SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
"Niyaddaada wanaaji, ilaah baa xaalkaada wanaajinayee.
سُبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ سُبْحَانَ اللهِ الْعَظيِم
Follow the Eng Mohamed channel on WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029VaYcxO8BVJl8m0vZI33T
WhatsApp.com
Eng Mohamed | WhatsApp Channel
Eng Mohamed WhatsApp Channel. Soo dhawaada walaalayaal. 4 followers
Gobolada Dalka jabuuti
1~Dikhil Gobolka ugu baaxada Wayne
2~Tajoore Gobolka 2aad
3~Obokh Gobolka 3aad
4~Cali-sabiix Gobolka 4aad
5~Carta Gobolka 5aad
6~Jabuuti Gobolka 6aad ahna casimada Dalka
Wixii khalad ah ha la iska saxo
Caadinimada lama xooro. Cirku marka uu caadka leeyahay waxa uu u dhexeeyaa labada xaaladood ee qaawanaanta iyo hagoognaanta. Mar waa laf diiran, mar waa cadar daruuran, xaalka dhexyaalnimaduna waa caadi caadsan. Cirku marka uu caadka leeyahay waxaa u sahlan in uu labada dhan kii uu doono u dhaqaaqo–culaynimo iyo cadarnimo– halka uusan cidhifyada isaga gooshi karin ilaa uu badhada caadinimada sii maro. Haddaba ha wada macaanaannin si aan laguu muudsan, hana wada qadhaadhaannin si aan laguu tufin; ifkana dhanka aad doontaba ka joog oo caadinimada ha moogaan.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Ogaaysiis muhiima
waxaa la ogaaaysiinayaa ardayda dhamaan in lagali doono imtixaanka kitaabka abuushuuca rubicii laqaatay ee cibaadaadka bilawga kitaabka ilaa iyo kitaabu xaj dhamaaadkiisa
Imtixaanka wuxuu bilaaban doonaa axada nagu soo aadan bacdal casirka ~inshalh~
10/3/2024
Wuxuuna ku eg yahay maalinka xiga ee isniinta bacadal duhur
Qaabka loogali doono
Waxaa loogali doonaa qaab ( onlena )
Waxaa lagu qaadi doonaa
Google Drive
Lama ogila
1- in laga daaho waqtiga loogu talagalay
2- in laqisho imtixaanka
3- magacaaga inaad kudiiwaangalido carabi waxaan ahaayn
Waqtiga imtixaanka
waqtiga aad haaysato imtixaanka waa 30 daqiiqo laga bilaabo marka,aad gasho
Qofkii ciladi kutimaad
Ha lasoo xariiri
Tel : +252615294401
Fiira gaara
Imtixaankale lama qaadi doono ee Kan yuusan kudhaafin
~Mahadsanid~
Darsiga Lix iyo tobnaad {16} ee dawrada,
2. Kitaabka: Abbu Shujaac.
دورة التأهيل الفقهي
Darsiga Todobaad {7} ee dawrada, kitaabka Safiinatu Salaad.
دورة التأهيل الفقهي
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago