SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
#Caqlilowyaaashu waaaa shan qof
1) qof aduunyada ka tagay inteysan ka tagin ka hor.
2) qof qabrigiisa dhisay intaan la galin ka hor.
3) qof alle raali galiyey intuusan LA kulmin ka hor.
4) qof waalidkiis u isxaan falay intuusan ka dhiman ka hor.
5) qof salaada dukaday intaan lagu dukan ka hor.
Kuwaas ari carbeed maaha
Ee waa caqlilowyaaal.
Walaal macaan duko intaan lagugu dukan.
Waalidkaagana baari u noqo waa jannadaadee
fiid wanagsan✍
Elon Musk oo Noqonaya Trilyaneerkii Ugu Horeeyay Adduunka 3 Sanno Gudahood.
Sida lagu sheegay warbixin la soo saaray dhawaan, Musk wuxuu noqon doonaa trilyaneerkii ugu horreeyay aduunka marka la gaadho 2027.
Hantida Musk ayaa sannad walba koraysa celcelis ahaan 110%, taasoo ka dhigaysa inuu ka horreeyo bilyaneerada kale ee adduunka. Wuxuu hadda leeyahay hanti gaadhaysa $251 bilyan, taasoo ka dhigaysa ninka ugu taajirsan dunida, inta badan waxay uga timid hantidani shirkadaha Tesla, SpaceX, iyo X (horey loo oran jiray Twitter).
Marka laga yimaad Must, Warbixinta Informa Connect Academy ayaa sidoo kale saadaalisay in ganacsato kale oo ay ka mid yihiin Gautam Adani, Jensen Huang, Prajogo Pangestu, Bernard Arnault, iyo Mark Zuckerberg ay ku biiri karaan trilyaneerada sannadaha, iyadoo G-Adani ay suuragal tahay inuu gaadho heerkaas sannadka 2028.
W/Q maanka?
DAACADNIMO
Dulmi iyo xasarad
Been iyo dowgeeda
Dambi ruux ka dhowrta
Daliilsha axaadiista
Duruusaha dheegta
Dantiisa ku foofa
Dibnaha ilaalasha
Daacadnimo ku hagaaga
Ayey dunidu deeqdaa
Daa’in u kaalmeeyaa
Dadnimo ku noolaada abid
10/9/24
Marka uu qalbigaaga burburiyo, marka uu ku jeclaado heer aad garan waydo wax aad ku qiyaasto lakin uu kaliya jecel yahay naftiisa. Marka uu caqligaaga caayo ee uu dareenkaaga iyo damiirkaagaba ku tunto. Marka uu kuu khiyaano si walba oo macquul ah, marka uu ku siiyo kumanaan cudurdaar oo uu isku bari yeelayo. Marka uu habeen iyo maalinba ku dareensiiyo in aadan agtiisa qiimo ka lahayn.
Marka aad saqda dhexe wacdo ee uu mashquul yahay, marka aadan waydiin sababta ee aad kibirkaaga ilaashato. Marka xasuus walba oo qurux badnayd ay shallayto foolxun noqoto. Marka wajigiisu noqdo wixii ugu foosha xumaa ee aad aragtay, marka aad isku canaanato sidee baan bahalkaan ku jeclaaday.
Marka aad wax walba oo agtaada ku wayn siiso, marka uu ku dareensiiyo in aysan wax macno ah u lahayn. Marka uu ku tuso in uu leeyahay shaqooyin adiga kaa muhiimsan. Marka uu kuu arko caqabad horumarkiisa hor taagan. Marka uu isu sawiro in aad adigu la'aantiis nolol aadan wadan karin.
Marka ay dhacaaan waxa sare ku qoran oo dhan, marka aad sawirato sida ugu xun ee qof loola dhaqmo, marka aad garwaaqsato in sidaas adiga laguula dhaqmay. Markaas ayay mudan tahay in aad ka kacdid kobta lagugu bahdilay.
Xiisahaaga xiskii isku maray
Jaceyl xadka dhaafay baa
Xakamahaa u diiday
Naftii iney xasishee
xabiibi hadey ku maqal
Xili qura ku moogaato
Xormaahoo xayiraad baa
Ka saaran farxada xabbi❤️?
#Salaaama bahdeydii
#Hafsa_abdi?️
Dulmi iyo caddaalad daro waa mid Ku badan soomaalida dhexdeeda.
Caddaalad daradana waa mid aad ugu badan dhexdeena kasoo bilow qoysaska illaa dowladda waa mid Ku dhex jirta.
Bal caqligaaga iyo cilmigaaga kaasho oo tiri caddaalad daradu halkay Ka bilaabato iyo halkay Ku dhamaato sidoo kale dulmiga halkuu Ka bilawdo iyo halkuu Ku dhamaado.
Aisha Ahmed ayaa tiri: waxaan maqlay waxyaabo Sunna ah oo u wanaagsan in xaaska loo sameeyo. Waana ku farxay:
Aisha maxay ka xanaaqday? Horaa gabyaa somaliyeed ugu shirbay" " Habarti yaalin kuu aheyd aan Naag yar yeeldho yeelimee. Waxey u yeeli weeydayna Yuf laba loo dhigeey yasee
? Hadii aadan awoodin in aad dadka quluubtooda kaga tagto raad wanaagsan haku beerin xanuun aysan iloobin?
Si kasta oo uu qalbigaagu u wanaagsan yahay mar walba ma heli doontid wax la mid ah beddelka
Nagu soo biir @kabtanhaaraxikmawi
Adduunyada ay dad badan ku sugan yihiin waxa ugu fiican ee aad samayn karto waa ilaalinta sirtaada
Nagu soo biir @kabtanhaaraxikmawi?
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago