Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

DAREEN OFFICIAL

Description
Bismillah
Ku soo dhawaw channel Keena DAREEN OFFICIAL
Inshaa Allah waxaan halkan ka helaysa
• Sheekoyin • Odhahayo • Xikmado
• Sualo • Buugag • Murtiyo
• Dhirigalin iyo kuwo kale oo xiso badan
https://wa.me/qr/HNQJ2TL52OADC1
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

1 month, 2 weeks ago

Waanku salaamay saaxiib.

Waxa uu odhanayaa zorba-ha riwaayadda ku jiraa ,dadka qaar waa xor madax bannaan ,in badanina waxa ay isu maleeyaan in ay xor yihiin maadaama ay arkeen qoolkii oo qoortooda kayara debcay!

I rumayso haddii aan ku iraahdo, qofku wuxuu helayaa xorriyad u dhiganta hadba inta uu ilaahay addoon u noqdo.
Markasta oo uu qofku hal jaranjaro kor u fuulo addoonimada uu rabbigii isu dhuldhigayo ,ruuxdiisa ayaa kor u fanata jaranjarada xornimada.
Liddiguna waa sidoo kale oo markasta oo uu qofku ka fogaado addoonimada Rabbigiis , wax kale ayuu addoon u noqdaa !.
Khasab maahan in aad wax u sujuuddo si aad addoon ugu noqoto, ee waxaa kugu filan in aad noqoto maxbuus waxaas u xidhxidhan uun.
Xilku mar ayuu qofka macbuud u noqonayaa, Hantiduna mar ayey qofka ilaah u noqonaysaa yaanu uba sajuudin'e .

Caadooyinka iyo dhaqannadana sidoo kale way dhacdaa in ay mar dadku ilaah ka dhigtaan.
Saaxiib ;dadka waxaa ugu xorriyad badnaa nebiyadii , maadaama ay ahaayeen kuwa ugu addoonimada badnaa dhanka rabbigood.
Innaguna markasta oo aanu ka ag dhawaano heerkaas iimaanka nebiyada, waa aynu xoroobaynaa.
Marka aan u fiirsado sooyaalka bilaal binu rabaax, waxa aan dareemaa in uu dhaaday dhadhanka xorriyadda ,ka hor intii aanu Abuubakar gadan oo aanu xoraynin.
Isla markii uu bilaal iimaanka la yimidba ,ruuxdiisa wuu ka furfurmay dabarkii addoonimada waxaana uu noqday xor madax bannaan!.
Markii uu Umaya ibnu khalaf inta uu dharka ka feydey dul jiifiyey ciidda kulul ee Maka, ee uu karbaashka iyo jeedalka la dhacayey si uu uga soo laabto diinta Nabi Muxammad scw isaguna uu sida cariigsiga iyo qaneecada leh u lahaa "AXad! Axad!"markaas Umaya jirkiisa oo keliya buu lahaa bilaalna ruuxdiisa isaga ayaa lahaa .
Xorriyadduba waa in uu qofku ruuxdiisa hantiyo .
Abuubakar waxa keliya ee uu sameeyey waa in uu siiyey Bilaal rasiidh uu jirkiisa kaga xorreeyey addoonimada .
Ruuxdase bilaal iimaankiisa ayuu ku xoreeyey in badan ka hor xornimada jirkiisa .

Nabaadiino saaxiib.

2 months ago

Diinta islaamka adiga kuuma baahna laakiin adigu diinta la'aanteeda waad lumin

Arooryo suuban

2 months ago

...Markay waayuhu daruufiyo
...darbiyo yaab iidhigaan
....isdhiibida kuma dagdago
...durbaba maan ooyo ee
....dikriga eebaan badshaa
...ducada wan weheshadaa

#Ikraam

@Dareen0428

3 months ago

https://t.me/teammadadaaliye

Telegram

Madadaaliye

Ka hel madadaaliye Xigmado shekoyin gabayo iwm Sher your freind

DAREEN OFFICIAL
3 months ago
Asc dhaman dhalin yara somaliyed mel …

Asc dhaman dhalin yara somaliyed mel waliba oo ay jogayan waxaan ugu basharaynayna in aan samayanay mawduc ka dhalin yaro ahan aad ugu bahanay kasi oo ah sida qofka wax barnaya jamacada iyo dugsiba u u heli laha jidki uu mari laha waxasi u rabo in uu barto haddii aad xisaynay sidi aad ku ogan lahayad mawducoyo badan oo ku sabsan waxasi ad doratay in aad barato fadlan ayanan ka hor buxsamid is diwaan galintu halkana iska diwan gali https://docs.google.com/forms/d/1uIfN6Y6JGHSJ9-Eq-x0wLhEqwXTJCbgz5LbGObyhdf0/edit

3 months, 2 weeks ago
"Haddii jacaylkaygu yahay halxiraale aadan xalin …

"Haddii jacaylkaygu yahay halxiraale aadan xalin karin, waa caadi inaad baxdo. Kuma qasbi doono inaad joogtid, laakiin ma xallin doono qof naftiisa ku lumay.☺️"

5 months, 3 weeks ago

Waxyaabaha wanaagsani qarsoonidooda ayey ku toolmoon yihiin.
In aad dad dhexdooda qof kula talisaa waa fadeexayn .
In aad dad dhexdooda qof ku waanisaa waa durid .
In aad meel mahwi ah qof deeq ku siisaa waa karaama dil .
Balse sadaqadda qarsoodiga ahi qofka way baahi tiraysaa qiimigiisana liidi mayso .
Waligaa wanaag aad si qarsoodi ah usamayn karayso si muuqata ha u fulin!
Ha u baqin nasiibkaaga marka aad sida qarsoon samaha u samaynayso .
Ubaxa uduggiisa waa la carafsadaa , xitaa haddii aan loo qasdiyin.
Cadceedda kaaheeda wax ayaa lagu arkaa ,iyada oo haddana ay daruuro dabooleen oo maalinwaa ay tahay.
Roobka raadkiisa waa la arkaa xitaa haddii aanu qof walba sidiisa ugu di'in.
Wabiga waa la mahadiyaa,haddana aamusnaan ayuu daadkiisu u mulacyeeyaa.
Geedka waa la jeclaystaa haddana aamusnaan ayaa mirihiisa lagaga halabsadaa !!

Buugga casariye bogga 17
Waxaa qoray adham sharqaawi
Waxaa afnaqay aadan sahan

5 months, 3 weeks ago
***✨***"illahayow waxad marag ka tahay inan …

"illahayow waxad marag ka tahay inan sameyay wixii aan awooday....!,
Hadii aysan baddan ahayna...
Waxan aadi laha dhulka ka dambeya....
Oo aan la dagalami laha gaalada.!si aan qofna dunidan korkeeda ugu caabudin mid aan adiga ahayn☺️😊🤍"

🤍Sidas waxa yidhi geesigii Cuqba bin naafic❤️

7 months, 1 week ago

fursad shaqo oo qaliya
ma ledahay xirfad si un oo la xirirta computer iyo teknolajiyada haday jawaab tadu tahay haa
tani waa tadi ee kalay ka faidayso adigo soo buxinaya fomka riix linkiga hoose

https://forms.gle/ziafkSLj4vojjhy17

7 months, 2 weeks ago

🇵🇸

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago