Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

𝗛𝗢𝗡𝗘𝗦𝗧_𝗙𝗜𝗟𝗠𝗦

Description
WELCOM TO MY CHANNEL 👈

CHANNELKAN WAXAAD KA HELAYSAA AFLAANTA KALA DUWAN 💯

@ISSE_UPDULAHI WIXII CABASHO AH IGALA SOO XIRIIR 👊🏻✔👈🏻
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

7 months, 2 weeks ago
**Waxaad mooddaa in neef kasta oo …

Waxaad mooddaa in neef kasta oo aan qaato uu la mid yahay toorey laabta ku jirta oo kale 💔😥

7 months, 2 weeks ago
Fursadaha qaar ayaa kuu sahli kara …

Fursadaha qaar ayaa kuu sahli kara in naftaadu aay noqoto mid ku qanacsan nolosha aay lu noshahay halka kuwa qaar na aay naftaadu la hardameeso sida aay oogu nolaan laheed hadba waa sida aad ooga faideesato janisyada ku hor yaala🔥

7 months, 3 weeks ago

بكيتُ حتى شعرتُ بِثقلِ  قلبي وروحِي🙂💔

Waan ooyay ilaa aan dareemay culayska qalbigayga iyo naftayda🙂💔

7 months, 3 weeks ago
**Ha quusan, si kasta oo jidku …

Ha quusan, si kasta oo jidku u adag yahay Xusuusnow, Ilaahay waa kula jiraa intaad shaqayn karto

7 months, 4 weeks ago
Aan ku salino xabiibkeena muhammed "scw"صلى …

Aan ku salino xabiibkeena muhammed "scw"صلى الله عليه واسلام❤️🔥

7 months, 4 weeks ago

Waxyar hadaa ku riyooto, hammiso, Ilaahay SWT ka barido waxaas yar ilaahay waa ku siinayaa hadii aad wax wayn ilaahay ka barido sidoo kale waa helaysaa marka aan ilaahay SWT waydiisano wax wayn. Gaalada maa ka caqli yar nahay waa iyaga leh DREAM BIG 💯

8 months ago
Intaan dhageystay ee aan wax ka …

Intaan dhageystay ee aan wax ka faa’iday, mala soo koobi karo . Intaas oo kaliya ma’ahee #shiikha dhiirogaliye ayuu ii yahay waxanan jecelahay in aan marwalba dhageysto.

Ilah waxaan kaga baryay cimri dheer iyo camal suuban, aakhirana Janno❤️

8 months ago
Waxaa jiro dad aan kadis ku …

Waxaa jiro dad aan kadis ku barano 🙈

lkn noqdo kuwo qalbiyadena ku weyn ❤️🥹💯🔐.

8 months ago
**\_Waxay kugu habboon tahay inaad noqoto …

_Waxay kugu habboon tahay inaad noqoto iftiin aan baxayn, inaad noqoto ubax aan dhimanayn, waxay kugu habboon tahay inaad noqoto dhammaan waxyaalaha farxadda leh ee aan murugadu ka gudbi karin maalin.”* #noqo *mid yididiilo leh****

8 months ago

16 FAA'IDO OO LAGA HELO CABSIDA EEBE.☝️

1- Dadka ilaahey ka Cabsada waxaa loogu Bishaareeyey Khayr oo dhan.
( ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺁﻣَﻨُﻮﺍْ ﻭَﻛَﺎﻧُﻮﺍْ ﻳَﺘَّﻘُﻮﻥَ ﻟَﻬُﻢُ ﺍﻟْﺒُﺸْﺮَﻯ )

2- Dadka ilaahay ka Baqa wuu Kaalmaynayaa wuuna l Caawinayaa
( ﺇِﻥَّ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻣَﻊَ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺍﺗَّﻘَﻮﺍْ ﻭَّﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﻫُﻢ ﻣُّﺤْﺴِﻨُﻮﻥَ )

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago