𝘀𝘂'𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗱𝗶𝗶𝗻𝗶 𝗮𝗵

Description
ma jeceshahay sualo dini ah hadaba halkan waxad ka helaysa su'alo ku cajiib galiya (joinn dheh ) 👇👇
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

2 months ago

SU'AAL

WAXAAD SHEEGTAA WAX BILAW LEH LKN AAN DHAMAAD LAHAYN ?

2 months, 1 week ago
2 months, 1 week ago

SU'AAL

Salaatu duxada meeqo rakco ayaa oogu fadli badan?

4 months, 3 weeks ago

SU'AAL

Haweeney aya dhashay cunug manta oo kale barina mid ayay dhashay inta u dhaxaysa salaad ma tukan kartaa?

5 months ago

Waxaad sheegtaa waxa ugu horeeya ee Adoomada laga xisaabinayo Qiyama?

5 months, 1 week ago

Waxaad sheegtaa Munaafiqii Nebigu (NNKHA), yidhi qofka doona inuu sheydaan arko kaas ha eego?

5 months, 1 week ago

SU'AAL

Waxaad sheegtaa 2 nabi oo walaalo ah oo iskumar dhintay?

5 months, 1 week ago

SU'AAL
Darbi ma lagu gaba gabaysan/ boodhaysan karaa?

5 months, 2 weeks ago

SU'AAL
Waxaad sheegta salaad hal ataxiyaad iyo 2 rukuuc leh al-baqarah, aali- cimraan an Nisa' al-Maa'da 4 tan suradoodna lagu tukado hal mar?

5 months, 3 weeks ago

SU'AAL

Qofka shikiya salaada inta uusan ka bixin ka hor tirada inta rakcadood ee uu tukaday ama shay arkaanta salaada ka mida maxaa waajib ku ah?

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 3 weeks ago