━━━━◎

?Join ➠:@SamiirIsmail motivation
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@DHIRIGALISO ?
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@dhiiriye chanal ?
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@somalikaah
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@dhiirigelin27
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Maan_maal1 ?
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Haldoor42
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@HAGAHAJIILKA12
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@dhiirigalin7
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Iftiinka_Nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@suaalodiini12
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Hogaanka_nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@OGAANSHAHANOLASHA67
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Cawayskanolosha
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@CilmoogeThoughts1
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Asmakadiye ━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@AhmedGhazaali ━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@oldwrite ━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Dadweynha
━━━━━✧❂✧━━━━━
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
❤️ JACEYL ❤️
◎━━━━━━✯━━━━━━◎

?Join ➠:@Erayojacayl1 ❤️?
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@wadnojacayl
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@ErayoMacaanchannel
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@QISOJACAYL24
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@tixjaceyl
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@DhuuxJaceyl
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Geeraaro1MM
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@CISHQI jaceyl
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@erayojacayl
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Jowharadi_qalbiga143
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Kasdareen12 ━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@DAREENQALBI1 ━━━━━✧❂✧━━━━━

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
???????
◎━━━━━━✯━━━━━━◎

?Join ➠:@xikmad_channel
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@ruuxdawanaagsan1
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@hoygaxikmada7
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@OGAANSHO_1
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@saaxiibka_Kheyrka
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@xaqiijiye chanal
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@saaafi114
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Sabiil40
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@OGAANSHAHANOLASHA67
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@XOGMAAL20
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@SIRTAGUUSHA10
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@teammadadaaliye
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Oraahdahadalka
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@xalal12
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@TALOOYINKANOLOSHA24
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@aqon_kaabe1
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@FarmaAbdalle ━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@murtimaal77
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@xikmaawimedia
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@East_Africa1
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@HOYGA_GUUSHA1
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@RAAXADA_QALIBA
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@walaal_du
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@Fikirdahsoon1
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@nashiidooyin12
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@WadadaToosan
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@shafaqo1
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@TALOOYINKANOLOSHA24
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@murtixikmad
━━━━━✧❂✧━━━━━

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
           Films ?
◎━━━━━━✯━━━━━━◎

?Join ➠:@fanprojfilms2024com
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@Hoyga_aflaanta1
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@SAALAXFILIM
━━━━━✧❂✧━━━━━

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
? Buugaag?
◎━━━━━━✯━━━━━━◎

?Join ➠:@Samiirbook?
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@Nuxurka_Buugaagta ?
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@ILEYS93
━━━━━✧❂✧━━━━━

◎━━━━━━✯━━━━━━◎

???? ?? ???? ???? ?? ???? ?
━━━━@Kooxdawadajir━━━
?  Si aad u Horumariso Channel-kaaga u kaalay Kooxda wadajir Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎

https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67

3 months, 3 weeks ago
◎━━━━━━✯━━━━━━◎

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━KOOXDA?WADAJIR━✧

Best Somali Telegram Channels.?
?????? ??? ???????, ???? ??? ???? ??????? ?? ????? ???? ?????? ?????? ???? ????? ???? ?? ???? ?

??????????? ??? ???????
━━━━━✧❂✧━━━━━━
?Join ➠:@SamiirIsmail motivation
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@Erayojacayl1 ❤️?
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@Maan_Maal1 ?
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Iftiinka_Nolasha1 ━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@CilmoogeThoughts1 ━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━ ⬇️ KU BIIR ⬇️
⬇️ KU BIIR ⬇️

https://t.me/addlist/QYSWS_FpCNE2MjZk

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
???? ?? ???? ???? ?? ???? ?. ━━━━@Kooxdawadajir━━━
?  Si aad u Horumariso Channel-kaaga u kaalay Kooxda wadajir Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
  ⎉_-Dhamaad-_⎉

3 months, 3 weeks ago
Peter waa uu inkiray in uu …

Peter waa uu inkiray in uu yahay Satoshi.

4 months ago

Jimce wanaagsan.

#Ereyada maanta:

Council = gole
Forum = madal
Square = fagaare
Venue = goob
Platform = minbar
Centre = xarun
Station = saldhig

– Ibrahim Osman.

4 months ago

GACALO waxa aan kuu wadaa dhawr qodob oo ku anfici kara;

  1. Nolosha adduunku waxa ay noqotay mid maslaxad ku dhisan. Xiriirada badankoodu waxa ay noqdeen kuwa dan ku dhisan haddii ay yihiin kuwa saaxaabtinimo, kuwa jacayl iyo kuwa qoysba. La how wax dadku kuugu soo hirtaan, sidoo kalana adigu ku dooro dadka kale hadba waxa ay kugu kordhinayaan.

  2. Haddii aad ku jirta da’da qaan-gaadhnimada ama labaatanyeedaba waxa aad haysataa fursad wayn. Fursad ay fududahay in ay si fudud ku gu dhaafto adiga oo aan ka faa’iidaysan. Ka lahow nolosha qorshe cad, si’aadan hadhow u wareerin. Baro xirfad, kaa caawinaysa in aad nolosha horay ugu socoto.

  3. Ka gudub xayn daabka maxay dadka kale iga aaminayaan. Anigaa kuu sheegaya, wax macno ah kuma fadhido waxa ay dadka kale kaa aamini doonaan. Cidina kuma xasuusnaan doonto, marna ha isaga dayn, qorshe aad lahayd, shaqo aad bilaabi lahayd ama qof aad dooran lahayd dadku sida ay kuu arki doonaan.

  4. Marna hadde waa marna ha ka baqin in aad hadalkaaga qeexdid, oo aad noqotid qof yaqaanna waxa uu rabo. Dadku way dareemaan shakiga iyo kalsooni darrada, daqiiqadda la dareemo in ay labo-labayn ku gu jirto cid walba ayaa kaa shakin doonta wayna adkaanaysaa in aad nolosha heer sare gaartid.

  5. Ugu dambayn, nolosha waxaa sida ay tahay ugu raaxaysta kuwa hadafka leh, kuwa yaqaanna meesha ay u socdaan, una samra caqabadaha hor taagan. Marna nolosha aad hadda ku jirtid yay kaa dhaadhicin in aadan wax wayn qaban karin. Waligaana ha ku tashan qof kale ee adigu samayso isha dhaqaalaha aad naftaada ku kaafin lahayd, inta ka horraysana dadaal kaasho.

By : faadumo alimaad

4 months ago

Galaas biyo ah gacanta ku qabo oo kor u qaad, kor u hay ilaa 10 daqiiqo. Waxba ka faa'idi maysid, waxaaba dhici karta in gacanta dhaawac kaa soo gaadho.

Waxa yidna la mid ah xanta iyo ceebaha ay dadku kaa sheegayaan, haddaad caloosha ku hayso waxba faa'idi maysid, in aad iska cafido oo iska saamaxdo ayaa camalkaaga iyo caafimaadkaagaba u wanaagsan.

4 months, 2 weeks ago

Lacagtu waa luuqadda, ay maanta dunidu isku afgarato.

Waxaa jira meelo badan, oo wax aan iyada ahayn aanay furin. Haddaba yaan lagugu harawsan, lacagta wajigaa ka fiican iyo nolosha farxadda ayaa ugu muhiimsan. Dadka lacagta haystaa, farxad iyo daganaan ma haystaan.

Waa marmarsiinyaha caajislowga. Waar intaad dhalinyarta tihiin, ee aad xitaa waxbarshada ku jirtaan, ugu yaraan galin shaqaysta.
Macnaha Lacagtana fahma.
Waa furaha Albaab walba, mid Aakhiro iyo mid Adduunba.

Farxad lacagta ka horaysaa ma jirto Jaallayaal.

—Abdishakur.
https://t.me/Sabiil40

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 4 weeks ago