Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Suweyda beela

Description
🖤🌼صل على الحبيب المصطفى
نبينا محمد ﷺ🩷🌼

@bela12430
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 3 weeks ago
1 month, 3 weeks ago

﴿فَدَعَا رَبَّهُۥٓ أَنِّي مَغۡلُوۡبٌ فٱنتَصِرۡ﴾
{Rabbigiisa ayuu baryay wuxuna yiri aniga
waxan ahay mid laga adkaday ee ii hiili}.

Ka digtonow ducada kuwa aan haysan alle cid aan ahayn:
Shaqalaha miskinka ah ee aad musharkisa ka cuntay,
Iyo xaaska tabarta yar ee aad dullaysatay,
Iyo walalka aad dhaxalkiisa boobtay,
Iyo dariska aad dhulkiisa ku xad gudubtay,

Waxa laga yabaa in adiga aad habenkaga iska seexatay, isgana in uu istagay soona weesa qatay kuna ducaystay ducadii nabi nuux (CS)  ee ahayd: ﴾أَنِّي مَغۡلُوۡبٌ فَٱنتَصِرۡ﴿ allana uu aqbalo ducada midka la dulmiyay malaigtisana uu amaro in ay u hiiliyan adoonkisa.

Jacfar albarmaki ayaa aabihiisa waydiyay iyago xabsi kuwada jira: aabow madaxtinimadenii iyo xoolaheni kadib ma waxan ku jirnaa halkan? Aabihiisa wuxu ku dhahay wiilkaygiyow tani waxay inoogu dhacday mid aan dulmiyay ducadiisa annagana aan iska hilmamnay balse alle uusan hilmamin.

📚 رسائل من القرآن، أدهم شرقاوي.
Xigasho👇

@tareenkanolasha🌼🕊

1 month, 3 weeks ago

Bal saxuurta ukaca asxaabteydaay😁

Ama labo baaquli ma isku garaca sad ugacdan😂😁

3 months, 3 weeks ago

💐🌻أذكار الاستيقاظ من النوم👀🌹🍀🌼
Ducada marka hurdada laga soo tooso🌹🍁📿

(الحمد لله الذي أحيانا بعد ما أماتنا، وإليه النشور)

🍀🍁🌾-لا.تنسوا😊🌹📿

3 months, 3 weeks ago

Bushqadaan waxaa ku jiro
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Ugu tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Erayojaceyl23
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @Riyooyinkeena56
╚═══════ - ════════╝

Riiix batankaan hoose👇

https://t.me/addlist/DcdJ5_6FjrA1MmQ0

Telegram

Midnimo

You’ve been invited to add the folder “Midnimo”, which includes 81 chats.

3 months, 3 weeks ago

Xikmada 67 aad Yool aan lahayn qorshe waa rabitaan kaliya😊

5 months, 3 weeks ago

Riyadaadu waxay run noqotaa markad
fikrkaaga ficil u badasho🙌❤️🖤

5 months, 3 weeks ago

Xikmada 41 aad
Nolashu waxyaalaha ay inooga baahantahay waxaa ka mida
inaan noqon kuwo run sheegayaala waqti walba🤗

WAabAri sAn

5 months, 3 weeks ago

Og sonow gabarey🙋‍♀️ inaad sharaf ledahy markii aad gurigaada kujirto oo aad banaan ka markaa usoo bexeyso aad xijaabantahy xijaab kaadana uuyahay xijaab ka sharciga 🥰 markaa waad kaqiima badantahy waxa dunida yaal oodhan💖lkn goortaad banaanada micnadaro waregto oo aad xijaab kana tuurtaa markaa ayaa dulowda 😳
Ogu danbey waxa nafteyda io naftiina ugudar daar maya cab sida allh io inaan kudadaal no cibaada alle
Aalo qatumada noowanaaji🤲
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة 🤲

6 months ago

Kubiira asxabey waxbaad ka faa’iidaysaane😘❤️

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago