Xikmado Soomaali ™

Description
Kusoo dhawaw XikmadoSomali waxaad ka heli doontaan Buugaag dhegeysi ah oo Somali ah & kowo lasoo koobay oo live loo sharaxaayo,Buugaag Qormooyin،wacyi gelin
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 1 week ago
"Rasuulkii ilaahay baa yidhi csws:

"Rasuulkii ilaahay baa yidhi csws:
Qofkii sooma ramaddan intaa kadib raaciya lix ka mid ah bisha shawaal yacni waddac sooma waa sidii isagoo soomay sanad,

1 month, 2 weeks ago
  1. Ku deeq hal dollar (ama ka badan) habeen kasta, haddii ay habeenkaa ku beeganto  Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar la eg 84 sano oo sadaqa ama Kun bilood! adiga oo sadaqeysayay.

  2. Tuko laba rakcadood Ama ka badan oo sunno ah habeen kasta, haddii ay habeenkaa  ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad laba rakcadood oo sunno  ah habeen kasta tukato ilaa 84 sano.

  3. Akhri suuradda Ikhlaas habeen kasta saddex jeer, haddii ay habeenka ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad dhameysay  Qur’aan ka karimka maalin kasta 84 sano.

1 month, 2 weeks ago

Waxaa jiro 3 camal oo ajirkooda Ilaah loo daayey oo aan la xadidin noociisa.

1- Cafiska aad cafineysid, ajirkiisa xad maloo sameynin :
فمن عفا وأصلح فأجره على الله.

2- Samirka, ajirkiisa xad maloo sameynin :
إنما يوفى الصابرون أجرهم بغير حساب.

3- Soonka, ajirkiisa xad maloo yeelin :
Ilaah wuxuu yiri, camal walboo banii’adam sameysto asigaa leh aan ka ahayn Soon. Soonka anigaa iska leh waana ka jaasinaa.
كل عمل ابن آدم له  إلا الصوم فإنه لي وأنا أجزي به.

Marka maalinta Qiyaamaha Ilaah wuu u yeeraa aaway kuwii ajirkooda dhinaca Ilaah kasoo jiray uu dhahaa?
Markaasaa waxaa soo baxaayo.
1- Kuwii samraayey
2- Kuwii dadka iska cafinaayey iyo
3- Kuwii soomaayey

Ilaahow anagana kuwaas nagu dar maalintaas🤲🏽

3 months, 1 week ago
Alx waa soo laabtay fire ***🔥***

Alx waa soo laabtay fire 🔥
Buugaagtii waa soo dhamaystirin Insha Allah
Soo laabasho wacan fire 🔥

3 months, 1 week ago
Waxaan xalay kaqayb galay falanqaynta Buugga …

Waxaan xalay kaqayb galay falanqaynta Buugga "The power of subconscious mind". Oo ah buugii ugu horeeyay ee aan dhameeyo sandka 2024. Alx Waxaan Sidoo kle umahadcelinayaa gabadhaha,wiilsha kasoo qayb gaalay falanqaynta Buugga
❤️✌️

3 months, 1 week ago
Cilmi baadhis lasameeyay ayaa waxaa lagu …

Cilmi baadhis lasameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday in heesuhu keenaan walaac! Iyo Murugo

5 months, 1 week ago
Maqaalkaan runtii wuxuu aad umuujinayaa Cudurka …

Maqaalkaan runtii wuxuu aad umuujinayaa Cudurka dhiiragelinta Wuxuu na leeyahy" markyanu dhiiragelinta iska badino waxaynu diirada saarnaa gaadhista yoolasha oo aan hilmaamnaa Daryeelka Nafteenna caafimaad Ka jireed iyo midka maskaxeedba.waxaa lagayaabaa inaan Nafteenna AAD ugu adkaano oo aan dejino yoolal aan macquul ahaynoo aan niyad jabno markaan la kulmi weyno. Tani waxay keeni kartaa dareen guuldarro iyo kalsooni hoose."
Mid kamid ah cudurada dhiira gelinta iyadaaba abuurtaba niyad Jabka walaaca isbar bardhigga depression iwm
Asxaabul waa samayn kartaa ugeeya maqaalkaan
Nala wadaag fikirka aad kahaysato dhiiragelinta???

5 months, 1 week ago
"Had iyo jeer sameey waxaad Ka …

"Had iyo jeer sameey waxaad Ka baqayso inaad samayso"❤️✌️

5 months, 1 week ago
"Hadii hadafkaaga kaliya uu noqdo inaad …

"Hadii hadafkaaga kaliya uu noqdo inaad noqoto Taajir waligaa gaari maysid".
❤️✌️✌️❤️

5 months, 2 weeks ago

Miladii Nabi Ibraahim, Maxaad ka taqaanaa Miladii Nabi Ibraahim Caleyhi Salaam ee la faray Nabi Muxamed scw inuu raaco anagana kaga daysano?

Galab wanaagsan
@Albaanichannel252

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago