SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
?
Waqtigaagu waa qaali; ha ku lumin wax aan faa'iido lahayn. Ku raaxayso safarka nolosha adiga oo maskaxdaada, qalbigaaga, iyo dedaalkaaga ku hagaajinaya mustaqbal wanaagsan. Xasuusnow, guushaadu waxay bilaabataa hal tallaabo oo aad maanta qaaddo.
❤️
Marka aad kala qorid ama isku qorid samaynayso ka fiirso weedha iyo macnaheeda. Qof kasta oo damacsan in uu qoraal sameeyo kala qoridda iyo isku qoriddu macne weyn ayay u samynayaan qoraalkiisa, waana mawduuc u baahan ka fiirsi badan. Intan aan soo qaatay waa dhawr tusaale oo ku kala filiqsan mawduuca cinwaanka wata, waana fahan soo dhowayn uun.
—M.khaliif
"Haddaad I baridaan waan idinka aqbalayaa."
Illaahay maxaa ka wanaagsan oo ka qurux badan kana oofin wanaagsan ❤️
"Haddaad ii mahad naqdaan waan idiin kordhin."
❤️?
"Haddaad I xustaan waan idin xusayaa."
❤️
Ghassan kanafani ayaa u qoray xaaskiisii anie 1972dii ka hor intii aanay dilin ciidamadii sirdoonka yuhuudu:
"Da'da aniga ayaa kaa weynaa jaceylkana adiga ayaa iga weynaa.
Dumarku marka ay wax jeclaadaan waxa ay noqdaan hooyooyin.
Anaguna marka aanu raga nahay waanu yaraana ilaa aanu noqono caruurtooda".
"Baraha bulshada qof wanaagsan laguma noqdo ee naftaada iyo noloshada dhabta ah unoqo qof wanaagsan. Hadii aad baraha bulshada fiicnan ku jisho noloshada kale ay qaldan tahay naftaada uun ayaad qiyaantay."
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
?
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago